Marqaan News Agency » DAAWO VEDIO: Dhabar Jab soo wajahay Al-Shabaab markii saldhigyo waa weyn laga bur buriyay

DAAWO VEDIO: Dhabar Jab soo wajahay Al-Shabaab markii saldhigyo waa weyn laga bur buriyay

Saraakiisha Ciidamada Kenya ee Gobolka Lamu ayaa sheegay iney bur buriyeen Saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanada Keynta ee Gobolka Xeebta Lamu.

Waxay sheegeen in Ciidamada Difaaca Kenya ay u dhaadhaceen Saldhigyo ay lahaayeen Al-Shabaab,islamarkaana ay bur buriyeen,islamarkaana uu jiro qasaaro soo gaaray Al-Shabaab oo ka dhashay weerarkaasi.

Saraakiisha Hogaamineysan howlgalkaasi ayaa lagu dhaliilay markii ay howlgalka qaadayeen aysan ka taxadarin dhibaatada soo gaarta dadka shacabka ah ee goobta ka agdhow.

Ururka Al-Shabaab ayaa la aamisan yahay in saldhig waa weyn ay ku leeyihiin deegaanada howdka ah ee Gobolka Lamu.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *