Tuesday, January 16th, 2018
.

DEG DEG AH: Isimadda gobalada Sool & Cayn oo goor dhaw ku dhawaaqaya go’aamo adag

,
Published on January 11, 2018 by   ·   6 Comments

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Buurawadal oo u jirta masaafo yar magaalada Garoowe ayaa sheegaya in ay halkaas kulan deg deg ah ku leeyihiin Isimada dhaqanka ee beelaha daga gobalada Sool & Cayn oo ay uga wada hadlayaan xaaladdaha soo cusboonaaday.

Wararku ayaa sheegaya in ay Isimadan cadeyn doonaan mawqifkooda ku aadan dagaalada hadda soo cusboonaady iyo jawaabta ugu haboon ee laa bixin karro, sidda ay sheegayaan wararku.

Sidaas oo kale xogaha ayaa cadeynaya in ay Isimadan baaq u diri doonaan wakiilada caalamiga ah, kaas oo ku qotoma xaaladdaha Isbedelaya ee gobalkaas iyo sidda ay uga soo horjeedaan doonista Somaliland.

Xiisada colaadeed ee kataagan gobalka Sool ayaa sii kordhaysa, waxaana labada dhinacba ay hadda geeyeen goobaha dagaalka baabuurta gashaman oo u muuqata kuwa dagaal buuxa loo diyaariyey.

.

Readers Comments (6)

  1. axmed says:

    Cida soo duushey , ee woqooyi ka timid. waa ay ku jabeen, meydkoodaa daadsan, waana laga saarayaa meel kasta xaaraanta. war maxey is moodeen, dabadhifyada dhulbahante ee ay wataan, iyagana sgaqo ayaa laga qabanayaan , waa qabaqaadyaal aad u liita.

  2. sOmalilander says:

    Futa La Riday

    Tukaraq ka waran, goormaad qabsnaaysaan?!

    Kkkkkkkkkkkkk

  3. Barwaaqo says:

    Dablariday
    Salaantaa mid la midda. MBA shaqo fiican buu hayaa Jabuutina si fiican baa laydu afgartay ee yaa beenta kuu sheegay.

  4. Dab La Ridey says:

    Dagaalka sool iyo ceyn waxaa ku dhimanaya waa dhulbahante oo keliya kuma dhimanayaan wiil Isaaq ah iyo wiil Majeerteen ah taasna waxaa keentay caqli xumida Dhulos.

    Marwo Barwaaqo Salaan Sharaf Inaabti ayaan hawada ADDIS ABABA kuu soo marinaya waxaan jooga BOLLO/Addis.
    Adeerkaa Muuse Biixi Djibouti wuu ka cadhooday Ictiraaf la’aanta ay la daba joogaan Maamulka somaliland ?

  5. Ararsame says:

    kuwa hader buro wadal ku shiraya wax waxtar cidna kama helayso,wax tar aay mar hore gari lahayen ciyow wagi bareyey.

  6. Barwaaqo says:

    Buurawaxal laftarkeeda ciidankayaga ya gaadho.






WARARKA MAANTA

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...

DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo & Wafdi uu hogaaminayo oo goordhow gaaray Dh/mareeb

January 16, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhanka dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Cadaado ...