Wednesday, January 17th, 2018
.

DAAWO VEDIO: Amaanka magaalada Cadaado oo si weyn loo adkeeyay & MD Farmaajo oo ku wajahan

,
Published on January 13, 2018 by   ·   2 Comments

Wararka naga soo gaarayo magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya in aad loo adkeeyay amaanka magaaladaasi,iyadoo lagu wado inuu gaaro madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa heegan buuxa la geliyay Ciidamada amaanka ee isugu jira Boolis iyo Nabad sugid,kuwaasi oo si aad ah ula socda dhaq dhaqaaq iyo xaalada amni ee magaalada.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo hadda ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa iney uga sii ambabaxaan deegaano kale oo ka tirsan Galmudug.

Shacabka iyo maamulka Cadaado ayaa isku diyaariyay soo dhoweynta madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo ku wajahan magalaadaasi.

Wasiiro iyo Xildhibaano hordhac u ah Wafdiga madaxweynaha ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado,kuwaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

.

Readers Comments (2)

  1. Xaaji saalax says:

    Gaalkacayo iyo cadaado ayuu dayuurad u kala raacaya kkkkkkkkk waar hadaad madaxweyne dhab ah tahay waa inaad lug ku martaa dhulka fulay adeerkii siyaad bare ayuu fulaynimada karaacay kkkkkkkkkkkkkkkkk

    • Garmaqaate says:

      KU:Mooryaan Saalax.
      Adeerkiis waa kii DABADA USHA KAAGALIYEY oo ushii oo kaa taagan ad Itoobiya ula gashay oo ay Itoobiyana kugu sii riixday ilaa uu kaa soo daatay Cagaarkii ad cuni jirtay illaa markii ad hadal baratay.Kan dad oo dhan ugu faanka iyo tookha badan waa adiga markii afka lagu dhuftana yiraahda waar an gabar kuu keenee idaah.






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...