Sunday, January 21st, 2018
.

DAAWO MUUQAAL: Haweeney Ugu horeysay ee Afka Soomaaliga ku heysta oo geeriyootay & Dardaarankii ugu danbeeyay geerideeda ka hor+(VEDIO)

,
Published on December 7, 2017 by   ·   3 Comments

Alle ha naxariistee waxaa magaalada Hargeysa ku geeriyootay Haweeneydii ugu horeysay ee Af-Soomaali ka heysta oo Gayiga Soomaalida caan ka ahayd.

Shamis Abokor oo caan ku ahayd “Gaduud Carwo” ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa,waxaana geerideeda ka tacsiyadeeyay madaxda Somaliland.

Alle ha u naxariistee Gaduudo Carwo ayaa inta aysan geeriyoon waxaa dhawaan magaalada Hooygeeda Hargeysa ku booqday Abwaan C/llaahi Guure oo doonayay inuu soo ogaado xaaladda ay ku sugneyd xilligaasi.

Qofkii Fanka aad u daneeya Shamis Obokor Gaduudo Carwo wuxuu ku Xusuustaa Heestii ka ahayd ee loo qaaday” Gugii la arkaba Gaduuda Carwooy Yaa Gashaanti kaa dhiga”.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

.

Readers Comments (3)

  1. Atoore says:

    ASC.
    Ilaahay (swt) ha u naxariisto Shamis Ismaaciil Abuukar( Gaduudo Carwo).Geeridu waa xaq an la dhaafi karin wakhtigeeda.Shamis magac fiican bay ku dhex lahayd dadweynaha soomaaliyeed.Rabbi (swt) ha ka raali noqdo.Soomaalida ka yar 50 sano wax la sheego kama yaqaaniin Gaduudo Carwo iyo dadkii wakhtigeedii caanka ka ahaa soomaliya.

  2. mingistume soo Dag@ says:

    CIDINA GACANTA KUMA HEYSATEE GEEYSO WARANKAAGA SHARAFTA KAA MUDAN MAANTA.
    (JURUSALAAM – QUDUS).
    ——————————————–
    MADAXWEYNAHA DOORASHADA BOOBKA KU YIMI TRUMP
    He Is declaring War On I.5BN Muslims”, Iran,
    Pop, Russia, & China, Warn Trumps OVER JURUSALEM.
    ——————————————GEYSO WARANKAAGA JURUSLEM MAANTA WAXII
    HORE KA SOO GUDUB. (RUNTA KAMA GUNBADO)

  3. mingistume soo Dag@ says:

    Allaha Ha U Naxariistee fanaanadii Hobollada Waaberi hooyadii fanaka soomaaliyeed Marwo Gaduudo Carwo”. Inna LILAAHI WA,INAA ILEYHI RAAJICUUN.
    ——————————————–
    ALLOOW U NAXARIISO ALLOOW U DANBI DHAAF
    ALLOOW QABRIGA ROOWDA UGA DHIG. AAMIIN.






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Caleema Saarka Garaad C/rashiid cismaan Waraabedheere Oo Ka Dhacay Maanta Deegaanka Banyaal Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn .

January 21, 2018

DAAWO VIDEO:Shacabka Tukaraq Oo kacdoon Soomaliland Ka Dhan Ah Bilaabay,Inaysan Aqbalayn.

January 20, 2018
Shacabka  Kunool degmada Tukaraq ee Gobolka Sool Ayaa Aragtidooda Ka Dhiibtey dagaalkii Tukaraq Iyo Duulaanka Soomaliland. waxay Sheegeen Inaysan ...

DAAWO VIDEO:VOA Oo Baahisey Khilaafka Thaabit Iyo RW Khayre Iyo Xilka Qaadista.

January 20, 2018

DAAWO VIDEO:Fanaanada Sacdiyo Siman Soodhaweyn Loo kala Hadhin Nairobi.

January 20, 2018

DEG DEG DAAWO:-Muuse Biixi Oo kahadlay Dagaalkii tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Iyo Arimo Kale Badan..

January 20, 2018
Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, oo ...