Sunday, January 21st, 2018
.

DEG DEG: Diyaarad Goordhow Ku Dhacday Qeybo Ka Mid Ah Degmada Yaaqshiid

,
Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

Diyaarad Nuuca drown-ka ah oo aan duuliyaha laheyn ayaa goordhow ku soo dhacday qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee Gobolka Benaadir.

Diyaarada ayaa ku dul dhacday goob banaan ah oo kutaala Xaafada Ceymiska ee Degmadaasi,sida ay inoo sheegeen dad Goobjoogayaal ah.

Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in  Guryo ka sameysan Jiingado oo ka agdhawaa goobta ay qaar ka mid ah khasaaro aad u yar ka soo gaaray, Mana jiro wax khasaaro nafeed h oo ka dhashay Diyaarada drown-ka ee ku dhacday Xaafada Ceymiska ee degmada Yaaqshiid.

Dadweyne aad u farabadan ayaa ku xoobmay goobta diyaarada ay ku soo dhacday,waxaana la sheegayaa inuu dab ka kacay diyaarada markii ay soo dhacday.

 

.

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Caleema Saarka Garaad C/rashiid cismaan Waraabedheere Oo Ka Dhacay Maanta Deegaanka Banyaal Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn .

January 21, 2018

DAAWO VIDEO:Shacabka Tukaraq Oo kacdoon Soomaliland Ka Dhan Ah Bilaabay,Inaysan Aqbalayn.

January 20, 2018
Shacabka  Kunool degmada Tukaraq ee Gobolka Sool Ayaa Aragtidooda Ka Dhiibtey dagaalkii Tukaraq Iyo Duulaanka Soomaliland. waxay Sheegeen Inaysan ...

DAAWO VIDEO:VOA Oo Baahisey Khilaafka Thaabit Iyo RW Khayre Iyo Xilka Qaadista.

January 20, 2018

DAAWO VIDEO:Fanaanada Sacdiyo Siman Soodhaweyn Loo kala Hadhin Nairobi.

January 20, 2018

DEG DEG DAAWO:-Muuse Biixi Oo kahadlay Dagaalkii tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Iyo Arimo Kale Badan..

January 20, 2018
Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, oo ...