Marqaan News Agency » DAAWO:Shacabka Muqdisho oo Baarlamaanka Soomaliya ugu baaqay iney taageereen Go’aankii lagu dhiibay Qalbi dhagax.

DAAWO:Shacabka Muqdisho oo Baarlamaanka Soomaliya ugu baaqay iney taageereen Go’aankii lagu dhiibay Qalbi dhagax.

Shacabka Magalada Muqdisho ayaa isku soo bax ka dhigay Dhiibadda C/kariin Qalbi dhagax,waxeyna ka hadleen sida ay u arkaan in Ethiopia loo gacan galiyo Muwaadin Soomaaliyeed.

Shacabka ayaa sheegay in muhim ay tahay in la taageero Go’aanka Dowladda maadaama ay mas’uul ka tahay Dalka iyo Dadka.

Sidoo kale Baarlamaanka labada aqal ee Dowladda ayey ugu baaqeen shacabku iney Xukuumadda ku raacaan go’aanka ay ka qaadatay C,kariin Qalbi dhagax.

DAAWO MUQAAL XIISA LEH

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

15 Responses to DAAWO:Shacabka Muqdisho oo Baarlamaanka Soomaliya ugu baaqay iney taageereen Go’aankii lagu dhiibay Qalbi dhagax.

  1. Taajka * Maakhir says:

    *SPECIAL ROYAL GREETINGS: HIS ROYAL HIGHNESS SULDAAN DAB LA RIDAY*

    Ahlan Wasahlan Wamarxabban Bika Suldaanka Saldanadda faca weyn ee Maakhir! Sida aad arkayso maanta waxaa aan kuu soo huwaday shaalkeenii xariirta ahaa ee saldanadda, aniga oo ku matalaya magaca shaalkaasu khaaska u leeyahay ee Taajka Maakhir. Waa aniga suldaanoow labada magaca ba maanta aawada isku lammaaniyay oo ku soo galay si aan salaantaas khaaska ah go’aasi shaalka kuugu guddoonsiiyo. Suldaan aad baan kuu soo dhaweynayaa oo xertu lafteedu raynrayn ayay soo noqoshadaadu u tahay. Kolley mar mar waa la kala mashquulayaa laakiin muhiimaddu waa in aynu mar kasta dib iskugu soo laabano oo iska war hayno. In aad la socoto ma hubo ee Suldaan saaxiibkeenii qaaliga ahaa Boondheere waayahan ba labo tacsi ayaa la soo darsay ee haddii aanad ogayn ka war doon. Tafadhal Mashkuuran Suldaan.

  2. Cismaan Cawad says:

    *SPECIAL ROYAL GREETINGS: HIS ROYAL HIGHNESS SULDAAN DAB LA RIDAY*

    Ahlan Wasahlan Wamarxabban Bika Suldaanka Saldanadda faca weyn ee Maakhir! Sida aad arkayso maanta waxaa aan kuu soo huwaday shaalkeenii xariirta ahaa ee saldanadda, aniga oo ku matalaya magaca shaalkaasu khaaska u leeyahay ee Taajka Maakhir. Waa aniga suldaanoow labada magaca ba maanta aawada isku lammaaniyay oo ku soo galay si aan salaantaas khaaska ah go’aasi shaalka kuugu guddoonsiiyo. Suldaan aad baan kuu soo dhaweynayaa oo xertu lafteedu raynrayn ayay soo noqoshadaadu u tahay. Kolley mar mar waa la kala mashquulayaa laakiin muhiimaddu waa in aynu mar kasta dib iskugu soo laabano oo iska war hayno. In aad la socoto ma hubo ee Suldaan saaxiibkeenii qaaliga ahaa Boondheere waayahan ba labo tacsi ayaa la soo darsay ee haddii aanad ogayn ka war doon. Tafadhal Mashkuuran Suldaan.

    • sOmalilander says:

      Cismaan Cawad. .

      Saldanadii faca weeynayd ee maakhir waxa cunay oo is keebraaciyay mujaahid Muuse Biixi Cabdi !!

      Hadaftimaa yaabtay 😂😂

  3. mingistume soo Dag@ says:

    17No CommentRead More
    XOG CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo casumaad deg deg ah kahelay dawladda Qadar, kuna sii jeeda New York.
    —————————————————————————————–
    QATAR”S Leader Won,t Accept Farmaajo invitation”. Report”.
    —————————————————————————————–
    Here Are Some Facts”@
    ———————————————
    1) Taageero Dhaqaale @

    2)Mid Siyaasadeed oo Daba socota(mowqifka farmaajo ka Qaatay Gulf Criss” Dhexdhexaad”

    3)Mooshinka Ku furan xukuumada farmaajo (dhaqaale” uu kaga hortago)/

  4. Khadar says:

    Waan soo dhawenayaa in somali dabka kala qaadan.

  5. Cismaan Cawad says:

    Dood diiran ee bogga kan ka horreeyay la isku dhaafsaday ayaan haddeer akhriskeeda ku jiray. Waxaa cajiib ah in akhyaarta dooddaasi is dhaafsanaysay ee rag iyo marwooyin ba isugu jiraa ay giddigood ka dhasheen Durriyadda Daarood. Waxaa dooddaasi ciddii nuxurkeeda u dhuuxdaa ay durbadii ba ka dheehanaysaa fongorta shanshada ku taalla. Waxaa muddo labo qarni ahayd bulshooyinka reer Galbeedka la soo darsay xaalado iyo duruuufo siyaasayadeed iyo dhaqaale ee adkaa ee u baahnaa in si cilmiyeysan loo waajaho. Waxaa dhawr jeer dhacday in qaar ka mid ahaa ee dad badani ay u haysteen shakhsiyaad iska wareersan ee afkaartoodu xag jir tahay markii dambe toodii la miciinsaday oo lagu samatabaxay. Waa se mar qumaati loo dhaahday oo loo na dhuuxay murtida ku aasnayd arrimihii bulsho iyo dhaqaale ee laga indha saabnaa ee shakhsiyaadkaasu marar badan nalka ku ifin jireen.

    Hadda hadalkayga dulucdiisu waa mid aan halkan marar badan akhyaarta kula wadaagay. Maxaa sababay in ay rag iyo dumar Daarood isla ahi ay isku qabqabsadaan arrinkan Qalbi Dhagax? Kol haddii ay Daaroodku yihiin qowmiyad dhan ee qabiil ka fac weyn, ayse maanta geyiyada Soomaaliyeed ugu dad iyo duunyo badan yihiin, mise na ay keli ahaantood geyiyada qaar degel ahaan u leeyihiin oo ay maamullada ugu tayada badani uga dhisan yihiin, maxaa dhaliyay in ay maanta sidan u kala irdheysan yihiin oo u kala quban yihiin? Cidi taas ma is wayddiisay? Miyaa laga fikiray in dib loo baadho waxa qowmiyaddan iyo degeladeeda isku xidhi kari lahaa oo isku sha’ni ka yeeli lahaa? Waxa weyn ee meeshan ka qaldamay miyay Daaroodku marna ka doodeen oo isla gorfeeyeen – bulsho ahaan, dhaqaale ahaan iyo siyaasad ahaan inta ba?

  6. Khadar says:

    @mingistume soo dag

    Waan ku salaamay caaqil

  7. boondheere says:

    AL USTAAD CISMAN CAWAD
    SCW SAAXIB SALAAN QAALI AH.
    WAA I SHARAFTAYE ALLAHA KU SHARFO ADDUN IYO AAKHIRABA AAMIIN.DOORASHADA 2019 2020 MUSHARXA MADAXWEYNAHA OO AAN WATO UNA OLOLAYNAYO WAA CISMAN CAWAD EE SOOMALLIYEEY HALA TAAGEERO ANIGU I DONT CARE QABIIL KKKKKKKKKKKK

  8. Khadar says:

    @cismaan cawad

    Waan ku salaamay suldaan
    Sxb haday jirto darodnimo muxuu farmaajo u gatay qalbi dhagax .
    Maxayse puntland ugu taageertay dhiibistiisa farmaajo.
    Puntland markay dad aan onlf ahayn soo dhiibi jirtay maxay salaadiinta darodka puntland uga hadli waayeen .
    Colaadii dhexmartay mj iyo dhulbahante ee qoriley salaadiin bay soo direen absame si loo qaboojiyo dhiiga dadka wada dhashay .
    Boqor darodna waa sheeganaysaan darodna idinka kala dilaya.

  9. Khadar says:

    War somalinimo dhimatay ,muslimnimada yaan laga tagin kkkkkk

  10. Dablariday says:

    @Cawad…”Maxaa ka qaldamay qawmiyaddan”?: 1)Waxaa isku dhexmilmay Taladii Siyaasiyiinta tayada yar iyo tii Isimmada 2) Waxsy qwanitaddu hilmaantay Inay ka mid tahay 4ta qawimiyadood ee qaaradda Africa ugu dad iyo dal weyn (Xawsaha, Zuluuga, Oramada iyo Daarood) 3) Waxay ku dhaceen dabinka feserlissm ka Somalia ayagoo hormuud ka noqday xeeladdan lagu wiiqayo Laguna xadaynayo awoodda siyaadeed ee qawmiyada…Daarood mahan minority ka canasata duudsi domination dhaqan iyo dhaqaale..,federalissm waxaa doona dadka laga tira badan yahay si aan loo dominate garaynayaaa..debinkaas waa ku dhaceen …waxayna fahmi waayeen in uu yahay Daarood waxa laga googo’yaaa ama federalka laga samaysanayaa…waa laga fili karay Isaaq ama raxanweyn xataa beesha Hawiye Inay domination ama duudsi ka cabsadaan…Balse Daarood waa arrin Yaab leh Laguna wiiqay Inay federalism horseed u noqdaan..,

  11. Abdulqadir Tallman says:

    INTII AAN OGEYN HA OGAATO: FARMAAJO ADEERKII AFWEYNE AYAAN DORRAAD KA SAARNAY GAJEELLADA. MANA YEELEYNO INUU FARMAAJO NA HOGGAAMIYO. MAXAAYEELAY ITOOBIYA AYUU NAF KA DOONAY.

    FAWDADAN BUU KU DHAMEYSANAA 3 SANO IYO BARKA U HARSAN. WELIBA WAA MARKA UU UGU NASIIB BADAN YAHAY. HADDII KALE, WUXUU CARARAYAA KABO LA’AAN AH.

    WADDADII HABAAR WAALI IYO NAAR-KA-BOOD IYO UTANGA WAA LA YAQAAN.

    DAWLAD WAA LOO BAAHAN YAHAY. WAASE LOO SII KALE BAAHI BADAN YAHAY.

    SAMAALE WAXAYBA UGU BADISAA DAWLAD LA’AANTA.

    DAAROODOW, AMA GADAASHEYDA KU FEYL OO AAN KUU TALIYO ADIGOO EDEB LEH.

    MA MAQASHAY HEESTII UU QAADAY CARABKII LAHAA:
    DUMAASHI SALKA DULKA DIG = DUMAASHI SALKA DHULKA DHIG. MA DHAMMEYSTIRAO HEESTA, EE ADIGU DHAMMEYSTIRO.

    AMA HA BIQLEYSEE ABAARAHAAGA IIMAANSO.

    HUNNU HUNNU HADAL MAAHA ….

    WARKU WAA CAD YAHAY.

    AMA KU SOO DHOWOW, AMA KU SII DHEEROW.

    DALKA WAXAAN LAGUUGU DHIIBEYN MAXAAYEELA WAXAAD HIDDO IYO DHAQAN U YEELATEEN SOO HOGGAAMINTA CADAWGA, LA SHAQEYNTA CADAWGA, U BASAASIDDA CADAWGA:
    BAL EEG CUMAR XAAJI MASALE, CABDULLAAHI YUUSUF, CABDIWELI GAAS, AXMED MADOOBE, FARMAAJO IWM.

    SIDEE LAGUUGU AAMINI KARAA TALADA DALKA, HADDII AAD DALKA DAMBIIL KU QAADANEYSID OO AAD NAADINEYSID:
    KAM-YASIIR-KAN-YA-GUUL, SIDII ADIGA OO JOOGA SAYLADDA XOOLAHA AMABA SUUQA KU-DHACDA (WHO DIED)?

    DAAROODOW, DAL AAD CADAW KA IIBISAAN IDIIN MA HAYNO.

    KU BISHAAREYSO: SOOMAALIYA IIB MAAHA OO SAMAALIHII DALKA LAHAA AYAA DIIDAY!

    • Habar Dhaabe says:

      Nacasyahow wayeelka ah sheekada raqiiska nagala taaq…markii hore soo cadado cidda ka dhalatay ee habarkintiir ma qabaaniin halyeey Qalbi Dhagax? War cidd kale ha fiiriniin waa habarta kintiirka weyn waxa cadowgena uga gacan galiiyey.

    • Habar Dhaabe says:

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Kulaha samaale aya leh Soomaliya😂😂😂😂😂War samaalaha sheegaysid waxa ka dhuul weyn Harti kaliya iskaga dhaaf Daroodka kale. Samaale wax ka dad badan Absame kaliya iskaga dhaaf Daroodka kale. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  12. mingistume soo Dag@ says:

    Caaqil khadar”@ Asc” salaan Gobeed boowe waan ka Gudoomay dhanbaalkii aad hawda sare ii Soo marisay mahadsanid. raggii dhiibay mujaahid” sanbolooshe, khayre, bashiir goobe” shoole. dhuxuloow murusade, iyo khayre, waxaa soo wajahay duufaano iyo dabaylo siyaasadeed sumcadoodii hoos bey u dhacaday cabsi weyn wey soo wajahday meel kasta oo dunida waa looga kacay (dadka mogadisho” dagan hadday runta ogaadeen in Ay yihiin jaajuusiin ethiopia ku adeegato. baarlamaanka wuxuu wacad ku maray in uu maxkamad la horkeen sharciga dalka u yaala la marsiiyo madaama ay afduubeen muwaadin soomaaliyeed oo
    waxba Galabsan in ay ethiopia u Tarxiilaan. ARIN U GUB.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *