Tuesday, January 16th, 2018
.

DAAWO VIDEO:Soomaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Weerarkii Tukaraq,Kuna Tilmaamtay Mid An Istaagayn.

,
Published on January 9, 2018 by   ·   No Comments

Xili maamulka Soomaliland  uu Goor Hore Oo talaadada Ahayd Weerar Dagaal Ku Qaaday degmada Tukaraq Ee gobolka Sool Oo Ciidamada Puntland Mudo Ku Sugnaayeen waxa ka Hadlay maamulka Labaxay soomaliland  Oo saxafada Kula hadlay Hargaysa.

Halkani Riix Video Muuqaalka

waxa Maamulka Soomaliland Uu Sheegay Inay Uga Aar Gudayaan Weerarkaasi  ,Weerar lagu Qaaday Garaad jamac garaad cali oo  la Sheegay Isagoo ka Qeyb galay Nabadaynta Gobolka Sool Iyo Mudug In la Weeraray,waxayna Sheegeen Inay Soomaliland Ka Dhamaatay waxay ugu yeedheen Dulqaadkii lagu wada Noolaa.

wasiirka Warfaafinta Soomaliland Guri Barwaaqo Ayaa Sheegay Inay Dowlada Farmaajo Weerar Kusoo qaaday markii Uu wasiirada Dowlada Faderalka Soomaaliya Booqdeen Gobolka Sanaag Todobaadkani halkaasina Qudbad uu kla Jeediyey.

.

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...

DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo & Wafdi uu hogaaminayo oo goordhow gaaray Dh/mareeb

January 16, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhanka dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Cadaado ...