Tuesday, November 21st, 2017
.

DEG DEG: Xildhibaanada Baarlamaanka DF oo go’aan lama filaan ah ka gaaray Arinta Qalbi dhagax & Guddi loo saaray

Published on September 13, 2017 by   ·   2 Comments

Doodii Xildhibaanada Baarlamaanka maanta ka lahaayeen Arinta C/kariim Sheikh Muuse Qalbi dhagax ayaa goordhow soo dhamaatay,iyadoo Guddoonka Baarlamaanka Arintaan Guddi u saaray.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa ku kala aragti duwanaa Agendaha maanta Kulanka looga doodayay,waxaana jiray Xildhibaano taageersanaa Go’aanka Xukuumadda Soomaaliya Qalbi dhagax ugu wareejisay Itoobiya, halka qaar kalena ay ka soo horjeedeen,waxaana dooda Xildhibaanada ay ahayd mid Xasaasi ah.

Xildhibaanada qaar ayaa la sheegayaa in Kiiska Qalbi dhagax ka aamuseen,waxaana Xildhibaanada ka aamusay arintaan ka mid ahaa Xuseen Carab Ciise.

Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa gaba gabadii markii dooda dhamaatay waxaa uu ku dhawaaqay in arrintan ay guddi u saareen, isla markaana Guddiga marka uu go’aan soo gaaro ay natiijada u soo gudbinayaan.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa dadaal badan ugu jirtay sidii arrintan xal looga gaari lahaa, isla markaana go’aankii ay gaartay loo aqbali lahaa, hase ahaatee waxaa arrinta ku soo biyo shubatay in Guddi loo saaro.

 

 

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (2)

  1. Cismaan Cawad says:

    @SULDAAN BOONDHEERE,

    ASC WR WB WALAALKAYGA QAALIGA AHAAYOOW IGA GUDDOON SALAAN GOBEED EE TA ISLAAMKA LAGU MUUNADEEYAY. FARRIIN AAD BOG HORE IIGU DHAAFTAY AYAAN UGA WAR HELAY QAAB “REPLY NOTIFICATION” AH AAN SAARTAY AKHYAARTA IGU QAALIGA AH. KKKKKKKKKK AAD BAAD IIGA QOSLISAY RUNTII XAYEYSIINTII QURUXDA BADNAYD EE AAD IIGU CALEEMO SAARTAY IN AAN MADAXWEYNE KA NOQDO DALKEENA WADDMADA ADDUUNKA OOGU QAAYAHA IYO QURUXDA IYO QIIMAHA BADAN. EEBBAHEEN ADIGANA ADDUUN IYO AAKHIRO BA HA KU CIZEEYO OO HA KU SHARFO SAAXIIBKA QADDARINTA MUDANOOW. INSHAA-ALLAAH ILAAHAY BAA DALKEENAN U SOO SAARI DOONA HOGGAAN ISAGA CABSIDIISA IYO QALBI DAACAD AH UGU DAADDEHEEYA BANKA BARWAAQADA EE AYNU U WADA TAAMAYNO. MAADAAMA AAD LONDON KU NOOSHAHAY WAXAA AAN KUUGU SOO GUNAANADAYAA:

    “CHEERS MATE, NICE 2 ‘AVE U BACK WIV US INNIT?”

  2. mingistume soo Dag@ says:

    KHIYAANADII IYO SHIRQOOLKII ETHIOPIA AY WADATO URUR IGAD KA SAXIIXATO ONLF IN AY
    TAHAY URUR ARGAGAXISO. –
    —————————————————————————————–
    ETHIPIA WAXAY MARKHAATI CAD U WADATAA DOWLADA FEDERAL SOOMAALIYA”>>@
    —————————————————————————————-






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Wasiir Beyle Oo Shaaciyey Inuu Jiro Khilaaf Isaga Iyo RW Khayre,Lacago la Lun saday Arimo kale.

November 21, 2017
Wasiirka Maaliyadda XFS Md C/raxmaan Ducaale ayaa maanta Baarlamaanka JFS horgeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 ka oo dhawaan ...

DAAWO VIDEO:Deg Deg Komishinka Doorashada Oo ku Dhawaqay Natiijada S/land Xiligay Shaacinayaan.

November 21, 2017
Komsihinka Doorasahadda Soomaaliland Ayaa Shaaciyey Xiligay ku Dhawaaqayaan natiijada Doorasahada Soomaliland oo mudo laga Sugayey Cida Ku guulaysatey,Shir ...

Deg Deg Daawo;- Musharax Ciro Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Somaliland Ka Dhacdey

November 20, 2017
Murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa shaaca ka qaaday qaladaad badan oo xisbigiisu ka tirsanayo guddida doorashooyinka somaliland ...

DEG DEG DAAWO:-Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo C/Wali Gaas Iyo DP World Ayaa Kadhacay Magaalada Bosaso

November 20, 2017
HALKAN RIIX OO DAAWO MUDAHARAADKA

DAG DAG: Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa Doorashada Somaliland+Wararkii u danbeeyay…

November 20, 2017

SAWIRO; RW Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheikh Shariif & Arimo Xasaasi ah oo ay ka wada hadleen

November 20, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ...

DEGDEG: Uhuru Kenyatta Oo La Shaaciyey Inuu Ku Guuleystay Madaxtinimadda Dalkaasi & waqtiga la xalaaleynayo oo la iclaamiyay

November 20, 2017
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, David Maraga ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku guuleystay Doorashadii Ku-celiska ...

Wasiir Bayle Oo Golaha Shacabka Horgeynaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018

November 20, 2017
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu xidhibaannada golaha ...

Shabaab oo soo bandhigay askar ay sheegeen inay ka goosteen Jubbaland+(SAWIRRO)

November 20, 2017
Ururka Shabaab ayaa Degmada Jilib ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen saddex askari oo ...

DHAGEYSO; Shacabka Muqdisho oo amarkii ugu cuslaa la dul dhigay & Iney Hantidooda ku lumiyaan..

November 20, 2017
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  Xuseen Xasan Cusmaan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa amar kasoo saaray boob ...