Wednesday, January 17th, 2018
.

DEG DEG+SAWIRO; Madaxweynaha Soomaaliya oo goordhow gaaray Koonfurta Gaalkacyo & si weyn oo loo soo dhoweeyay

,
Published on January 14, 2018 by   ·   3 Comments

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka ambabaxay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug.

Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug sida Madaxweynaha Galmudug, Wasiiro, iyo Xildhibaano.

Shacab aad u fara badan oo lulaya calanka Soomaaliya ayaa isugu soo baxay Koonfurta magaalada Gaalkacyo,kuwaasi oo si aad ah ugu faraxsanaa soo gaaritaanka maadxweynaha.

.

Readers Comments (3)

  1. Somali says:

    KKKKKK AADAN YABAAL U SOO AROOR ABAALNA KUUMA ERGANEE,KKKKK ARMAAJO WAXAAD TAHAY NIN MAJAHA DHIIG KU WATA MARKA ISKA SOO MAR MAR MEELAHAAGA,WAA INOO GAROONKA DARBANE MUUDAAY,KKKKK SOO BAASHAAL

  2. Dab La Ridey says:

    @ hibo

    Salaan sharaf walaashay hibo soo noqo adoo nabad ah !

  3. Dab La Ridey says:

    Somaliweyn waxay u baahnayd madaxweyne dadka isku keena uma baahna madaxweyne ummadda isku Dira.

    Viva Qaranka Somaliyeed.
    Viva Madaxweyne Daacad ah.






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...