Wednesday, January 17th, 2018
.

DAAWO VIDEO:Faroole Oo Hadal Uu Jeediyey Dagaalkii Tukaraq Loo Haysto.

,
Published on January 11, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynahii Hore Ee Puntland Cabdirxaman Faroole Ayaa Dhawaan hadal Uu Jeediyey Mar Uu ka Hadlayey dagaalka Soomaliland IYo Puntland waxa Uu sheegay Meesha Kaliya Oo nabada Soomaaliya Ka Jirta Tahay Soomaliland Iyo Puntland.

Siyaasinta Iyo wax Garadka Kasoo jeeda Gobolka Nugaal Ayaa U  Jawaabey Dr cabdiraxman Faroole ,waxayna Ku eedeeyeen Inuu iska Indho tiray xaqiiqda Jirta Isagoo madaxweyne Kasoo noqday Puntland Siday Sheegeen .

Halkani Riix Video Muuqaalka

.

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...