Wednesday, January 17th, 2018
.

DAAWO VIDEO FULL:Qaabkii Uu Ku Dhacay Shirkii Iisimada Dhulbahante Ee Go’aamada Culus Laga Soo saaray..

,
Published on January 12, 2018 by   ·   1 Comment

Shir ay yeesheen  Iisimada Beesha Dhulbahante Ee ka Dhacay Buurowadal Ayaa Laga Soo saaray Go’aamo culus Oo loogu digayo Maamulka Soomaliland Iyo tageerayaashiisa.

Halkani Riix Video Full

Waxaana Shirkani Mudaada Socdey Ayaa Kii ugu Weynaa Oo yeeshaan Iisimada Mudo 4 sano ka Badan Iyagoona Ku iclaamiyey Shirweynaha IIsimada Qabanayaan.

.

Readers Comments (1)

  1. Ahmed says:

    Alakh. Imika ayuunbaa loo yaabaa Iidoorkii. Kkkk Kol hadey afartii koofad baclayaal ay labona sidoodii calaacaleen, labona asaasaq dartiis calyada iyo dhareerka iskugu daree. Kkkkk

    Anigu waxa aan ka helay oon aad iyo aad uga makhsuuday odayga ugu weyn meesha dhan ee hadalkiisu isku dhex yaacsan yahay, ee islaamihii ku dhiiri gelinaya inay wax shiidaan ee maatidii dagaalama ku leh. Kkkkkkkkkklkkkkkk






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...