Monday, December 11th, 2017
.

Madaxweyne Farmaajo Oo Safar Ugu baxay Masar

Published on December 7, 2017 by   ·   2 Comments

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta ka duulay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka Masar.

 

Madaxweynaha ayaa magaalada xeebta Badda Cas ku taalla ee Sharma Sheekh uga qeyb geli doona shirka Ganacsiga Afrika oo lagu casuumay madaxweynayaal uu ka mid yahay Madaxweynaha Soomaaliya, kaasoo looga
hadli doono arrimaha ganacsiga afrika.

 

Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa waxaa safarkaan ku wehlinaya Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaa shirka ay ka qeyb galayaan uu socon doonaa 7 ilaa iyo 9 Bishaan December, iyadoo lagu gorfeyn Marka laga soo tago Wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya, sidoo kale waxaa shirka lagu casuumay shan ka mida madaxweynayaahsa Afrika oo kala ah: madaxweynaha Cote d’Ivoire Mr. Alassane Ouattara, hoggaamiyaha Rwanda Mr. Paul Kagame, Madaxweynaha Guinea Mudane Alpha Conde, iyo kan Comoros Azali Assoumani.

 

waxaa kaloo shirka ku sugan madaxweyne ku xigeenka Nigeria Yemi Osinbajo, Ra’iisal wasaaraha
Mozambique Carlos Agostinho do Rosário iyo Ra’iisa lwasaare ku xigeenka Itoobiya Demeke Mekonnen Hassen.

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (2)

  1. Cismaan Cawad says:

    Sacuudiga iyo Khaalijka Carabtu qani ha ahaadeen laakiin dalkeena Soomaaliya ayaa ka hodonsan marka kheyraadka lagu baahay dhab ahaan loo dhaahdo illayn anaga uun baa ka dhoohan ee.

    Anigu haddii aan madaxda Soomaaliya ka mid ahay inta khubaro aqoonyahanno ah 6 bilood qol ku xareeyo ayaan dalka u dajin lahaa qorshe qaran oo horumarineed ee 20 sanadood ah ku salaysan barnaamijyada isugu jira waxsoosaarka kala geddisan, warshadeynta, sare u qaadidda ganacsiyada daakhiliga iyo caalamiga, kobcinta dhaqaalaha iyo hantida qaran, aqooneynta shacabka ee xirfadaha iyo teknoloojiyadda iyo casriyeynta iyo baahinta dhammaan kaabayaasha dhaqaale.

    Markaa ka dib ayaan inta waddamada caalamka ee maalgashiga la diyaarka ah miis la fadhiisto DHIGGOODA ahaan heshiisyo aynu ku shiraakeysannahay ka saxiixan lahaa. GACMA HOORSI ula ma tageen ee waddan ASAAGGOOD ahaan ah ayaan wax ula maalan lahaa.

  2. khalaf madoobe says:

    soww anigii maraan markaan ahayn kuusoo jeediyey inaad dalkeenii puntland aado oo ama sidii sanaawi ama sidee hitlar inta meel banaan wax ka biloowdo saas ku qabsada puntland..

    alla maxaan ku farxi lahaa nin aan majeerteen ahayn balse harti ah oo qabsada puntland oo wallee iyo billee ah. saasaa ku qoran laabtayda






WARARKA MAANTA

Daawo Muuqaal: Askarigii dilay Wasiir Siraaji iyo Arin Cuusb oo Maanta Ka Soo Baxdey Kiiskii Lagu Dilay Cabaas Siraaji…

December 11, 2017

DEG DEG: Golaha Shacabka oo si kulul uga hadlay Xiisadda ka taagan M/Qudus

December 11, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka ee Soomaaliya oo hadda kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa si kulul ugu hadlay ...

DAAWO SAWIRADA: Xafladda daahfurka Qaamuuska Doorashooyinka oo ka socota Muqdisho

December 11, 2017
Maagalada Muqdisho waxaa ka socota Xaflad  lagu daahfurayo qaamuuska doorashooyinka iyo istiraatiijiyadda 5ta Sano ee soo socota. Munaasabaddaan ayaa ...

XOG: Farmaajo oo Amray inaan la dilin Hogaamiyaha ugu sareeya Al shabaab oo isagoo nool lasoo qabto

December 11, 2017
Warar hoose oo la helayo  ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu kulan Albaabada u xiran ...

XOG: Maxaa kala qabsaday R/wasaare Kheyre & Wasiiro ka cabsi qaba in xilalka laga qaado?

December 11, 2017
Warar hoose oo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Wasiirada xukuumada Soomaaliya ay kulan ...

WAREYSO XASAASI AH+DHAGEYSO: Saameyn intee la Eg ayaa Shacabka ka soo gaarta dagaalada Ciidamada DF ku dhexmara Muqdisho? Maxaase soo noq noqa?

December 11, 2017
Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay waxaa dagaalo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay ...

DAAWO VEDIO: Ciidamo ugu badnaa XDS oo la dejiyay inta u dhaxeysa Afgooye & Ceelasha Biyaha & Abaanduulaha oo Xog muhiim ah bixiyay+(Maxaa soo kordhay?)

December 11, 2017
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la dejiyay inta u dhaxeyso deegaanka Ceelasha Biyaha iyo degmada ...

DAAWO VEDIO: Guddoomiye Jawaari oo Fariin Cajiib ah u diray in ka badan 500-dhalinyaro Soomaaliyeed oo hal meel isugu timid+(MUUQAAL)

December 11, 2017
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay in aysan ogolaan ...

WAR CUSUB+DHAGEYSO: Halkuu marayaa dhameystirka qorshaha isku dhafka Ciidamada ?

December 11, 2017
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Aadan ...

DHAGEYSO: Wasiiro ka tirsan Somaliland oo Xanibaad la saaray & Xog ku saabsan Qorshaha ka danbeeya+(AKHRISO)

December 11, 2017
Madaxtooyada Somaliland ayaa waxa ay faah faahin ka bixisay warar saacadihii ugu dambeeyay oo soo baxay, kuwaasi oo ...