Wednesday, January 17th, 2018
.

DAAWO VIDEO:XOG Yaa Awood Badan Turkiga Iyo Israel ,Isbar Bardhig…

,
Published on December 12, 2017 by   ·   1 Comment

.

Readers Comments (1)

  1. Cismaan Cawad says:

    Su’aashani waa mid wajiyo iyo fasiraad badan leh ee aan si qudh ah looga jawaabin karin, sababta oo ah awoodaha ayaa sii kala duwan.

    Sidaas oo ay tahay, Israa’iil ma aha dalkaa yar ee Falastiin dhulka ka haysta oo qudh ah ee waa dalal dhowr ah. Israa’iisha dhabta ahi waa USA. In USA iyo Turkiya uu haddeer dagaal dhex maro cidi na xisaabta oogu ma jirto oo waa dhalanteed.

    Hase ahaato ee, awoodda saxda ah ee ay muuminiintu wax ku yihiin waa Kitaabka Alle SWT iyo Sunnaha Rasuulka SCW oo ay si dhab ah ugu dhaqmaan oo isku na dhaqaan, taasi na casrigan aakhiru zamanka ah ee aynu ku sugannahay malahaygu ma aha in ay suuroobi karto.

    Maadaama aynu aakhiru zamanka ku jirno, is ma lihi waxaa jirta Islaamnimo ka macquulsan in uu midkeen ba ku dadaalo in uu haleelo nolol yar oo uu cibaadadiisa ku ilaashado ee uu aadmiga kale na kaga kaaftoomo.

    Allaahu Aclam.






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Soodhaweyn Loo kala Hadhin Dhuuramareeb Madaxweyne Farmaajo.

January 17, 2018
Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaah Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Halkani Riix Daawo Video Soodhaweynta Madaxweynaha Waxaana ku soo ...

DAAAWO VIDEO:Itoobiya Oo Adis Sababa Ku Kulminaysa Puntland Iyo Soomaliland(VIDEO)

January 17, 2018

DAAWO;-Jiidaha gobolka sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland Wararkii Ugu dambeeyay

January 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta magaalada Tukaraq oo katirsan ...

DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

January 16, 2018

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

January 16, 2018
Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood ...