Wednesday, January 17th, 2018
.

Al-shabaab:-“Dowladda Sawirro ay Naga Xaday Ayay u Adeegsatay Howlgal Ka Dhacay Sh/Hoose”,!

,
Published on January 13, 2018 by   ·   No Comments

Xarakadda Al-shabaab ayaa ka hadashay war kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Soomaliya oo ku aadan in howlgal qorshaysan oo ka dhacay Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose lagu burburiyay Saldhig Al-shaabab ay lahaayeen.

Warka kasoo baxay Al-sahabab ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaliya ay adeegsatay Sawirro ay faafisay Al-Shabaab 7-dii August,2017 kuwaas oo dhamaantood laga heli karo warbaahinada Al-shaabab,waxaana sawiradda ayaa lasoo bandhigay kadib markii Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ay isaga baxeyn Saldhiga Degmadda Leego.

War kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Federaalka ayay ku sheegtay in ciidamada Kummaandooska ee loo yaqaan Danab ay Burburiyeen saldhig melleteri oo Al-shabaab  ay ku laheyd deegaanka Leego ee Shabeelaha Hoose.

Wasaaradda ayaa sidoo kale warbaahinada dowladda iyo kuwa maxaliga waxay la wadaagtay sawiradda oo ay ku sheegtay in ay ka soo qaadeen saldhigga la weeraray  ee Leego ee Shabeelaha Hoose.

.

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...