Tuesday, January 16th, 2018
.

DAAWO VEDIO: Wiil Gacmo la’aan ku dhashay & Hooyadii oo Curyaan oo xaalad adag ku heysato Baydhabo

,
Published on January 10, 2018 by   ·   No Comments

Bulshada Koonfur galbeed ayaa dalbaday in la caawiyo Wardheere Cali Maxamed oo ah Wiil yar oo ku dhashay gacmo la’aan.

Wiilkani yar oo gacmo la’aanta u dheer tahay xanuuno daashaday ayaa Waalidkiisa waxay yihiin kuwo sabool ah oo aan awoodin dawadiisa noloshana ku daba cadahay.

Guddoomiyaha Bulshada Rayidka Koonfur Galbeed C/qaadir Sheikh cali  iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqday guriga uu ku nool yahay Wiilka yar ee gacmo la’aanta dhashay.

Hooyada Wiilka dhashay waa Curyaan oo iyadaba aan waxba isugu oolin,iskabana daa xanaaneynta canuga.

Shacabka Soomaaliyeed kuwooda muxsiniinta ah ee Ilaahey wax siiyay ayaa loogu baaqay iney caawiyaan Wiilkaasi yar ee gacmo la’aanta u dheer tahay Xanuunka.

 

.

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...

DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo & Wafdi uu hogaaminayo oo goordhow gaaray Dh/mareeb

January 16, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhanka dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Cadaado ...