Wednesday, January 17th, 2018
.

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn yaab Leh Madaxweyne Farmaajo Galkacayo Shacabkii Labada Maamul oo la Kala Garanayn.

,
Published on January 13, 2018 by   ·   1 Comment

Waxa Maanta Gaadhey Magaalada Galkacayo Ee Xarunta Gobolka Mudug Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo oo safarkiisa  Dhanka Puntland Maanta Soo gaba gabeeyey,Iyadoona Si diiran Loogu soodhaweeyey Galkacayo.

Halkani Riix Video Muuqaalka

labada Madaxweyne Ee galmudug Iyo Puntland Ayaa Ka Wada Qalay Soodhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo,waxana maanta Labada Mamaul shacabkooda Ahayeen kuwo Labada Dhinac Ana la Kala garanayn calankooda .

Calanka Galmudug Ayaa Lagu Arkayey Dhanka Puntland Markii Uu madaxweynaha Kaso degayey Garoonka Diyaaradaha Galkacayo Geesta Kalana Waxa Calanka Puntland lagu Arkayey Madaxweynaha Markii Uu U Gudbey Magaalada Dhexdeeda.

Maanta Hadal hayanta Ugu Weyn Ee magaalada Galkacayo Ayaa Ahayd Soodhaweynta Madaxweynaha Dowlada Faderalka Soomaaliya Oo Durba Laga Dareemayo Safarkiisa  labada Maamul Goboleedba.

 

.

Readers Comments (1)

  1. Atoore says:

    ASC.
    Haddii calanka galmudug la keeno ardiga puntlaan maxaa dhiboo ku jira?Reer galmudug waxay ka soo muraadsadaan illaa Bari meesha u dambaysa oo ay la mid yahiin dadka reer puntlaan.Laakiin shacabka reer puntlaan ma aadaan dhanka galmududg.Waayo qofkii aada lama hubo in uu ku bad baadayo.Sababtoo ah waxaa xaafdda baraxley ka jira Mooryaan hub iskawadata oo an cidna ka amar qaadan meesha dhanka puntlaan askkartu wareegayso suuqyada.Calaa kulli xaal reer galmudug dhanka puntlaan say rabaan bay uga muradsadaan oo an dadka laga aqoon.






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...