Monday, December 11th, 2017
.

DEG DEG+DHAGEYSO: Golaha Wasiirada oo ansixiyay Qorshaha Amniga Qaranka ee shanta sano ee soo socota

Published on December 7, 2017 by   ·   2 Comments

Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen Arrimo badan oo ay ka mid yihiin Amniga,Dib u heshiisiintii ay gaareen Maamulka Galmudug iyo Ahlu suna,shirarkii ka qabsoomay magaalada Muqdisho iyo warbixino laga dhageystay Wasiirada qaarkood.

Kulanka Wasiirada uu shir guddoominayay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sidoo kale inta uu socday waxaa lagu ansixiyay Qorshaha Amniga Qaranka ee shanta sano ee socoto,sida uu warbaahinta u sheegay Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow.

Ugu horeyn waxaa kulanka ka hadlay Wasiiru Dowlaha Amniga iyo Wasiir ku-xigeemka C/naasir,waxayna diirada saareen muhiimadda ay leedahay Qorshaha istiraatijiyada Amniga Gudaha ee 2017 ilaa iyo 2020,waxayna sheegeen in Arrimaha Amniga yoolka saareysa siyaasadda amniga dalka saldhigna u ah Qorshaha horumarinta dalka.

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (2)

  1. mingistume soo Dag@ says:

    Xaalkeenu Wuxuu Ku Jiraa Inuu Dalka
    Yeesho Dowlada Buuxda oo Hanan Karta
    Dalka & Dadka Soomaaliyeed Oo DhAN.
    ——————————————–
    30 sanno ka hor waxaa Dalka & Dadka
    Afduub Ku Heysay (KOOX YAR GANACSATO AH
    (KOOX-YAR- SHABAAB AH)(150 -ILLAA 200)
    (WAXAY KA ADKAADEEN (SOOMAALI- OO DHAN
    (9 MILLION)MUSH-MACQUUL INEYNU DALKA & Dadka & CALANKA KU EEGANO MOORYAANTAAN
    FULEYAASHA AH (we All Got Totally Wrong)>
    ——————————————
    Dowladnimada Soomaalia Taala waxay u baahan Tahay Rag ADAG-ADAG OO ISKA CELIN
    KARIN MOORYAANTAN 30 SNNO KU HABSATAY DALKA & DADKA SOMAALIYEED)WAA KUMA HOGAAMIYAHA ISKA CELIN KARA MOORYAANTA.
    —————————————–
    XOOGU WUXUU U BAAHAN YAHAY XIGMADA XILKUNA
    WAXUU BAAHAN YAHAY XILKASNIMO.
    ——————————————

  2. mingistume soo Dag@ says:

    Reply »
    mingistume soo Dag@ says:
    December 7, 2017 at 1:15 pm
    CIDINA GACANTA KUMA HEYSATEE GEEYSO WARANKAAGA SHARAFTA KAA MUDAN MAANTA.
    (JURUSALAAM – QUDUS).
    ——————————————–
    MADAXWEYNAHA DOORASHADA BOOBKA KU YIMI TRUMP
    He Is declaring War On I.5BN Muslims”, Iran,
    Pop, Russia, & China, Warn Trumps OVER JURUSALEM.
    ——————————————GEYSO WARANKAAGA JURUSLEM MAANTA WAXII
    HORE KA SOO GUDUB. (RUNTA KAMA GUNBADO)






WARARKA MAANTA

Daawo Muuqaal: Askarigii dilay Wasiir Siraaji iyo Arin Cuusb oo Maanta Ka Soo Baxdey Kiiskii Lagu Dilay Cabaas Siraaji…

December 11, 2017

DEG DEG: Golaha Shacabka oo si kulul uga hadlay Xiisadda ka taagan M/Qudus

December 11, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka ee Soomaaliya oo hadda kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa si kulul ugu hadlay ...

DAAWO SAWIRADA: Xafladda daahfurka Qaamuuska Doorashooyinka oo ka socota Muqdisho

December 11, 2017
Maagalada Muqdisho waxaa ka socota Xaflad  lagu daahfurayo qaamuuska doorashooyinka iyo istiraatiijiyadda 5ta Sano ee soo socota. Munaasabaddaan ayaa ...

XOG: Farmaajo oo Amray inaan la dilin Hogaamiyaha ugu sareeya Al shabaab oo isagoo nool lasoo qabto

December 11, 2017
Warar hoose oo la helayo  ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu kulan Albaabada u xiran ...

XOG: Maxaa kala qabsaday R/wasaare Kheyre & Wasiiro ka cabsi qaba in xilalka laga qaado?

December 11, 2017
Warar hoose oo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Wasiirada xukuumada Soomaaliya ay kulan ...

WAREYSO XASAASI AH+DHAGEYSO: Saameyn intee la Eg ayaa Shacabka ka soo gaarta dagaalada Ciidamada DF ku dhexmara Muqdisho? Maxaase soo noq noqa?

December 11, 2017
Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay waxaa dagaalo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay ...

DAAWO VEDIO: Ciidamo ugu badnaa XDS oo la dejiyay inta u dhaxeysa Afgooye & Ceelasha Biyaha & Abaanduulaha oo Xog muhiim ah bixiyay+(Maxaa soo kordhay?)

December 11, 2017
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la dejiyay inta u dhaxeyso deegaanka Ceelasha Biyaha iyo degmada ...

DAAWO VEDIO: Guddoomiye Jawaari oo Fariin Cajiib ah u diray in ka badan 500-dhalinyaro Soomaaliyeed oo hal meel isugu timid+(MUUQAAL)

December 11, 2017
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay in aysan ogolaan ...

WAR CUSUB+DHAGEYSO: Halkuu marayaa dhameystirka qorshaha isku dhafka Ciidamada ?

December 11, 2017
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Aadan ...

DHAGEYSO: Wasiiro ka tirsan Somaliland oo Xanibaad la saaray & Xog ku saabsan Qorshaha ka danbeeya+(AKHRISO)

December 11, 2017
Madaxtooyada Somaliland ayaa waxa ay faah faahin ka bixisay warar saacadihii ugu dambeeyay oo soo baxay, kuwaasi oo ...