Wednesday, January 17th, 2018
.

DAAWO VEDIO: Ciidamadii Ugu Badnaa ee Somaliland Oo Hargeysa Kasoo Baxay iyo Duulaan Halis ah Oo ku Wajahan Puntland

,
Published on January 11, 2018 by   ·   18 Comments

Ciidamadii ugu badna ee Somaliland ayaa kasoo dhaqaaqay Magaalada Hargeysa oo xarun ah Somaliland iyago ku wajahan degaanka Tukaraq ee Gobalka oo dhawaan kala waregen Puntland halkaas oo la filayo iney tagan masuuliyiin ka tirsan Somaliland.

Warbaahinta ayaa heshay muuqaal muujinaya bixitaanka ciidamada ugu soo baxen Magaalada Hargeyso iyado saraakiil ka tirsan laamaha amaanka Somaliland ay shegen in ciidamada ay tagi donaan degaano ka tirsan Xadka Puntland iyo Somaliland.

Ciidamada oo ku gaashaman gaadiidka degaalka ayaa la arkayey iyago kasoo baxay Hargeysa isla markaana shacabka badan ay u taagnayen hareraha wada waxana arintan ay timid xili dhawaan Maamulka Puntland uu ku hanjabay degaal ka dhan ah Somaliland.

Dhawaan ayey aheyd markii degaanka Tukaraq u ka dhacay degaal xoogan oo u dhaxeya Somaliland iyo Puntland halkaas oo ay ugu danbeyn la waregen ciidamada Somaliland waxana xiligaasi waxii ka danbeyay laga daremayey labada dhinac xiisad colaaded.

.

Readers Comments (18)

  1. libaaxa mudug says:

    atoore ma wax baa u dhiman mise hurduu kasoo kacay.

    war heedhe ninkii wax ka maqan yihiin baa dagaalama, nimanka iidoor woxoodiina waa haystaan waxa ay hada u dagaalamayaana waa “surplus”
    ..
    adi oo wax kaa maqan yihiin baa car ha la ii imaadoda haya;
    daafac buu ku ururayaa ninka iidoor maadaama aan waxba ka maqnayn-period!

  2. libaaxa mudug says:

    atoore ma wax baa u dhiman mise hurduu kasoo kacay.

    war heedhe ninkii wax ka maqan yihiin baa dagaalama, nimanka iidoor woxoodiina waa haystaan waxa ay hada u dagaalamayaana waa “surplus”
    adi oo wax kaa maqan yihiin baa car ha la ii imaadoda haya;
    daafac buu ku ururayaa ninka iidoor maadaama aan waxba ka maqnayn-period!

  3. sOmalilander says:

    Caamir Waa Saleelee…Anaa Haatan Caymadi!

    GAH.GAH.GAH.GAH
    GAH.GAH.GAH.GAH

  4. Barwaaqo says:

    Khaatumo Somaliland ayaa dhulkeedii qabsatay sida uu noo sheegay madaxweyne ku xigeenka Khaatumo:
    https://m.youtube.com/watch?feature=youtu.be&v=AA8FTcfPR0g

  5. shire says:

    Gaas,waa,uu,baxsadey.

  6. shire says:

    Gaas waa uu baxsadey.

  7. Ali Mohamed says:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    • Atoore says:

      KU:Ali-Huutuu.
      Adigu horaad u soo cuntay intii kula dhalatay iyo dariskiiniiba.Dhurwaayahoow ma adigaaba ka mida dadka caadigaa.Haddi ad leedahay caqli iyo aqoon miyaad xamar ka furan lahaydeen kawaanka dadka ad ku qashaan.War ma hadal baa kuu eg dad qal yahoow afarta Qoob leh.War maxaad ku faanaysaa oo ad haysataa.Waxaad haysata ceeb,cayr,aakhiro waa iyo xaaraam ad ku naaxday.Intaas oo wada xun midkaliyu aniga ima soo gaarin Allaah (swt) mahaddiis.War ma sheegi kartaa wax ad ku fiican tahay Waraabe yahoow dad qalkaa?War ma hadal baa maanta kuu yaal adigoo bilo ka hor labo saacadood ku qashay 530 qof oo an cidna wax u dhimin.Waxaad tahay Warabe dadoow.Nimanka ad u heelan tahay ee reer hargeeysa waxay kuu yaqaaniin iyo saad ugu heelan tahay way kala fog yahiin miskiin yahooow Huutuugaa.

  8. Ali Mohamed says:

    To Reer Soomaaliland

    Codsi: Dagaalka ha la joojiyo.

    Walaalayaal waxaan idin ka codsaneynaa in uu dagaal dhicin sababtoo ah annaga haddaanu nahay reer Koonfur in Majeerteen Puntland ku soo celino waqti dheer iyo juhdi badan baan ku bixinay hadda hadii aad dagaal ku qaadiin haddana Majeerteen dib ayuu Xamar u imaanayaa taasna nama qabato marka waxaan idiin ka codsaneynaa in uu dagaal meesha ka dhicin.

    Waad Mahadsantihiin.

  9. Ali Mohamed says:

    To Atrisho

    Annaga reer Xamar waxaan dhihi jirnay Reer Gaalkacyo Booto iyo Faan laguma gaaro ma maanta ayaa qiratay adigana in lagaa Booto iyo Faan badan yahay waa aakhiro zamaan. KKKKKKKKK

  10. Ali Mohamed says:

    Waryaada Sannad Cusub baa noo bilawday ee arrinta sidaan ka daaya.

  11. Ali Mohamed says:

    All Marqaan News ma sawiradii sannad guuradi 18 Maay miyaa???? KKKKKKK

  12. Ali Mohamed says:

    Salaan

    Sannad wacan

  13. Garowe says:

    Waa hadyed insha allaah waanu qanimaysanaynaa hadalkaa iga qora

  14. mingistume soo Dag@ says:

    ATOORE SALAAN
    GOBEED BOOWE

    SEETAHAY

    AYAAN WAAN KU
    SLAAMAYA ISKA
    WARAN XAALADU
    OK MA AH.

  15. Gawlalaale says:

    Way faaneen tukaraq iyo kastamkaagiina iyagaa haysta mxd samayn kartaa wlhi in garowe lagu murmi hadaad sida naagaha u hadasho

  16. Atoore says:

    ASC.
    Reer hargeeysa labo laguma gaaro.
    Labadaas oo kala ha faan iyo booto been ah.Waayo markasta oo ay faanayaan waxay soo masawiraan Baabuurkaas oo an soomaaliya oo dhan ka jirin.Faan bilaasha looma baahna ee ninkii dagaal u bukaa ha is keeno jiida hore.Faan iyo hadalada Qayilaada macne ma suubinayaan.

  17. Ayaan says:

    Kkkkkķ faan badna kuwan iyo kan mesha faanka ku soo qorayo






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...