Wednesday, January 17th, 2018
.

DAAWO VIDEO:Dood Kulul Imaraadka Oo Doonaya Inuu Afganbiyo Farmaajo,Sababtu Kula Galay .

,
Published on January 7, 2018 by   ·   No Comments

Dowlada Imaraadka Ayaa Lagu eedeyey Inay wadey  Siyaasad Ay Uga Soo Horjeedo Dowlada Faderalka Soomaaliya Laga Soo bilaabo markii Uu Madaxweynaha Ku Guulaystey Hal sano ka hor Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo.

Halkani Riix  Video muuqaalka

Imaraadka Ayaa Bilowgii Ololaha Doorasahada soomaaliya waxay wadey Olole Ay ku Tageerayso Musharaxinta Madaxweynaha Soomaaliya Qaarka mid Ah,waxana Horayba loo Aamin sanaa Inay lacag siinaysey Musharaxinta Ay wadatey Inay Guulaystaan waxana Ka mid Ahaa Raysal wasaraha Xiligaasi Cumar cabdirashid.

Markii uu Guulaystey Farmaajo waxa Uu kala Hadlay Imaraadka Inay Joojiso  Saldhigay Ka dhigayso Magaalada Berbera Iyo  Dekadaha Dalka Shirkadaha la Wareegey,taasina Waxay Keentay Imaraadku Inuu sameeyo Siyaasad Dowlada Farmaajo uu meesha Uga Saarayo.

isku Daygii ugu Weynaa Ee fashilmay Wuxuu Ahaa Weerarkii Cabdi Qaybdiid Oo la Aamin sanaa Inuu Imaraadku doonayey Inuu Dilo  Cabdi Qeybdiid Si Loogu sameeyo Kiiska Dowlada madama Ciidamo Dharka Dowlada Xirani Weerarka Ka Danbeeyeen.

.

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...