Sunday, January 21st, 2018
.

DAAWO VIDEO:Shacabka iyo Wax Garaad Laascaanood Oo Meel Fog iska Taagey Siyaasada Cali Khaliif.

,
Published on September 13, 2017 by   ·   3 Comments

Shacabka laascaanood Ayaa diidey Siyaasada  Cali Khaliif Ee wada Hadalada Mamaulka Soomaliland Uu kula Jiro,waxayna Ku Tilmaameen In wada Hadalada Laga Leexiyey Sida Saxda Ahaa,Iyadoo Beesha Isaq haysato inta Badan Dhulka Soomaliland.

waxay Sheegeen Shacabku inay wada Hadaladaasi  Ku wanag sanayeen In garaaadada  Iyo Iisimada Loo daayo lakin Siyaasi dano Gaar leh Uusan ka Gaarayn Go’aan Mustaqbalka Goboladaasi.

Halkani Riix Video Muuqaalka

.

Readers Comments (3)

  1. Jamac dheere says:

    Wadahadalada waain lataageera dhulbhne mamulkisi iyaga naftirkodu kasoconwayey xamrna weye horistagty majorratiga dhulkenana waxa karimiya mamulka sland waxqabad badan oo waxku oolihina wey kasocdan haday noqoto schools hospitalkii Weiynaa ee laaska oo dibu cusbonaysin laga wado oo uu hormuud kayahy wasiireena xalaashaahee xaglo wax iaga jira garowe majiraan aanahayn dad shaqo ujooga iyo Kuwa qaxoonti kuah

  2. Dab La Ridey says:

    Cali Khaliif Waa Minority Dhulbahante Clan marka Dusha laga eego. wuxu sheego ama wuxu saxiixo Cidi ka hoos qaadi meyso cidina ku dhaqmi meyso wuxu kula heshiiyo SNM.

    Taariikhda ayaa sidaas qoreysa in wixi dhulbahante u dhameyn aysan Meelna Gaadhi Karin.

  3. Gabar Harti says:

    kkkkkk
    15 sano kadib oo Laascaanood afduub iyo jajuub lagu heestay miyaa weli wax soo raaca laheeyn reerkii? Allow Alle kkkkkk Taas waxay kutuseeysaa in JAJUUB uusan sahqeeyn. Hadaba hadii arrintu sidaas tahay reer kaliya qaran hasameesto. SORRY IT DONS’T WORK kkkkkkkkkkkkkkkkkk






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Caleema Saarka Garaad C/rashiid cismaan Waraabedheere Oo Ka Dhacay Maanta Deegaanka Banyaal Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn .

January 21, 2018

DAAWO VIDEO:Shacabka Tukaraq Oo kacdoon Soomaliland Ka Dhan Ah Bilaabay,Inaysan Aqbalayn.

January 20, 2018
Shacabka  Kunool degmada Tukaraq ee Gobolka Sool Ayaa Aragtidooda Ka Dhiibtey dagaalkii Tukaraq Iyo Duulaanka Soomaliland. waxay Sheegeen Inaysan ...

DAAWO VIDEO:VOA Oo Baahisey Khilaafka Thaabit Iyo RW Khayre Iyo Xilka Qaadista.

January 20, 2018

DAAWO VIDEO:Fanaanada Sacdiyo Siman Soodhaweyn Loo kala Hadhin Nairobi.

January 20, 2018

DEG DEG DAAWO:-Muuse Biixi Oo kahadlay Dagaalkii tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Iyo Arimo Kale Badan..

January 20, 2018
Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, oo ...