Marqaan News Agency » Ra”iisal wasaare Khayre Oo Sameeyey Arin Madax Hore Wali samayn Shacabka Goobo iskaga War hayaan.

Ra”iisal wasaare Khayre Oo Sameeyey Arin Madax Hore Wali samayn Shacabka Goobo iskaga War hayaan.

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Markii ugu horeysay sameeyay Ciwaan ay Shacabka Soomaaliyeed ay ku soo gudbin karaan Aragtidooda,sida Figradaha,Talooyinka iyo Cabashada intaba.

Ciwaankaan uu sameeyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa ah Fariimaha@opm.gov.so,waxaana Arrintaan ay Fursad siin doontaa dad badan oo aan horay u haysan Meel ay Cabashadooda iyo Figraddooda ku gudbiyaan

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

One Response to Ra”iisal wasaare Khayre Oo Sameeyey Arin Madax Hore Wali samayn Shacabka Goobo iskaga War hayaan.

  1. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Waa arrin loo baahna.Mahadsanid jaalle. WBT.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *