Wednesday, January 17th, 2018
.

DAAWO VIDEO:Madaxweyne Farmaajo Oo Wadooyin badan Kaso Xiray Soomaliland Mudo yar Gudaheeda..

,
Published on January 12, 2018 by   ·   4 Comments

Soomaliland Ayaa u Aragta Inuu Madaxweynaha Soomaaliya oO Xilka Haya Wax ka Yar 1 sanad Iyo badh Inuu Kasoo xidhay Wadooyin badan Oo Ay Ku Gor Gortami Jireen Gooni isku taagooda inay haystaan,Xili Somaliland Maamul Cusub Uu talada Qabtay.

halkani Riix Video Farmaajo VS Soomaaliland

Qudobada Uu kasoo xiray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo waxa Kow Ka Ah Hawada Soomaaliya Oo laga Mamaulayo magaalada Muqdisho,Taasi oo sabab U Noqonaysa Calamka In Diyaaradahooda Aysan iska Tagin Haegeysa Amar La’aan.

Sidoo kale Waxa Ka mId Ah Dowladaha Imaradaku hogaaminayo Oo cadaadis Kala kulmaya Dowlada Soomaaliya Inay Danahooda Siyaasada Ku yeeshaan Soomaliland ,waxana Ka mid Ah saldhigooda Berbera Oo ilaa Hada Suuro galin Inuu Shaqeeyo.

Geesta Kale Madaxweynaha Somaaliya Ayaa Kala Fur Furay  Siyaasada  Sool,Sanag Iyo cayn waxana  Arinta Ugu danbeeyey Tahay Shirkii Buuro wadal Iisimada Go’aanka Ka Soo Saareen oo uu tagerayey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo.

Doodani hadaba waxa Lagu Eegaya Doorka Siyaasada Dowlada Soomaaliya Hada Soomaliland Ku leedahay  Dhanka Siyaasada.

.

Readers Comments (4)

  1. Atoore says:

    ASC.
    KU:Barwaaqo.
    In Sha Allaah waxaan wax kaa oranayaa qoraalkaaga kore.Marka hore soomaalilaan waa dal iyo dad jira oo qofkii yiraahda ma jiraan wax la yiraahdo soomaalilaan wuu qaldan yahay.Dadbaa yiraahda ma jidho wax la yiraado S.laan.Dadkaasna dhihidaa ka xumaatee waxay ka wadaan S.laan ma aha dawlad buuxda.Waana runtood oo soomaalilaan waa maamul gobaleed ka mida maamulada soomaaliya.In aysan soomaalilaan ahayn dawlad dhan an kuu sheego.
    1.Soomaalilaan waxkasta oo cawimaad ah ee uu adduun weynuhu siinayo Xamar baa loo soo marsiiyaaoo lagu saxiixaa.Sababtoo ah s.laan looma aqoonsana dawlad jirta.Isla markaas waxa la siiyo waxaa lagu qoraa magaca iyo akawnka (account) soomaaliweeyn oo Hargeeysa waxba magaceeda laguma qoro.
    2.Reer soomaalilaan waxay ku dhoofaan somali pass ports oo baasa boorkooda runtaa ah.Because they are somalis.Waana kuwa intaas Garoowe ka soo qaata somali pass ports.Xaq bayna u leeyahiin.Nin reer Boorame ah oo Shiikh ah baa xalay igu lahaa markaan tagno Garoowe oo baasa boor doonayno haddiiba waa naloo soo dadajiyaa anaga.Waana sax taasi.
    3.Markii ay madaxda soomaalilaan ay shaqo dawladeed u aadaan dibadaha waxay qaataan somali pass ports.Markii ay shir u fariistaana waxaa dhanka MIDIG laga dhigaa CALANKA SOOMAALIWEEYN kamana ay murmaan.Mar bay hadal ka keeneen waxaana lagu yiri idinku ma tahiin soomaali?Waxay yiraadeen haah laakiin waxaan nahay reer soomaalilaan.Waxaa lagu yiri haddii ad tahiin soomaali,soomaaliya calankaas baa loo yaqaan oo kuwa gobalada dibadaha waxba kama aha.
    4.Waagii uu Abdiweli M.Ali Gaas xamar ka ahaa Raysulwasaaraha baa African National bank waxuu yiri Hargeeysaan Biyo soo galinayaa ee waa in ay u saxiida dawlada soomaaliya.Waxaana u saxiixay Gaas.Sidoo kale,markii la rabay in la dhiso garoonka dayuuradaha hargeeysa sidaas oo kale bay dawlada soomaaliya u saxiixday in la dhiso garoonkaas.
    5.Barwaaqooy wali lama sheegin dad ka yimaada soomaalida kale oo hargeeysa Risqi u iyo dhaqaalo u soo raadsada kuwo ka yimada ma ahee.
    Wali lama arag oo lama maqal badeeco iyo cuno laga keeno dhulka soomaalilaan wax loo qaado ma ahee.
    Hadda hargeeysa ma ku haysaa soomalida kale oo hargeeysa u jooga shaxaad iyo shaqo?Baarlamaanka hargeeysa ma ku jiraan soomaalida kale?Ugu dambayn soomaali oo dhan lama kala maarmo idinkaana ugu sii baahi iyo busaarad badan ee dadkiina dhinac ka raaca oo shifaysta maamul gobaleedkiina.
    W.Q.the real Atoore,but not the flase one.

  2. Culusow says:

    Dhuloos waxaas noqday Call Box Somaliland ku shubato..Cali yaa u ordaaya..Xagla aa u ordaaya…Isimada aa u ardaaya..
    Qabiil Is dhiibay oo raba in la adoonsaday waligay ma arag dhuloos lee ahaaaaa…

  3. Ayaan says:

    Mesha dawlad ba shaqeeyneyso somalilad dawlad mahan waa gobal somalilad ka mid ah

  4. Barwaaqo says:

    Sadexda Akron aad sheegtayba waa been
    1 walilaguma heshiin hawadda taana waxaad ka heli kartaa wakiilka UNta oo Hargeisa ka halayey
    2 Isimaddu alwalba mucaarad Garoowe fadhiya ayey ahaayeen
    3 Imaraarka anagaa cadaadis ku saarayna inay soo kordhiyaan dhaqaale ka badan kii dawladii hore kula heshiisay. Been baad sheegtay. Farmaajo isagaa tiisii haysataa oo Hawiye ku kacdan yahay






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...