Wednesday, January 17th, 2018
.

XOG: Dowladda Somalia oo Xabsiga dhigtay Saraakiil Militari oo Beesha Habar gidir doonayayna iney dagaal ugu aargudaan weerarkii C.C.Shakuur

,
Published on January 13, 2018 by   ·   3 Comments

Warar hoose oo ay heshay Shabakada Marqaannews.com ayaa sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay xabsiga dhigtay Saraakiil Ciidan oo la sheegay iney hogaaminayeen dagaal beeleed ka dhacay magaalada Muqdisho.

Saraakiisha Xabsiga la dhigay ayaa la sheegay iney ku heyb yihiin Siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo Dowladda mucaaradsan,waxayna saraakiisha xabsiga la dhigay ka xumaayeen Weerarkii lagu qaaday guriga C/raxmaan shakuur laguna dilay 6-askari oo ilaalo u ahayd.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Militariga iyo Ciidamo hubeysan oo ka gadooday weerarkii C/raxmaan Cabdi shakuur qaab qabiilna u abaabulan ayaa gudaha Muqdisho soo galay,kuwaasi oo doonayay iney qaadaan dagaal looga jawaabayo weerarkii Siyaasiga lagu qaaday,waxaana arintaasi dhexda u galay oo arinta qaboojiyay Waxgaradka Beesha iyo Ugaaska Beesha Mudulood oo dib u celiyay Ciidamada.

Saraakiisha Xabsiga la dhigay oo tiradooda aan la shaacin ayaa xogta sheegeysaa iney hadda ku xiran yihiin xabsiga dhexe ee Xamar,halkaasi oo su’aalo lagu weydiinayo.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay iney cafisay Mucaaradka Dowladda ka hojeeda,oo ay kala dan lahayd C/raxmaan C/shakuur.

.

Readers Comments (3)

  1. Somali says:

    Hello DABLE waan ku maqlaa ee nin yahaw Reerahaan HABARGIDIR AMA ILJEEXEED hadba sida aad u taqaanid gur yahoodana waa u nabad oo qabiil ku haaystaahi ma jidho, banaankaane waa aay u kuluumaaysi tageen,bal adigu ii waran TUKARAQ goormaad xoraaynaaysaa,mase wiilashii gaalkacyo xoreeyay ayaan kuu diraa,HELO DHULOS MA I MAQASHAAAAAAAAAAA,,,,,,HABIQLAYSO

  2. Xaaji saalax says:

    Test

  3. Dab La Ridey says:

    Habar Digir ama iljeex hadba sidaad u taqaanid waa Beel u haysta in Qabiil ka weyn yahay Dawlad waxayna u haystaan in Qori ay dawladda wax kaga Qaadi Karaan.

    Habar Gidir somaliya waxba kama aha waxay la mid yihiin Qabaailka kale ee degan wadanka. Cabdishakur waa Caado qaate waana la xidhayaa haddi dembi lagu helo cid wax ka oran karta ma jirto. Aawey Xassan Nijaas Aweys mey kaas ka hadlaan.
    Fuckin iljeex dawladdi xassan xoolo ee beenta idinka dhaadhiyey meeshan ma joogo waxaa jooga prime minister iyo madaxweyne daacad ah. Habar digir Dadkeedaa dhinac ha ka Raaco haddi kale Biyo maal ayaa sidi isgoyska Zoombe ka dili doona 550 wiil. Hello Iljeex






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...