Friday, January 19th, 2018
.

TOP: Ku dhawaad 8-Musharaxa oo maanta Khudbad ka horjeedin doona Baarlamaanka Hirshabeelle

,
Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in maanta oo Arbaco ah magaaladaasi ay ka bilaaban doonto Dhageysiga Musharaxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle.

Musharaxiinta ayaa la sheegay in illaa Afar kamida Maanta laga dhageysan doono Qudbad ay uga hadlayaan Barnaamijkooda Siyaasadeed,waxaana Xildhibaanada Hirshabelle lagu Wargeliyay in ay Maanta soo Xaadiraan.

Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle ayaa loo balamay in la qabto Maalinta Sabtida ah ee soo socota,waxaana Xilka Madaxweynaha Hirshabelle ku Tartami doona illaa 7 Musharax inta illaa hadda is-diiwaan gelisay.

  • Cabdikariin Cali Nuur.
  • Daahir Cabdulle
  • Maxamed Cabdi Waare.
  • Yuusuf Maxamuud Hagar (Dabdageed).
  • Cabdinaasir Shirwac Maxamed.
  • Maxamed Caruush Diirow iyo
  • Cabdiraxmaan Xuseen Caddow.

 

 

 

 

.

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Madaxweyne Farmaajo ‘Safarkii Dhuusa mareeb Raaxo Ma Arage Kaliya xanuun ayaan ka qaaday “

January 18, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo oo Magaalada Dhuusamareeb ka Jeediyey Qudbada Lagu Soo Xirayey  Heshiiska Galmudug Iyo Ahlusuna ...

DHAGAYSO DEG DEG :Madaxweyne Xaaf Oo Laga Mamnuucay Cadaado.

January 18, 2018
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa caawa Kulan deg deg ah oo qaatay saacad iyo wax ka badan ...

DAAWO VIDEO:Cali Khaliif Yaa Laascaanood ku Soo Dhaweeyey 18 Sano ka dib Iyo Soodhaweyn la’aan.

January 18, 2018

DAAWO VIDEO:Banaan Baxyadii Cadaado Ee Shirka MD Farmaajo Dhuuramareeb Looga Soo Horjeedey

January 18, 2018
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud maanta oo Khamiis ah ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo shirweynaha Galmudug iyo ...

DEG DEG: Beesha Habar Yoonis oo ku dhawaaqday inay isaga baxeen dagaalka Tukaraq iyo war culus oo hadda looga dhawaaqay Burco+Muuqaal

January 18, 2018