Wednesday, January 17th, 2018
.

DAAWO VIDEO:DEG DEG Faysal C waraabe Oo Ku Dhawaqay dagaal Puntland Inuu Hogaaminayaan

,
Published on January 13, 2018 by   ·   6 Comments

Xisbiga UCID Ee Uu Hogaamiyaha U yahay Faysal cali waraabe Ayaa Ku Dhawaaqay tageero Ay u Muujinayaan Dagaalka Puntland,Iyagoona Sheegay Inay ka Qeyb galayaan dagaalkaasi xisbigoodana  Hogaaminayo Xisbiyadooda.

Gudoomiye Kuxigeenka Soomaliland Ee UCID Ayaa Sheegay Inay maanta Oo Kale ku farax san yahiin dagaalka Xukumada Cusub Ee Soomaliland Kula Jirto Puntland.

Halkani Riix Visdeo Muuqaalka

.

Readers Comments (6)

  1. LIBAAXA MUDUG says:

    SULDAANKA SALDANADII WAYNAYD EE HARTIYEED

    SULDAAN IYO AMIIR MR CAWAD CISMAAN”

    hadii maanta la helo warsan gali dhulbahante dashiishato mageerain oo midaysan jaaloow ogoow xamar baa walaahay liiqliiqana. suaashaase waxay tahay harti ma leeyahay nin raganimaas leh iyo kartidaas? haah oo saan aamin sanahay ADI BAABA FARTU KUGU SOO GODAN TAHAYE EE ORODOO PUNTLAND BADBAADI

  2. LIBAAXA MUDUG says:

    ma karayaa toloow-absolutely not.
    BOG HORE BAAN WAXAAN JEEDAALO KU ARKAY MEEL CISMAAN LEEYAHAY YAAN FAR LA QAADIN OO YAAN LA DAGAALIN deetana saas iidoor ha seeto dheeraado.

    WAA NIMAN REER JABUUTI AH AAN GOBOLKA SIYAATAL WADA JOOGNAY BAAN WAXAAN KA BARTAY KALMAD AAN KU QOSLO MARKAAN XASUUSTO.
    WAANA “MA KARAYO” SHOOW MARKAY WAX DIIDAYAAN BAY WAXAY KUSOO GAABSADAAN MA KARAYO.
    haatan cismaan wuxuu lasoo shir iyo sharaaxaad tagay yaan iidoor yac iyo yur toona la iska orone ha la eegto.isagoo daliilsaday in iidoor midoobayaan hadii harti weerar iyo wareegto lasoo aado.

    jaale yaa kaa yeelaya? mase kula tahay inaan karayo
    war heedhe yaa kala dhantaalan? ma minority baan ahay anigu?war yaa caano ka qubanayaan hadii iidoor midoobo?

  3. LIBAAXA MUDUG says:

    I DONT THINK CISMAN CAWAD’S POINT OF VIEW HAVE THAT MUCH MERITS AT ALL.

    ENOUGH IS ENOUGH
    This is final opportunity for puntland AND THEIR LEADERS to comply with their obligations and to deploy draawiishta of puntland supported heavily by the harty people in full scale and then disarm somaliland’s militias or else face the serious consequences-thats a total failure to keep up with the nation’s demand followed by the impeachment. We the people of reer puntland got to the point of no return and no longer interested or see the virtue of patience no more. We canot afford for any single given day that comes for us to bear such humiliation prescribed bythe so called iidoor government. we must do something about it-we must respond accord
    ingly.
    THIS IS UNPRECEDENTED AGGRESSION COMMITTED BY THE MILITIAS OF SOMALILAND ANd AS SOMALIS PUT IT IN A WISDOM “QANIINYO BAA QANIINYO KAA FUJISA”

  4. Atoore says:

    ASC.
    War Faysal Cali waraabe iyo hadaladiisu ma aha wax la isu sheego oo waa malaayacni.Hadalada Faysal kama duwana Ilmo yar oo HADAAQAYA.Faysal waa bahaayin waxuu rabo ku hadla.Reer puntlaan waxay ku dirirayaan dhulkooda ee ma Ciidagalaa daga ama deegaan ahaan u leh ku leh Tuke Raq?

  5. LIBAAXA MUDUG says:

    WAXAANI toloow ma wixii ay gaas iyo qolyuhuu wataa ay ku shaqaysan jireenbaa
    “qowda maqashii waxna ha u qaban”

    war gaasoow naga daa beenguurka
    war orodoo naga.oo dadkaan harti ee aad masiirkoodii dhulka la gashay orodoo meel uun u dhaaf. war heedhe waa kugu ba’nay oo waa kugu hoognay

    qoodhiyo xerada quwaax alla kaaga rif.

  6. LIBAAXA MUDUG says:

    ENOUGH IS ENOUGH
    This is final opportunity for puntland AND THEIR LEADERS to comply with their obligations and to deploy draawiishta of puntland supported heavily by the harty people in full scale and then disarm somaliland’s militias or else face the serious consequences-thats a total failure to keep up with the nation’s demand followed by the impeachment. We the people of reer puntland got to the point of no return and no longer interested or see the virtue of patience no more. We canot afford for any single given day that comes for us to bear such humiliation prescribed bythe so called iidoor government. we must do something about it-we must respond accordingly.
    THIS IS UNPRECEDENTED AGGRESSION COMMITTED BY THE MILITIAS OF SOMALILAND ANd AS SOMALIS PUT IT IN A WISDOM “QANIINYO BAA QANIINYO KAA FUJISA”






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...