Tuesday, November 21st, 2017
.

DHAGEYSO: XOG Cusub oo ku soo korortay Haweeney Ganacsato ah oo xalay lagu dilay Muqdisho

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan kooxo hubeysan oo xalay Haweeney Ganacsato ah ku dilay Xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaafir.

Sida wararka aan ku heleyno Marxuumada la dilay ayaa ka ganacsan jirtay dhuxusha,sida dadka deegaanka inoo sheegeen.

Alle ha u Naxariistee Haweeneyda la dilay ayaa Magaceeda lagu sheegay Dahabo Xuseen,waxaana ay ka mid aheyd Dadka ku Nool Xaafada Towfiiq,iyadoo ka Ganacsan jirtay Dhuxusha.

Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa Haweeneyda dilay,islamarkaana goobta ka baxsaday.

Ciidamada Ammaanka Degmada Yaaqshiid Ee Gobolka Banaadir ayaa Goobta Xiray wax yar ka dib markii uu Falka Dilka ah dhacay,waxaana ay Baaritaano kala duwan ka sameeyeen Xaafadda uu Dilku ka dhacay,hayeeshee ma jirto Cid weli ay u soo qabteen Falkaas Dilka ah.

Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka intaba ayeysan ku Cusbeyn in la beegsado Haweenka iyo Dadka Birma geydada ah,kuwaas oo Dilkooda uu soo batay waxii ka dambeeyay markii ay meesha ka baxday Dowladdii Dhexe.

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Wasiir Beyle Oo Shaaciyey Inuu Jiro Khilaaf Isaga Iyo RW Khayre,Lacago la Lun saday Arimo kale.

November 21, 2017
Wasiirka Maaliyadda XFS Md C/raxmaan Ducaale ayaa maanta Baarlamaanka JFS horgeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 ka oo dhawaan ...

DAAWO VIDEO:Deg Deg Komishinka Doorashada Oo ku Dhawaqay Natiijada S/land Xiligay Shaacinayaan.

November 21, 2017
Komsihinka Doorasahadda Soomaaliland Ayaa Shaaciyey Xiligay ku Dhawaaqayaan natiijada Doorasahada Soomaliland oo mudo laga Sugayey Cida Ku guulaysatey,Shir ...

Deg Deg Daawo;- Musharax Ciro Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Somaliland Ka Dhacdey

November 20, 2017
Murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa shaaca ka qaaday qaladaad badan oo xisbigiisu ka tirsanayo guddida doorashooyinka somaliland ...

DEG DEG DAAWO:-Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo C/Wali Gaas Iyo DP World Ayaa Kadhacay Magaalada Bosaso

November 20, 2017
HALKAN RIIX OO DAAWO MUDAHARAADKA

DAG DAG: Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa Doorashada Somaliland+Wararkii u danbeeyay…

November 20, 2017

SAWIRO; RW Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheikh Shariif & Arimo Xasaasi ah oo ay ka wada hadleen

November 20, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ...

DEGDEG: Uhuru Kenyatta Oo La Shaaciyey Inuu Ku Guuleystay Madaxtinimadda Dalkaasi & waqtiga la xalaaleynayo oo la iclaamiyay

November 20, 2017
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, David Maraga ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku guuleystay Doorashadii Ku-celiska ...

Wasiir Bayle Oo Golaha Shacabka Horgeynaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018

November 20, 2017
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu xidhibaannada golaha ...

Shabaab oo soo bandhigay askar ay sheegeen inay ka goosteen Jubbaland+(SAWIRRO)

November 20, 2017
Ururka Shabaab ayaa Degmada Jilib ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen saddex askari oo ...

DHAGEYSO; Shacabka Muqdisho oo amarkii ugu cuslaa la dul dhigay & Iney Hantidooda ku lumiyaan..

November 20, 2017
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  Xuseen Xasan Cusmaan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa amar kasoo saaray boob ...