Wednesday, January 17th, 2018
.

DAAWO VIDEO+SAWIRADA:Boosaaso Oo Taarikh Soodhaweyn Ugu Sareysey U Sameeyey Madaxweyne farmaajo

,
Published on January 11, 2018 by   ·   1 Comment

Madaxweynaha ayaa sheegay in sanadkan 2018 uu noqonayo sanadkii dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed, safarkiisuna uu salka ku hayo nabadeynta iyo la tashiga shacabka.

halkani Riix Video

Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu safarka ku jiray waxa uu dhagax dhigay wajiga labaad ee waddo laami ah isku xireysa Ceel Daahir iyo Ceergaabo. Halka uu Deegaanka Kalabeyr ka dhagax dhigay waddo isku xiri doonta deegaankaas iyo Degmada Beyla ee Gobolka Bari.  

.

Readers Comments (1)

  1. Atoore says:

    ASC.
    Shaki kuma jiro in ay beenoowday wax puntlaan la yiraahdo ma aqaani ee waxaan la xiriirnaa shacabka iyo Odayaasha.Hadalkaas waxaa meel facshar ahayd ka yiri Ina farmaajo waagii uu xamar ka ahaa Ra’isulwasaaraha.Fakarkii uu maalintaas Ina Farmaajo ka haystay puntlaan iyo suu maanta u jeedo waa kala labo.Maanta Ina farmaajo way u cadahay wadanka iyo dadkiisa uu xukumo meesha uu 100-kiiba boqol isku halaynkaro dhankastaba in ay tahay puntlaan.

    Waxaase yaab leh dhawr qof oo jooga xaafadda Baraxley ee gaalkacyo oo leh madaxweyne Ina farmaajo nooma imaan karo.Haddii uusan u tagin yay caano ka daadanayaan?Reer Baraxley bay dani ugu jirtaa in uu madaxweynuhu u tago oo ay noqdaan dad madaxweyne u yimid.






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...