Tuesday, January 16th, 2018
.

DAAWO VEDIO: MD Farmaajo oo hadalkii ugu qiimaha & Qiirada badnaa socdaalkiisa Nabada ka jeediyay Koonfurta Gaalkacyo

,
Published on January 14, 2018 by   ·   No Comments

Golihiisa Wasiirada Baarlamaanka Galmudug iyo Golaha Wasiirada iyo labada Aqalka Abshir Bukhaari Ciidamada Qalabka sida oo uu ugu horeeyo salaadiinta halkaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdiga uu hogaaminayo oo ku guda jira socdaalka Nabada ayaa manta gaaray Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo Puntland ay ka taliso.

Madaxweyne Farmaajo oo Goob fagaaro ah kula hadlay dadweyn fara badan oo qeyb ka ahaa soo dhoweyntiisa,madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geele Xaaf iyo Xildhibaanada ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo ay noqoto hooygii iyo hooyadii dib u heshiista Soomaaliyeed.

.

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...

DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo & Wafdi uu hogaaminayo oo goordhow gaaray Dh/mareeb

January 16, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhanka dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Cadaado ...