Wednesday, January 17th, 2018
.

DAAWO VIDEO DEG DEG:xaglotoosiye Iyo Siyaasinta Dhulbahante Oo ka Horyimi Dagaalkii Tukaraq Kuna Tilmaamau Kalshaale Oo kale..

,
Published on January 11, 2018 by   ·   22 Comments

Waxa Jira Siyaasin Jawaab ka Bixinaya Dagaalkii ka Dhacay Tukaraq Iyagoona Ku Eedeyey Maamulka Hada haysta Soomaluiland Inuu caaadaystey Weeraro Uu ku qaado Deegaanada Beesha Dhulbahante.

Halkani Riix Video Siyaasin

Silaanyo markii la Doortay Ayuu Sidoo kale Weerar Ku qaaday Kalshaale Iyo Maygaagle Oo Uu ka Gaystey xasuuq baahsan.

.

Readers Comments (22)

  1. LIBAAXA MUDUG says:

    NAILED by my dear fellow and comrade-the one and only JAALE ATOORE. Well said.

    waxaan la yaabay sida hufan oo adi iyo cawad cismanba aad irir iyo ayeeydiisba wado cad u marisaan tanoo ay dheer tahay idinkoo aan adeegsan hadalo wasakhaysan .
    hadaba malga yaabaa in hawiye iyo iidoor ay qabatimaan falsafadaan yaabka leh.
    waa mayy

  2. sOmalilander says:

    Faankii reer Somalia waxa soo afjaray booqashadii MADAXWEYNE FARMAAJO , arlada WAQOOYI CAG Msoo dhigin!

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  3. sOmalilander says:

    Gadhoowe baa lagu MUDHMI

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. sOmalilander says:

    Oops. ,, sorry. ., GADHOWE BAA INOO BALAN, AH, MUJAAHID MUUSE BIIXI CABDI WUU KA DANBEEEYAY GADHOWEE BAA LAGU MUR MI, GAAS MAKA DHAMAYN KADHAA BOOWEE CEEDHI GAABAAN KEEDHI ADHMAAJO..AADHI BOOWE!!

    kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. sOmalilander says:

    Tukaraq baaa inoo balan ah!!

    God bless Somaliland😎

  6. libaaxa mudug says:

    fariin aan halkaan u dhigay wiil hooga ma shalaaye ATOORE

    Jaale ani ninkaan wata magaca somalilander waan ku wareeray, waxaaba shaki iga galay inuu yahay iidoor iyo in kale,waxaa ugu wacan hakigaas 3 qodob ee bal qadari
    1-websideka kalshaale buu ka dhiibtaa figradihiisa oo uu ku taxan yahay. marka maalin buu fariin uga tagay kalshaale fariintaas oo runtii aan aad ula yaabay. waxay ahayd “waadigii rabigay rasaas ka baryaye xuseen guray geel ma kuu dhalay. xuseenkaasi waxaa la iisheegay inuu ahaa oday reer yuusuf khalaf ah oo 4 wiil oo uu dhalay lagu dilay dagaalkii lagu hoobtay ee leelkase iyo beesha reer khalaf dhex maray 60kii.

    2-suaasha yaabka leh baa waxay tahay jaaloow yaa ninka iidoor baray heelada iyo gabayadii dhiiga xambaarsanayd oo ay isu tiriyeen reer khalaf iyo leelkase ee ka dhacay gobolka mudug.tan waxaa dheer websidh ay beesha tanade wax kusoo qoraan baan ayaan dhexdaasa jeedaaliyey markaaasaan waxaa indhahaygu qabteen ninka leh siteka oo iidoor u amaanaya inay xasuuuqeen majeereen oo hadana guubaabo iidoor samaynaya iyo iidooroow soo duula oo laaya majeerteen maadaama hawiye itaal gabay oo aan haatan looga fadhin inay dabar gooyaan majeerteen

    3-halkaas maxaa kaaga cadaaday atooroow?ninku yuusan kuu been guurin. dad badan baa wata magac aanay u dhalan!

    • Atoore says:

      1.KU:Libaaxa Mudug ama Aarka puntlander.
      War Ninku waa reer Waqooyi jooga wadanka kanada oo la yiri waa mid ku saxariirsan magaalada Toronto ee dalkaas.Waa Iidoor run ah.Sababta an saas u iri baa ah in aan qofkaas dhawrsan ku wada jirey weebkaan marqaan news.SOMALILANDER saddex sano ka badan baan murmaynaa oo maanta isugUkaayo hor ma aha.Waa hal doc a yeer ah.
      2.Soomaalidu gabayada way iska dhaxlaan oo meelkastay geeyaan gabayada.
      3.Waan ogahay in ay Mooryaan badani wataan magacyo aysan lahay ee been abuur ah.Haddeed Mooryaan Huutuu meel uu joogaba waa iska Mooryaan.Mooryaantu waa kuwa Xamar ka furtay KAWAANKA AY DADKA KU QALAAN.Mooryaan-Huutuu get out of here.

    • Atoore says:

      ku:Libaaxa Geeska Afrika.
      War waxaa Mooryaan ah kan la baxay Somali.
      Waayo mar haddii ad aragtid erayo qaab daran kan soo qoray waa Mooryaan an car isku rogin.Mooryaan Somali waxuu yiraahdaa maxay AHAYTO,HADI aad HAAYDO.TAN KALE ERAYO BADAN MA AY KARIKARAAN.Kaba soo qaad erayga KH,ma karaan oo waxay u qoraan (Q).Haddii ay Mooryaantu rabaan in ay qoraan Shiikh waxay qoraan Shiiq.Ayana ma dhihi ka karaan markay is raacaan s,u.Sida Sulaymaan oo waxay u qoraan Saleebaan.Waayo ma oran karaan Sulaymaan oo saas sax ku ah.Calaa kulli xaal dadka weebkaan soo gala intooda badan waan aqaan.Sababtoo ah waxaan weebkaan joogaa illa iyo markii la furay 2013kii.
      War fadhi-ku-dirir yaan dhab la moodin.

  7. Somali says:

    Hello somalilander war wax maxaabiis ah ma haaydaa oo QAAYRE lagu wareejiyo,kkkk hadii aad haaydo soo sheeg tiradooda SI aan ula wareegno,EVERYDAY BETERI AHNA SOO GALI ANIGA AYAA KALA BAXAYEE,KKKK

    • Atoore says:

      KU:HUUTUU-Mooryaan Somali.
      Waraabeyahoow adigu ma adigaaba ka mida Ibna aadamka caadigaa.Illaa dadkoo nool baad qalataaye.Dhurwaayahoow dadka u muuqaal eg YUUR baa lagu yiri.Reer Puntlaan kuuma hayaan dad ad cuntid.Puntlaanna lagama yaqaan dad la qasho.Mooryaan yahoow haddii ad sharaf iyo wanaag leedahay waxaa laga arki lahaa dadkaaga iyo dalkaaga.27 sano baad dadkaaga cunaysaa oo ad wali u sii ciil qabtaa in aad qalatid qaar hor leh.Huutuu-Mooryaan shit up idiot.Ma jiraan soomaali kaa liidata dhankastaba.Ma sheegi kartid wax ad ku fiican tahay.Laakiin waad sheegi kartaa wax badan oo ad ku xun tahay Mooryanoow.

  8. sOmalilander says:

    Hello Atriisho. .diyaar ma utahay inaad ka jawaabto Su’ashaan Duqaagaa Waydiiyay?!

    Hadaad diyaar u tahay. .goormaa xoraynasaa TUKARAQ? !

    Kkkkkkkkkkkkk

    • Atoore says:

      KU:Soomaalilaandar.
      Ninka ad sheegaysid oo ah Cismaan Cawad wuu iskala weeyn yahay in uu u jawaabo ruux adigoo kale ah.Adigoo an haysan meel ad caawa u hoyatid baad isu qabtaa in ad tahay qof caaadi ah.War soomaalilaan kuma taqaan hadalkaaguna waxba u soo kordhin mahayo ee maaree naftaada Darbi Jiif yahoow Bustaha iyo Barkinta bacda ku wata.Adigoo ha homeless baad soo tanaagoonaysaa.War ma hadal baa kuu eg miskiin yahoow.Adigoo markii horeba ahaa Qaldaan baad homeless sii noqotay.

    • Habar Dhaabe says:

      Habarguusjecelo maa moday ina Tukaraq weerartay? Dadkii laha ba Puntland la dagalay ee faanka iyo beenta jooji habaryahay guuska jecel. 😂🤣😂🤣😊🤣

  9. sOmalilander says:

    Atriisho. .

    Ok sorry, hadaan odayga u gafay..adiga ka jawaabtaan su’aashaan duqaagaa waydiiyay NOOH BAAYO!!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • Atoore says:

      KU:Somalilander.
      War waxa xun ee ad markastaba ka sheekaysid malaha adigaa yaqan oo ah waxaas.Horaa soomaali u tiri qofu waxuu yaqaan ama hay ama habay.Marka waa shaqo ad xariif ku tahay waxaas ad sheeg sheegtid.

  10. Atoore says:

    ASC.
    War goormaa dab La Riday loo doortay Suldaan?Yaa doortay oo ka masuula hadduu adduun dhan madaxa isu galiy?

  11. Atoore says:

    KU:Cismaan Cawad.
    Saad sheegtay waa loo fakari karaa oo waa la oran karaa Muuse Biixi waxuu ku soo duulay qeyb ka mida dawlada federaalkaa ee soomaaliweeyn.Hase ahaatee ilama fiicna in halkaas la gaarsiiyo xaajada hadda taagan.Sababtoo ah puntlaan way isaga aadaa soomaalilaan oo looma baahna hiil ka yimaada koonfurta soomaaliya.
    Tan kale maleeshiyaadka Isaaq halkaas sooma ay gaareen ee waxaa hor kacaya Horgalayaal la hayb ah reer puntlaan.Horgalayashuna waxay daneeyaan xoogaa nacfi ah ee markaas loo tuuro.

  12. sOmalilander says:

    Cisman Cawad..

    Sxb Africa waxa ka shaqaysa AFCASE ma haysaa mise saas uunbaad u tawaawacii waligaaa?! SNM …awood bay muujiseee adigu maysla haysaa AWOOD?!

    Iska wado calaacalka ilayn awood kale baan JIDHINE BOOWEE!

    GOD BLESS SOMALILAND😎

    • Atoore says:

      KU:Somalilaandar.
      Ma habboona in uu Cismaan Cawad la hadlo ruux adigoo kale ah.Waayo siday sheegeen kuwo ku yaqaan waxay sheegeen in aad ka adkaan weyday naftaada kaliya oo ad magaalada Toronto ee dalka kanada ad ku tahay DARBI JIIF.Nin naftiisa gabay maxuu cidkale u qaban karaa?Waa maya.Waliba wax kale oo anan sheegi karin bay ku dareen xaalkaaga.Ugu dambayn adiga noocaasa dartaa wax xun uga sheegi mahayo reer soomaalilaan.War soomaalilaan maxaad u qaban kartaa adigii baa wax istari waayaye?Calaa kulli xaal adiga iyo hadalkaaguba midna qeymo ma leh.

  13. axmed says:

    Isaaq qabrigoodi baa ka qodan tuka raq walee, aryaa yiraaha jooga.

  14. Cismaan Cawad says:

    Qodobka labaadi waxaa weeye kan ku saabsan cidda uu maamulka SNM duulaanka ku yahay. Marka arkaanta iyo xeerarka siyaasadda caalamiga la tix galiyo waxii weerarro ah ee uu Muuse Biixi Puntland ku soo qaado waa dagaal uu Dawladda Federaalka Soomaaliya la galay isaga oo fallaag ah.

    Su’aasha haddaba meesha ku mudani waxaa weeye in ay Dawladda Federaalku jawaabta kulul ee heerkeeda kaga gudboon ka bixin doonto daandaansiga uu maamulka SNM Puntland ku hayo illayn Puntland Dawladda Federaalka ayay ka tirsan tahay ee.

  15. Cismaan Cawad says:

    @SULDAANKEENA SHARAFTA HUWAN DAB LA RIDEY IYO ASAXAABTAA KALE SALAAN GOBEED IGA GUDDOOMA:

    Anigu saddex qodob ayaan ka odhanayaa xiisaddan Hargeysa ka soo cusboonaatay.

    Waa in marka hore aan la isku qaldin labada shakhsiyadood ee kala ah Axmed Siilaanyo iyo Muuse Biixi. Siilaanyo waa oday diblumaasiyadda iyo siyaasadda caalamiga aad ugu xeel dheer ee in badan ka miizaaman ninkan hadda jagada kala wareegay. Siilaanyo waa nin Soomaalida kale, gaar ahaan beelweynta Harti, aad ula soo dhaqmay oo waxyaabo badan xeeriya. Muuse Biixi se weligii ba waxuu ahaa fallaag dhiigyacab ah ee qori caaraddii dadka kale ku la dhaqma. Diblumaasiyad iyo siyaasad toona waxba kama oga oo Soomaali kale na lama aanu soo dhaqmin. Waa dagaal-ooge dhugta iyo dhaayaha ba la’. Haddii ay madaxda Puntland iyo kuwa Dawladda Federaalku xaqiiqadaasi ka daahsoon tahay qalalaase badan oo ba’an ayaa kaga soo waajahan dagaal-oogaha Muuse Biixi ah.






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...