Tuesday, January 16th, 2018
.

DEG DEG+DAAWO: Dibad Bax Looga Soo Horjedo Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Socda Magaalada Gaalkacyo

,
Published on January 11, 2018 by   ·   5 Comments

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug oo dhawaan la filayo inu booqasho ku tago Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa waxa ka dhacay dibad bax looga soo horjedo safarka Madaxweynaha.

Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ka dhacay dibad bax looga soo horjedo booqashada Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxana dadka dibad baxa dhigayey ay waten borar lagu soo qoray doni meyno dadkii dilay dhalinyaradenii iyo eraya kale.

Dadka dibad baxa sameyay ayaa ka careysan werarkii lagu dilay dhalinyaradii ilaalada u aheyd Siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakur Warsame oo daba yaaqadii sanadkii tagay ka dhacaday Xarunta Xisbiga Daljir.

Dibad baxa ayaa ku soo aadayo iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo la filayo inu booqasho ku maro degaano ka tirsan Gobalada Mudug iyo Galgaduud.

.

Readers Comments (5)

  1. sagal nasir says:

    susacleey oo baroor iyo waawareey isku daray,lama so dhaweenayo farmaanjo lax,horta qofkaan atoore wata ma nin mise naag?hadaad naag tahay ohinta jooji waxa waa siyaasad,koley nin uma hadal ekit.

  2. Somali says:

    Atariisho adeerka waan soo dhawaaynaaynaa ee walaaca iska yaree,ee goormaad ku laaban doontaa TUKORAQ,

  3. abdi karim says:

    Geela aan duqdiisii aragnay arankiisa aragti ugama bahnin farmajo viva somali. viva

  4. Atoore says:

    ASC.
    Kuwa jooga xaafadda baraxley ee magaalada Gaalkacyo ee leh wiilal baa Ina Farmaajo naga dilay waa dadaan fakarayn.Waayo haybtoodaa ah tan soomaaliya gaarsiisay meesha ay maanta ka kiciladahay.Ayagaa ah kuwii dilay kumaakun qof oo soomaali ahaa.Waa isla ayaga kuwa xalaalaystay dhiiga iyo maalkii soomaaliweeyn.Tan kale haddii uusan Ina farmaajo tagin xaafadda baraxley who cares?Sababta reer Baraxley ay u leeyahiin nooma imaan karo Ina farmaajo waa masayr waxa lagu yaqaan dadkaas.Calaa kulli xaal Ina farmaajo muxtaad uma aha in uu tago baraxley.

    • sagal nasir says:

      susacleey oo baroor iyo waawareey isku daray,lama so dhaweenayo farmaanjo lax,horta qofkaan atoore wata ma nin mise naag?hadaad naag tahay ohinta jooji waxa waa siyaasad,koley nin uma hadal ekit.






WARARKA MAANTA

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...

DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo & Wafdi uu hogaaminayo oo goordhow gaaray Dh/mareeb

January 16, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhanka dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Cadaado ...