Wednesday, January 17th, 2018
.

DHAGEYSO; Maamulka Galmudug Oo Amar Dul-Dhigay Gaadiidka Ka Shaqeeya Deegaanada Maamulkaas

,
Published on January 14, 2018 by   ·   3 Comments

Taliyaha qeybta ilaalinta Wadooyinka dowlad Goboleedka Galmudug Daahir Caseyr oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in deegaanada Galmudug laga mamnuucay gawaarida aan laheyn sharciga gaadiidka ee xiligaanka  Shaqeeya deegaanada Galmudug

Taliyaha ayaa waxa uu tilmaamay in gaadiid aan laheyn sharciga gaadiidk uusan ka dhex Shaqeyn Karin deeganada galmudug laga bilaabo Maalinta Berito ah oo Isniin ah kuna beegan 15/1/2018.

Ugu dambeyn waxa uu  ugu baaqay wadayaasha gadiidka in ay sameestaan warqada ruqsada gaadiidka si ay ugu Shaqeystaan sinabad ah.

Ciidmada ammaanka deeganada galmudug ayaa waxa ay sheegeen in ay dhankooda bilaabi doonaan howlgal ay ku fulinayaan amarka ka soo baxay taliyaha qeybta ilaalada Wadooyinka galmudug ee tarafikaada loo yaqaano.

.

Readers Comments (3)

  1. abdi karim says:

    habar gidir maxay ku diidey in somaliya dawalad yeelato cabdi qasim cabdulhi yuusuf shariif sheikh axmed xasan sheikh cabdulhi farmajo cudur kale ma jiro aan habargidir ahayn ma jiro

  2. Somali says:

    Cabdi bile YayaSan ku baaran ee ka kud,

  3. Dab La Ridey says:

    Kuwana isbaaraan ku nacay iljeex baabuur meel maraya iyo qof meel maraya in ay baadhtaan ayey shaqo ka dhigteen.






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...