Wednesday, January 17th, 2018
.

DAAWO:-Wasiisrka Arimaha Gudaha Somaliland Ina Kaahin Oo U Hanjabay Maamulka Puntland

,
Published on January 13, 2018 by   ·   3 Comments

Wasiirka arrimaha gudaha maamulka somaliland Maxamed Kaahin oo Shir Ku qabtay Hargeisa ayaa Hanjabaad culus Hawada U Mariyay maamulka Puntland isagoona Sheegay in Tukaraq kamid tahay waxa uu ugu yeeshay Dhulka Maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

.

Readers Comments (3)

  1. Dab La Ridey says:

    Puntland 300 oo sanadood ayaa loo soo hanjabaayey hoos eeg
    1-waxaa usoo hanjabey Boqoraddi Ethiopia ka talin jirey
    2- waxaa usoo hanjabey Sayidki iyo daraawiishti
    3-waxaa usoo hanjabey xukunki kacaanka ee wadanka ka talin jirey
    4-waxaa usoo hanjabey Warlords Hawiye sida Caydiid,caato,iyo cabdi qaybdiid

    intaas oo hanjabaad ah puntland wey soo martay waxna waa laga qaadi kari waayey welina waxay joogtaa dhulkeedi iyo meesheedi. Hanjabaad ka timaada beesha dhexe wax weyn ma aha oo kuwi ka xooga weynaa baa waxba ka qaadi waayey.

    Ha Wareegto Giraantu !

  2. Dablariday says:

    Waa khasab Dagaal Daarood iyo Isaaq Dhexmara …..Arrintan Waqti Badan Bay Soo Jiitamaysay….Dabaqoodhiga Beesha SSC degtana ama Isaaq bay naoqonayaan ama Daarood mid 3aad ma jiri doonto…

  3. Atoore says:

    ASC.
    1.Soomaaliyeey aqoon dhab ah ma u leedahiin Odayga kor ku masawiran?Waa Muxammad Kaahin.Ina Kaahin waxuu ka mid yahay raggii maamulkii Muxammad Siyaad Bare dadka cadibi jirey.Ina Kaahin waxuu ahaan jirey Gaashaanle ka mid ahaa Ciidamadii waagaas ee soomaaliya.Waa dambiile dambiyo badan soomaali ka soo galay.Isaga iyo ninka weebkaan soo gale ee la baxay Tallman labaduba ciidamaday ka mid ahaayeen.Laakiin ma maqal dad uu Tallman dhib u geeystay.

    2.Ina Kaahin iyo inta la rayi ah waa lagu yaqaan booto iyo falax gootan bilaasha.Sidaan hadda ka hor meeshaan ku soo sheegay Isaaq waxay raadinayaan dhul aysan lahayn oo aysan heli doonin.Beel weeynta Daarood waligeed ma haweeysan dhul aysan mulki u lahayn.Dhul ay leeyahiina abidkeed cidkale kuma caweeyn.
    Calaa kulli xaal beesha Isaaq iyo Dabo Qoodiga Daarood ha isaga baxeen tuuladay ku soo galeen sharcidarada.Haddii kale dhibtii meeshaas ka dhacda waxaa ka masuula beelaha Habar Awal iyo Habar Jeclo.War Daarood iyo Isaaq baa loo kala dagan yahay oo dhulka loo kala leeyahay.Macquula ma aha in ay beel beel kale dhulkeed ku amartaaglayso.Shalayto wax ma tari doonto ee haddeerba Muuse Biixi ha ka fiirsado arintaas.Haddii ay rabto puntaan waxay goobta Tuke Raq u dirikartaa labo Helikobtar oo gantaalo ku baabi’in karta Daba qoodiga meesha soo galay.






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...