Monday, December 11th, 2017
.

DAAWO VIDEO:Boqor Burhan Oo Go’aan Culus Ka Soo saaray Buranka Dekada Boosaso..

Published on December 6, 2017 by   ·   5 Comments

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (5)

  1. Cismaan Cawad says:

    BOQOR BURHAANOOW…

    Qowmiyad dhan ee qabiil ka sarreysa ayuu Eebbe hoggaaminteeda taajkaa ku saaray oo uu mansabkeeda kugu fadilay. Waa qowmiyadda Soomaalida ugu weyn ee ugu na taariikh dheer. Waa qowmiyadda oogu dhul ballaadhan ee ugu maalqabeensan. Waa qowmiyadda oogu aqoon sarreysa.

    Maalinkan maanta ah waxaa uu waajibkaagu ahaa in aad maqaamkeeda garawsato oo aad martabaddeeda ay hoos uga dhacay dib ugu soo sare qaaddo. Waxaa faral kugu ahaa in aad boqortooyinkeedii iyo saldanadaheedii ay Soomaaliya ka lumisay dib ugu soo nooleyso. Waxaa ay maalinka maanta ahayd in aad heerkaa sare caalamka ugu xidho oo ay haddeer ganacsiyo waaweyn iyo aqoon isweydaarsi baahsani ka dhexeeyaan. Waxaa xaq ahaa in ay dunidu maanta Soomaaliya oo dhan Boosaaso kaga soo hiranayso. Laakiin macal asaf waajibaadkii laguu igmaday iyo mansabkaa laguu gartay si xun baad u gabtay.

    Qowmiyadda laguugu caleemo saaray faro kuma haysid oo iyana falqalalaadday kol haddii sidan ba’an loo kala qoqobay.

    WE WISH YOU WERE A VISIONARY AND PRAGMATIC KING. SADLY NOT. WHAT A LOST GOLDEN OPPORTUNITY.

  2. warsan says:

    maad ilaahay sidaa u amaantid cismaanay qabiil iyo somali maxaa kala haysta

    • Cismaan Cawad says:

      @warsan,

      Salaan qaali ah ina-abti. Armaa ayaan isleeyahay Ilaahay amaantiisu aad ayay uga sarreysaa oo ugana nasahantahay intaas yar ee aan Daaroodka ka sheegay?

  3. Cismaan Cawad says:

    @Ahmed SNM,

    Is ka dhuumo sidaadii saaxiib oo hadhaw mashquul baan ahaa iyo riwaayado rakhiis ah qiil iyo maraanmarsiinyo ka yeelo.

    Runta iyo xaqu aad ayay u qadhaan yihiin oo keligaa na ma aha inta aan oggolayn. Qaar badan oo Puntland magaceeda ku hadla ayaan runta iyo xaqa oggolayn. Hase ahaato ee anigu cid aan runta iyo xaqa ooga baydhayaa ma ay jirto habaar na la igu kari waa.

    Aynu ilbaxda sidooda xaqiiqooyinka kaga doodno, kii doodda looga adkaado na nin rag ah sidiisa dakharka soo gaaray ha ugu adkeysto.

  4. axmed says:

    Maamuladaan , la iskuma haleyn karo. waxa aynu ku soo Caana maaley, waa Boqortooyadeenii, Boqor burhanwaa in awwod dhaqaale iyo Ciidan la siiyaa.






WARARKA MAANTA

Daawo Muuqaal: Askarigii dilay Wasiir Siraaji iyo Arin Cuusb oo Maanta Ka Soo Baxdey Kiiskii Lagu Dilay Cabaas Siraaji…

December 11, 2017

DEG DEG: Golaha Shacabka oo si kulul uga hadlay Xiisadda ka taagan M/Qudus

December 11, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka ee Soomaaliya oo hadda kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa si kulul ugu hadlay ...

DAAWO SAWIRADA: Xafladda daahfurka Qaamuuska Doorashooyinka oo ka socota Muqdisho

December 11, 2017
Maagalada Muqdisho waxaa ka socota Xaflad  lagu daahfurayo qaamuuska doorashooyinka iyo istiraatiijiyadda 5ta Sano ee soo socota. Munaasabaddaan ayaa ...

XOG: Farmaajo oo Amray inaan la dilin Hogaamiyaha ugu sareeya Al shabaab oo isagoo nool lasoo qabto

December 11, 2017
Warar hoose oo la helayo  ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu kulan Albaabada u xiran ...

XOG: Maxaa kala qabsaday R/wasaare Kheyre & Wasiiro ka cabsi qaba in xilalka laga qaado?

December 11, 2017
Warar hoose oo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Wasiirada xukuumada Soomaaliya ay kulan ...

WAREYSO XASAASI AH+DHAGEYSO: Saameyn intee la Eg ayaa Shacabka ka soo gaarta dagaalada Ciidamada DF ku dhexmara Muqdisho? Maxaase soo noq noqa?

December 11, 2017
Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay waxaa dagaalo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay ...

DAAWO VEDIO: Ciidamo ugu badnaa XDS oo la dejiyay inta u dhaxeysa Afgooye & Ceelasha Biyaha & Abaanduulaha oo Xog muhiim ah bixiyay+(Maxaa soo kordhay?)

December 11, 2017
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la dejiyay inta u dhaxeyso deegaanka Ceelasha Biyaha iyo degmada ...

DAAWO VEDIO: Guddoomiye Jawaari oo Fariin Cajiib ah u diray in ka badan 500-dhalinyaro Soomaaliyeed oo hal meel isugu timid+(MUUQAAL)

December 11, 2017
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay in aysan ogolaan ...

WAR CUSUB+DHAGEYSO: Halkuu marayaa dhameystirka qorshaha isku dhafka Ciidamada ?

December 11, 2017
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Aadan ...

DHAGEYSO: Wasiiro ka tirsan Somaliland oo Xanibaad la saaray & Xog ku saabsan Qorshaha ka danbeeya+(AKHRISO)

December 11, 2017
Madaxtooyada Somaliland ayaa waxa ay faah faahin ka bixisay warar saacadihii ugu dambeeyay oo soo baxay, kuwaasi oo ...