Sunday, January 21st, 2018
.

DHAGEYSO: Faah faahino ka soo baxaya Weerar Madaafiic oo Al-Shabaab ku qaadeen Gobolka Shabeellaha dhexe

,
Published on September 13, 2017 by   ·   1 Comment

Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan Madaafiic ay Al-Shabaab ku garaaceen deegaanka Cali Fooldheere ee Gobolka Shabeellaha dhexe halkaasi oo dhawaan laga saaray.

Madaafiicda ayaa la sheegayaa iney Al-Shabaab la beegsadeen saldhig Ciidamada Dowladda Federaalka iyo AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Cali Fooldheere.

Inta la xaqiijiyay duqeyntaasi, waxaa ku dhintay Hal Askari , waxaana sidoo kale ku dhaawacmay  labo kale sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka.

Dadka deegaanka ayaa Warbaahinta ayaa u sheegay in dadka ku dhaawacmay Weerarka Madaafiicda loo soo qaaday magaalada Muqdisho.

Inta badan Al-Shabaab ayaa Madaafiic ku garaaca Saldhigyadda Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku yaalla degaanada gobolka Shabeelaha Dhexe.

Ururka Al-Shabaab ayaa laga saaray deegaano iyo degmooyin badan oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha dhexe,halkaasi oo mudo ay gacanta ay ku hayeen.

.

Readers Comments (1)

  1. Ali Mohamed says:

    TO: GOVERNOR OR NABADOON BOONDHEERE

    TACSI

    Innaa lillaahi wa innaa Ileyhi raajicuun

    Walaalkeey Boondheere waxaan halkaan kaaga tacsiyeynayaa geeridii ku timid Hooyo iyo Adeer.
    Walaal waxaan Ilaahay ka baryayaa in uu dambigooda dhaafo Hooyo, adeer iyo intii Muslimka ah oo horey u dhimmatay, Jaantul Firdowsana hooy abadiyaan uga dhigo. AAAAAAMMMMMIIIIIIIIINNNNNNNNN.

    Walaal waxaad raali ka noqotaa in aan tacsidaan kaala soo daahay sababtoo ah annigoo waqti dambe arkay fariintaan geerida ah meeshaan ii soo dhigtay.

    Walaal samir iyo iimaan Allaha kaa siiyo waxaan u hubaa in aad hooyo ka soo duceysatay tagi taanki aad u tagtay safarkaadi u dambeeyay maanta ayadaa kaa hoseysa ee duco iyo sadaqo badan u bixi.

    Xagga siyaasadda inta tacsida ayaan ku fasaxnay ka dib waa in aad qeybtaada ka qaadataa sababtoo ah hadii kale GEEL JIRE oo FACEBOOK helay ayaa meesha ku dur durinaayo.






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Caleema Saarka Garaad C/rashiid cismaan Waraabedheere Oo Ka Dhacay Maanta Deegaanka Banyaal Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn .

January 21, 2018

DAAWO VIDEO:Shacabka Tukaraq Oo kacdoon Soomaliland Ka Dhan Ah Bilaabay,Inaysan Aqbalayn.

January 20, 2018
Shacabka  Kunool degmada Tukaraq ee Gobolka Sool Ayaa Aragtidooda Ka Dhiibtey dagaalkii Tukaraq Iyo Duulaanka Soomaliland. waxay Sheegeen Inaysan ...

DAAWO VIDEO:VOA Oo Baahisey Khilaafka Thaabit Iyo RW Khayre Iyo Xilka Qaadista.

January 20, 2018

DAAWO VIDEO:Fanaanada Sacdiyo Siman Soodhaweyn Loo kala Hadhin Nairobi.

January 20, 2018

DEG DEG DAAWO:-Muuse Biixi Oo kahadlay Dagaalkii tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Iyo Arimo Kale Badan..

January 20, 2018
Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, oo ...