Tuesday, November 21st, 2017
.

DAAWO VIDEO:Foosiya Xaaji Aadan Oo muqdisho Xisbi ka Samaysay Kuna Biirtay Xisbiga Midnimo

Published on July 17, 2017 by   ·   32 Comments

Foosiya Xaaji Aadan wasiirada  Hore Ee Arimaha Debada Dowlada Soomaaliya Ayaa Ku Biirtay Xisbiga Midnimo Qaran Oo Ay Ku Bogaadisey Inuu door muhim Ku laha Doorashada Ka Dhacday Soomaaliya.

Foosiya Xaaji Aadan Oo la hadal hayey Inay Xisbi muqdisho ka Furanayso  Ayaa Hada U Muuqanaysa inay ku biirtay Xisbiga Midnimo qaran.

Halkani Riix Video Muqaalka

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (32)

  1. Ahmed says:

    Islaantan calanka buluuga ah lagu marmaray waxaa igala qiimo badan malabkan la xayaysiinayo. Waayo malabku waa macaaan, halka ay iyadu ka khadhaadhahay. kkkkk

    Waa iga kaftan. Weli Islaantan ku talax tegi maayo, waayo waa habar Somaliland qabiil ahaan kasoo jeeda laakiinse u dhaxday reer koonfureed. Isku haleyn badan ayay qabtaa. kkkkkk Dameeruhu waxa ay hooyadood daba uga nuugaan waa isku haleyn. kkkkkkkkkkkkkkk

    Walee inaanan haraatiyen habartan isku haleynta heerka ugu sareysa naga heysta. She has a guarantee from us. That is a blood guarantee. Waayo wey naga dhalatay.

    Su’aasha is weydiinta mudani waxa weeye tollow hadii ay ka dhalan laheyd qabiilka uu ka dhashay Cismaan Cawad ee Waroos tollow muxuu ugu yeedhi lahaa islaantan?

    Ma sida uu ku caan baxay ayuu sidii ilmo yar oo sabi ah jaqaaqada la guri lahaa mise sidayda oo kale ayuu si nin weyn oo wax garad ah siin lahaa firaaqadeeda ay ku matasho qabiilka ay ka dhalatay iyo kay u dhaxdeyba oo uu marwadan u oglaan lahaa inay dhanka ay doontaba dheesha ka ciyaarto waayo waa iska habar Soomaaliyeed oo haday wax ku tari karoysena wey ku tari hadii kalena cunugeeda aay u xaglini, labadada xaq ayey u leedahay. kkkkk

    Cismaan cawad ka graduate garrow macangagnimada iyo is maqiiqnimada aad farta qoristeeda ku heyso. Hadii kale dee adoo qoriga qaatay ii nafta ka quustay aynu ku arrangno.

  2. Atoore says:

    KU:Axmad.
    Waad ogtahay in ay wax xun tahay in la is aflagaadeeyaa.Haddana dhab baad u sii ogtahay in ay dhaqanka Islaamka ceeb iyo facshar ku tahay in dumarka wax xun looga sheego sida ad Fawsiya Xaaji Aadam ad uga sheegtay.
    Waa xaddiis saxiix ah.Nabi Muxammad (scw) baa mar maqlay dhalinyaro ka sheekaysanayey hablo ay yaqaaniin.Nabigaa (scw) ku yiri midkiina ma jecel yahay in Hooyadiis,walaashiis,habaryartiis in laga sheego wax xun?Waxayna ku jawaabeen maya.Nabiguna (scw) waxuu yiri haddeed waa saas oo kale oo gabar kasta nin baa la dhashay ama ay dhashay ama a u dhaxdaa.Hadda Axmadoow utur gabdhihiina.Fawsiya waa xor oo haddii ay rabto waxay xisbiyo ka furan karataa Xamar,kismaayo,Gaalkacyo,Garoowe iyo Boosaaso.Sababtoo ah waa qof soomaaliyeed.She is free to go.

  3. Ahmed says:

    Cismaan Cawad

    Had iyo goor waxa aad igu qabsataa inaan ku qaniino oon anigu ku dabo socdo oo aad aniga firaaqo waafi ah isiiso.

    Horta taas aan yara beeniyo. Waayo marka aan ka hadlo wax ku yara dhiba adba waad iga timaadaa ood i qaniintaa. Kolkolna aad ayaad iskugu deydaa inaad cantuugo weyn i cantuugto iis cad weyn iga goyso.

    Saaxiibkeyga khalkhalsanow anoo weli naawilaya in uu Alleheena Rabiga Macbuudka ihi kaa saaro qabiileysigan dharaarahan ku madax qaaday aad ka baxdo oo uu ku tuso waxa aynu reer Somaliland ahaan qabsan karno, iyo sida aynu uga maarmi karno dad iyo dhul ahaan, is qoqobka aynu isku heyno iyo ciyaartan aanan weligeed suurto galeyn inaga oonan isku iman mooyaane.

    Calaa kulu xaal, macangagnimadu intee in le’eg ayey socon kartaa? Naf ama qof ahaan illaa iyo ma salaamaawaadka ayaad soo taagnaaneysaa inaad jaqaaqda uun heyso sidii ilmo sebi ah oonan weligiis koryn? Ma qabiil ayaa ku madax marey oonad kasoo kaban kareyn oo waxa aad u baahantahay in adiga dib sidii laguu dabiibi lahaa naf iyo maalba kuugu tabarucno?

    Cismaan Cawad — Somaliland ayaad ku asteysan tahay. Ama diid ama madaxa meer meeri. Suldaankaagu waxa uu qaadanayaa Kaadhkii Doorashada. Waxa uuna beri ka maalin u codeyn doonaa Muuse Biixe oo noqon doona Madaxweynaha Somaliland ee soo socda Insha Allaah. kkkk

    Saaxiib Farmaajo xitaa Afsoomaaliga aynu adiga iyo aniguba ku hadalno uma malaynayo inuu wada fahmi karo. kkkkkkkk kaftan. Xitaa Culusow oo Hawiye ah ayaa ka af jilicsanaa. Malaha Beydhabo ayaa Farmaajo lagu dhalay oo Af Meymey ayuu ku khaldayaa Af Soomaaliga…. kkkkkkk Inkasta oo hooyadiis tahay Dhuuloos. Ma garan karo halka uu afkaas ayn reer woqooyi ahaan ku durdurinaa ka hareer maray ee uu sidii uu ku marganayo Afku weli sidii uu ilmo sebi ah ku marganayo. kkkkk

    Cismaanoow waan kuu tudhayaa oon inaan kugu talax tago intan yar umaan soo qorin, laakiinse waxa aan anigu xiiseeyaa ida macangagnimada ah eed wax walba u dafirto iyo is maqiiqnimada qalinka uun kaa ah.

    Ama soo arag Somaliland ama hasoo arkin. Allaahu yaclam. Su’aashuse waxa ay ka taagan tahay cimrigaaga inta ka hadhay, ma waxa aad ku jaangowracanaan doontaa inaad sidii sanamkii soo taagnaato oo qabiilkaaga Daarood ee weyn (istaaqfurilaah) Allaa weyne aad ku lingaxanaatgo ama aad dadka Illaahay ku baday eenad sidii falaadha sinaba uga gilgilan karin aad la jaan qaado? Hadaanad la jaan qaadi karin ood adigu iska reebto ku dabo feysho?

  4. Cismaan Cawad says:

    @Ahmed,

    Ruuxa waxgaradka ah ee uu garaadkiisu u sugan yahay arrimaha jira ayuu ka hadlaa mise ka doodaa laakiin damiirkiisu u ma saamaxo in uu dadka shakhsi ahaantooda u duqeeyo waayo ilbaxnimada ayay ka fogtahay. Fowsiya Xaaji Aadan waa waayo arag dad badan oo sinjiyado kala duwan leh iyo Soomaali oo dhan Ingiriiska ku la soo dhaqantay.

    Ogoobeey dadka beesha Isaaq ka dhashay intooda badan waxaa ka qoyan damiirkooda iyo dareenkooda Soomaalinimo iyo sinnaanshaha Soomaalida geyi mise qabiil kasta ba ha ka soo jeed ee. Ha u malaynin in ay sidaada iyo sOmaloilander yihiin kuwa macangagga ah ee ay qabyaaladdu madax martay. Doodo ilbaxnimada iyo xaqiiqooyinka dhabta ah ku salaysan diyaar baan kuu la ahay, wax kale se maya!

  5. Ahmed says:

    Atoore

    Ninyahow maxaa kaa si ah? Walaahi waa su’aal iga dhab ahe sidee wax u jiraan? Ma maanka ayaad la’dahay?

    Bal dib u jaleec qoraalkeyga oo dhugo inta aanad ku degdegin jawaab celinteeda.

    Nacas yahow anigu danbiga ugu weyn een ka galay qoftan waxa weeye aniga oo islaan ama har ugu yeedhay. kkkk Dee labadaba wey tahay oo imika waa ayeeyo. Ayeeyona meeqaamka habar ama islaan wey u qalantaa kkkk.

    Adigu se malaha waxa aad kasoo hadhay askartii Afweyne Illaahay Naarta ha ku hubsadee oo waxa aad wax ku aragtaa indho ay daraanderiyeen dhiig iyo xaqdaro aanan laga soo kaban karin. Malaha sidaas ayaad qof walba oo wax san ama shar ah ku hadla u dulsaaran tahay.

    Kolkaad firaaqo u hesho inaad halkan soo bookhato, waxa aad caan ku tahay inaad qof walba ka daba gunuunucdo sidii cunug caawa dhashay ama mucangag aanay gari gelin kana bixin.

    Aniguse waan ku aqaanaa oo kuu tudhi maayo. Mr. Atoore, caawa filinka aad dhigayso hore ayaan u daawaday kkkkk. Kuwa cusub ayaan usii sheegayaaye waa huuhaadaadii iyo sidii hindidu ay odhan jireen. Ariihee badbadkii kharamsatkiiiiiiiiiiiii…… kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • Atoore says:

      KU:Axmad.
      Waryaa marka ad leedahay Fawsiya way khadhaadhahay ma Caybaa masee waa ammaan?
      War miyaadan kala aqoon cayda iyo ammaanta?Ku oran mahayo waxa ad itiri ee ah waxbaa si kaa ah,laakiin adigaan ogeeyn waxaad ku hadashay lahanka uu leeyahay.Soomaali kale baa u jeeda waxaad soo qortay ee bal ayaguna ha arkeen erayga ad isticmaashay.In aad itaqaanid iyo in adan I aqoon wax danu igama hayso.Waxaanse kuu sheegay in aad tahay ruux u gafa dadaan waxba u dhimin.Iska jir meesha waryaa.

    • Atoore says:

      KU:Axmad.
      Adiga iyo inta liidata ee kula rayi ah waxay idinka raacday Marxuum dhintay 22 sano ka hor.Tan kale anigu ku caayi mahayo,laakiin waa kuu liidnimo in aad halmaansan tahay kuwii maamulkii M.S.Bare dadka u soo xir-xiri jirey dadka in ay u badnaayeen beesha ad laajadeeda leedahay.Waxaana ka mida kuwo hadda hargeeysa ka soo caytama.Waagii horena miiska iyo Kuraasta u sifayn jirey M.S.Bare.Waryaa ma taqaan shaqaduu ka hayn jirey Xamar Muuse Biixi?Isagana ma taqaan waxuu qaban jirey Faysal Cali Waraabe?Oday Siilaanyo mudo dheer buu ag fadhin jirey Muxammad S.Bare.War af maran iyo qaaq baad caan ku tahiin.War aniga ila soo dood oo iskadaa dad waa hore dhintay iyo kuwo an ku maqlayn.

  6. Cismaan Cawad says:

    @Ahmed,

    Akhyaar badan baa bogga doonaysa in ay wax ku soo qorto ama se daalacato oo ku dheeraan maayo. Saaxiib, waxa adiga maanka kaaga qufulan ayuun baa kaa indho iyo dhego tiray mooyaan ee in Soomaalida geyigeenu is wada yihiin muran ka ma taagna. Intaa aad soo tibaaxday ee ku saabsan in aynu dawladnimo wadaagno oo is raacno iyana waa sax oo waa midda aan anigu ba u halgamayo, laakiin labo arrimood ayaa is kaga kaa qaldamay:

    1. In Soomaalida geyigeenani ay u baahan yihiin dawlad geyiyeed ay ku wada dhan yihiin oo kana siman yihiin ee ay si hoose isugu maamulaan. Tasu waa arrin is ka dabiici ah ee aanu muran ka taagnayn. Laakiin waa sharad in uu ahaado maamul cusub oo ay dhammaan beeluhu gunta hoose si wada jir ah ee caddaalad ku dhisan uga soo dhisteen ee ka mid ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    2. Maamulkan Somaliland ee aad idinku sanka naga soo galineysaan waa mid aan hadda munsaasab ahayn ee asalkiisii hore lagu dul qotomiyay qaddiyad qabiil leeyahay iyo cadaawad xun oo Soomaaliya inteeda kale loo qabo. Kan baa idinka idiin cad oo aad isleedihiin ku sira oo ku soo xero gashada, laakiin annagu diidnay oo midnimada iyo jiritaanka qarankeena Soomaaliya ayaynu 1000% ka xignaa.

    HA DAALIN OO HA NAGU DAN SEEGIN.

  7. Ahmed says:

    Cismaan Cawad

    Realy?

    Ma adaa maanta iigu faani kara inaad qabiil ka madhan tahay? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Qabiilnimooy xaal qaado. kkkkkkkkkk

    Ma adaa naga dhaadhicin kara inaanad mucangag qalafsan aheyn? Jaw, naw, gaw, haw, bow, dhaw…….etc. iwm….. kkkkkkkkkk

    Horta inta aanad doodan gelin iska soo xoree oo nafsiyan si waxgaradnimo ku jirto iskaga soo xoree qabiilkan aad ku dhegen tahay.

    Anigu waxa aan had iyo goor u doodaa dhul. Laakiinse adigu waxa aad dabada gelisaa Daarood. Ninyahow Daarood waxa uu la mid yahay Qabiilada Soomaaliyeed ee waaeyn (Allaa weyne) oo kale.

    Bal car waakaase diid intan yar ee Xaqiiqada ku salaysan.

    Isaaqu waxa uu degaa Jabuuti, DDSI, Somaliland iyo NFD. Daaroodku waxa uu degaa Somaliland, Somalia, DDSI iyo NFD, Hawiyuhu waxa uu degaa Somaliland (Fiqishini), Somalia, DDSI iyo NFD.

    Digil iyo Mirifle iyo inta kale ee soo raacdaa waa muwaadiniin Soomaaliyeed oo meel walba oo ay doonaan ku noolaan kara waayo iyagu waa dad masaakiin ah oonan weligoo sideena oo kale usoo taagtaagneyn oo inta ay nabad ku noolaan karaan ku khasban inay cidwalba si wanaagasan ula macaamilaan.

    Laakiinse adigu waxa aad dafirsantahay xaqiiqada.

    Cismaanw waxa aad ku caan baxday inaad had iyo goor ku halqabsato xaqiiqadu waa tan iyo teer. Laakiinse, anigu ma’aaminsaniba inaad xaqiiqadaba ka warheyso. Waayo? Waayo, dee waad hareer marsantahayba. Kol walba ood xaqiiqo ayaan ka hadlayaa aad tidhaahdo, hhhhmmmmmmmmmmm su’aal ayaa ka timaada xaqiiqadaada. Xaqiiqadaadu waa mid adiga kuugu salaysan la jiifiyaana banaan la joojiyaana banaan. Xaajadu sidaas ma’ahan. Wey ka duwan tahay.

    Xaajada Soomaali maanta heysata aan daaha kaaga feydee waa jaho wareer. Soomaaliyada aad u hamineysaa maa mid kala qoqoban oon jahowareersan. Waa Soomaaliya qabiil qabiil isku xukunta. Qaa Soomaaliya anaa kaa fiican ku dhisan. Aqoontaada oo dhan waxay ku haboon tahay inaa marka aad suuliga ku xaarto aad gebigeedaba biyaha raaciso waayo macquul weligeed ma noqon doonto. Halka aad maanta taagantahay meel ka hooseysa oo istaagi kartaa ma jirto.

    Runta cid kuu sheegta ayaad la’dahay. Hadaba anaa ku dhiiranaya ee qaado. kana fikir arintaas. Waxa aad had iyo goor halkan lasoo taagantahay ma soconayaan. Ma hirgeli karaan. Khayaali ayay ku salaysan yihiin. Fikrad dhalan karta ma’ahan oo gebigeeduba wey khariban tahay.

    XITAA ASTAAN LOOGU SO HAGAAGO MALAHAN.

    • Cismaan Cawad says:

      @Ahmed,

      Bal adigu dib isu dhugo oo isu daalac saaxiib oo hadalladan aad kor ku qortay dib u dheeho;

      “Digil iyo Mirifle iyo inta kale ee soo raacdaa waa muwaadiniin Soomaaliyeed oo meel walba oo ay doonaan ku noolaan kara waayo iyagu waa dad masaakiin ah oonan weligoo sideena oo kale usoo taagtaagneyn oo inta ay nabad ku noolaan karaan ku khasban inay cidwalba si wanaagasan ula macaamilaan…”

      “Soomaaliyada aad u hamineysaa maa mid kala qoqoban oon jahowareersan. Waa Soomaaliya qabiil qabiil isku xukunta. Qaa Soomaaliya anaa kaa fiican ku dhisan.”

      “Waxa aad had iyo goor halkan lasoo taagantahay ma soconayaan. Ma hirgeli karaan. Khayaali ayay ku salaysan yihiin. Fikrad dhalan karta ma’ahan oo gebigeeduba wey khariban tahay.”

      MAR WAXAAD QIRATAY IN AY ISAAQU LA DAGAAN SOOMAALIDA INTOODA KALE – SOOMAALIYA, ITOOBIYA, KENYA IYO JABUUTI. MARKA XIGA WAXAA AAD U HADASHAY SIDA ADIGA OO SOOMAALIDAAS KA TAKOORAN OO KANA SARREEYA. LABADA AYAMAAD AHMEDOOW WAALANTAHAY? SOOMALIDU WAXA AY TAHAY BA SOW KA MID MA TIHID?

  8. Ahmed says:

    Cismaan Cawad

    Digil iyo Mirifle waxa aanad ugu hal qabsan karin waa iyagu weligoodba cid kale oonan Caydiidkii xertiisii doontay oo ay is qabsadeen ma jirto. Dadkaasi waxa ay degenyihiin oo Illaahay ku beeray Koonfurta Soomaaliyeed ama Italian Somaliland.

    Meelihii kale ee degi karaan wey degaan oo cidi juuq iyo jaaq uma tidhaahdo.

    Ha i masabidin. Sadexda qabiil ee kale ee waaweyni mid walbaaba dhowr meelood oo uu mustamarkii kala qoqobay ayay ku nool yihiin. Adiguna arintaas wad ka dheregsantahay oo cidi kaaga warami meyso.

    Laakiinse taad xooga ugu dawakhday eed wakhtiga badan iskaga lumisaa waa Somaliland iyo Beesha Isaaq. Beelaha Somaliland dega waxa lakala yidhaahdaa, Ciise, Samaroon, Isaaq, Dhulbahente iyo Warsangeli. Waa sidaas cidhif ilaa cidhif.

    Walaa adaan dafiri karin walaa cid kale. Hadii ay Farmaajo kaa dhegtay dee orod oo u tag oo u shaqee kana daba raxraxlehee. Yaa kaa hor jooga.

    Somaliland laakiinse aniga iyo kun kheyrkey ah oo geesiyaal ah oo aqoonyahano oo indheer garad ah ayaa hor joogna. Waanu naqaanaa sida loo soo dhaweeyo raga xiniinyaha leh ee waxa aad nala leedihiin noogu yimaada oo qaata io kuwiinan masaakiinta ah ee dibada kasoo qaaqaaq leeya ama quuquuqleeya ee wax aanan sal iyo raad toona laheyn hadh iyo habeen ku digriya.

  9. ayaan says:

    nac nac lee haayaan dadka buka oo cugdadu dilooday meel walba cay bay lajoogaan soomaaliya guul cadawgeedana hoos

  10. sOmalilander says:

    Daaroodku qeeylo badana oo buuq badanaa hadana awood yaraa , meel walba waxay la tagaanyahiin baroor iyo twawaac, waase gartood dee maxaa yeelay awoodii kalaan jirin, saas uunbaydin idinkoo meelahaas ka quuqle qimaayahu idinku dhacayaa.

    Awood Baan Jirrin Dhankaygoo Afkiibaa Juuqda Gabay !

  11. Cismaan Cawad says:

    @Ahmed,

    Garaadkaa iyo garashadaa ayaad hadashay kol haddii beelihii dhammaa ee geyigaasi wadaaga aad ku soo koobtay Isaaq, Samaroon, Ciise, Dhulbahante iyo Warsangeli oo keli ah. Waa cashar kuu yaalla in aad kuwa kale soo barato. Mar kale iyo hadalkaaga nuxurkiisa oo aad sidan u dhigtay:

    “Somaliland laakiinse aniga iyo kun kheyrkey ah oo geesiyaal ah oo aqoonyahano oo indheer garad ah ayaa hor joogna.”

    Ogsoonoow in bootada, faanka iyo fatooshka aad ka dhammaan la’dahay ragga loo dhaamo runtii. Soomaalidu waa wada geesiyaal oo illaa sinnaan iyo samo la isku raaco na seexan maayaan geesiyadu. Ma jirto cid aad shan jir kaga soo adkaan jirteen ee horta sidaas ula soco. In isla afka aad sidan ugu booteeneysaan haddana ku cabaaddaan “waa nala xasuuqay oo waa nala gumaaday” runtii waa wax lala fajaco.

    HADDII AAD ISAAQ AHAAN TIHIN GEESIYAAL ISKU FILAN EE QARANKA SOMALILAND TAAGAN KARA MAXAA BEELAHA KALE IDIN DABA DHIGAY OO AAD 26 SANADOOD U SASABANEYSAAN? MAAD TIDHAAHDAAN WAR WAANU GOOSANNAY EE NABADEEY INTIINA KALE IYO SOOMAALIYA BA?

    • WAAYEEL101 says:

      @ CISMAAN CAWAD, DOODA IDOORKA WAXAY U MUUQATAA GABA GABO, 27 SANADOOD KUMA AYSAN GUULAYSAN IN AY CITIRAAF KA HELAAN CAALAMKA. ILAAHAY KASAKOW WAXAA ARINKAAS SABAB U AHAA DHISMIHII MAAMULKA PUNTLAND. CAALAMKU WUXUU SOOMAALIDA GUUD AHAAN KA AAMINSAN YAHAY IN AY YIHIIN UMAD QABIILOOYIN IYO JIFOOYIN UKALA QAYBSAN. CAALAMKU WUXUU LA MACAAMLAA DAWLADA FEDERALK MARKA AYTIMAADO ARIMAHA CILAAQAADKA CAALAMIGA AH. TUSAALE WAXAA KUUGU FILAN ARINTII HAWADA SOOMAALIYA IYO SIDAY KUSOO GABA GABOWDEY. QOLYAHAN XIIQSAN FAYSAL WAAL BAA HOGAAMIYE U AH. BAL MAXAAD KAFILAYSAA UMADA NOOCAAS AH.

  12. sOmalilander says:

    Isaaq waa geesiyaal, waakaas maanta arladii waqooyi galbeed intuu calan ka taagtay idinkaga qeeylisiiyay oo meel walba aad ka calaacalaysaan , maxaa adiga kaa qeeylisiiyay soow ISAAQ mahaa waadiga halkan 24/7 ka ka cabaadaayee ?!

    Waxa muran madoon ah in ISAAQ waqooyi loo daba fadhiisanayo, cidwaliba taas way ogtahay.

    Waqooyi ISAAQ…
    Koonfur HAWIYE ..

    Inta kale tuulooyinkooda haka qeeyliyaan !!

    GAH.GAH.GAH

  13. Ali says:

    Waayeel

    Arintaa ishaad ka riday, waayo muddo aad u dheer iyo wixii xoolo ahaa ee soo galay waxay ku kharashgareysay beesha yaree IDOOR citiraaf kadibna meeshii laga bilaabey ayay ku noqotay oo siday hadba usoo dhutisay way iska fadhiisatay uGu danbeyntii.

    Waxaan kaloo aad ula yaabay waligey maan maqal magaca Samaroon beri dhoweyd kahor waana magaca la wareegay goboladaa in arimahooda lagala xaajoodo, kahor intaanay arintaasi soo bixin Idoorku Soomali oodhan sharaf weyn bay kulahaayeen iyo qadarin, laakiin markii doqonimaddooda iyo hanweynidooda lawada arkay oo ay u gafeen cid walba oo wax inay u sheeegto doonaysay, maantana dadkii waxay ogaadeen inaanba la isku wareerin ee cidii hadal doonaysaa ay la hadasho Samaroon, hadalkiina markuu ku xoo xidhmay ayay hurdadii kazoo tooseen— TOO LATE, dalkiiba la qaybsay.

    Citiraafka waxaa kaaga sii daran aflagaadada ay dhamamaan dadka u geysan jireen, maantana ayadii ayaa iyaga dabada haysata, dee haku raaxaysteen waa afxumadoodii oo dib loogu soo celiyay.

    Aniga waxaaba wax walba igala weyn dhaqaalaha isku dhexyaacay iyo sixirbadhadh la qaban waayay oo ilaa hada loo waayay xal, codsigii uGu danbeeyeyna wuxuu ahaa FARMAAJO hamaga soo gaadho.

    27 sano citiraaf la raadinayay cimirigiisii ayuu dhamaystay, waana lagu kal;a dareeray.

    Hadaanu Faysal Cali waraabe oo hogaan iyagoo dhan ku wada hadaanudawarsi xamar u geyn goor dhow sheeko danbe imanba mayso. Faysaloow waa sidaa.

  14. Dablariday says:

    Waqti dheer baan waddanka ka soo maqnaa “Iodoor Geesinimo Laguma Xaman jirin”, Waqtigii waddanka iigu dambaysay “Iidoorku Aroosyaday nooga heesi jireen” , Balse maadaama aan waqti badan waddanka soo moogshay waxaa dhici karta in waxyaabo badani ay iska beddeleen!!!

  15. Ali says:

    Cismaan Cawad

    !!!!!! war wadnaha wadnaha, su’aal kulul weeye, xitaa Eedooyin baa cunaha laga qabanayaa haday ka fkiraan su’aashaa. meesha waxay moodeen dad la jiirsiin karo dano qabiil inay joogaan, waxay iska dhaadhiciyeen, dadka qaarna xididnimo kusoo xero geliya, qaarna lacag u balan qaada, inta kalena way iska kiinn soo raacaysaa, ….BIG MISTAKE!

    Waxaa oodhan waan u jeednaye waxaa la lahaa bal dakaa yaan la dhibin horey wax u sheeganayeene, umada inteeda kale haday heshiisana Isaaq yare meel kaligii iskuma dhejin karo, taasna waxay kaga dadaaleen inaan dadku heshiin, unug alshabaab ahna way u direen si aan waxna u deign iyaguna waqti uGu helaan qorshahooda xaaraanta ah, manta runtii baa hor taagan, oo ah kala doorta inaad dadkii si dhib yar ula socotaan, iyo inaad meeshiinaa labadaa gobol ee hadad imaaraadkuba yeeeshay aad jameecada ku tujisaan, shabaabkiinana waa la idiin soo xawilayaa igagoo darsino isku xidhxidhan.

    Citiraaf dadkiiba ka qaawan yahay goormuu miro dhali? cismaanoow u dhafiifi oo il raxmad leh ku eeg reerka waa dadkeenii oo inyar oo asaasaqday hor kacayso, iyagaaba goordhow isga tegi.

  16. Ali says:

    Dabka

    Wax isbedelay majiraan oo wali ku hayaan inaadeer waan khaldamaye iga raali ahoow intay afka kula soo galaan, sida hadad u qabatana fowfowdu waa shan midhidh.

    Berigaa heesaha way ku wacnaayeen, iminka maskaxdiiba wayka guurtay, lamaba hayo hal hees ah oo qaadeen 27 kaa sanadood.!

    meelmeel baa lagu arkaa kuwo Gypsy ah oo durbaano wata laakiin wax macna le ma aha, dadkani Soomaali weyn dhexdoodaa ayay qiimo ku lahaayeen iyadii karaamo uguma hadhin.

    Idoor isii qaad isii halac dheh halac gariidh dheh ayay ku hayaan.!!!

  17. Cismaan Cawad says:

    @Mudaneyaasha Waayeel & Ali,

    Aad baan idiin salaamay. Waayeel walaal Isaaqu qawsaaro yar oo danooyin gaar ah ku ugaadhsanaya ayaa magaca ka wasakheeyay. In kasta oo markii uu weli qoyanaa dhiiggii nasiib darrada ahaa ee dagaalladii sokeeye ay Isaaqu qaddiyaddan Somaliland wada cabsanaayeen, sida dunida ba ka dhacda iminka xamaasaddii waa ay dantay oo waxaa beddelay oo ka qaalib noqday xaqiiqada dhabta ah ee bayaan ugu muujisay in aanay qabiilo Soomaaliyeed Isaaqa ku soo duulin sidii wax loo maldahay ee ay dhibaato ka soo gaadhay dagaal dhex maray maleeshiyada SNM iyo dawladdii kacaanka. Xaqii baa feedhaha ka dillaacay sida hadalka loo dhigo.

  18. Cismaan Cawad says:

    Aliyoow, dhibaatada geyigaas ku habsatay ma aha sicir barar oo keli ah ee waa burbur dhaqaale oo baahsan. Sababtu na waa mid iska cad oo salka ku haysa arkaanta aasaasiga ee dhaqaalaha oo haddii aan shuruudaheeda la oofinin uu dhaqaaluhu curyaamayo. Qawleysatada Hargeysa maamulka ka sameysatay waa odayaal dawladdii kacaanka khibrad dheer ka soo qaatay ee xarfaan ku ah qaabka dawlad iyo dhaqaale been been ah loo dhoodhoobo oo dadka looga gado. Somaliland dal ma aha oo dawlad na ma ahaan karto. Nidaamka haga dhaqaalaha, ganacsiyada, lacagta iyo suuqyada sarrifka waa mid xasaasi ah ee gundhig adag ee sal u noqda u baahan, waxaana shuruudahooda ka bixi kara qaran dhisan ee leh hanti iyo waxsoosaar uu wax ku salaysiiyo.

  19. Ahmed says:

    Mid yar ayaan idin wada xusuusinayaa ragiinan meeshan qeyladii kaga dhamaatay.

    Horta beesha Isaaq oo keli ahi qadiyadan lasoo noqoshada dawladeed kuma taagna. Beel walaba oo Somaliland degta wey ka siman tahay. Ama is diidsiiya ama ha is diidsiinina idinka ayey idin jirtaa.

    Shalaytoole waxaad ku doodeyseen hadii aanaan meeshan waxba ka qaban karin waa inaanu kaashanaa beel weynta Daarood inaga oo kaashaneyna Madaxweynaha Daarood ee Muqdisho maanta jooga. kkkk

    Marka ay doodu raga halkaas ka gaadho waa u ceeb inay sii hadhadlaan. Waayo doodu waxa ay ku salaysan tahay caadifad iyo qabiil neceyb. Wax kale oo arintaas loo fasir taa ma jiraan. Laakiinse waxa aanay arintaasi u suurto galeyn waa Daarood Afar dowladood oo kale ayuu ku jiraa. Daaroodweynene isaguba arintaas wuu ka war hayaa. Beri hore ayay idiin sheegeen inaydin dadka aad wax la leedihiin wax la qeybsataan. Shalayna idiinma ay iman, maanta halkoodoii ayay taagan yihiin, berina idiinma soo socdaan. Haku daalina arintani waa ma dhaleyse. Weligeed idiin hir galimeyso.

    Sadex uunbaa idiin taala meesha.

    1. Ama sidii dad macquul ah dadka wax idinka dhexeeyaan la xaajooda oo wax la qeybsada oo miiska wadahadalka waxaad damacsantihiin ka yidhaahda oo qeylada joojiya.

    2. Ama sidii niman rag ah dagaalama oo waxan aad ka cabanaysaan iska xoreeya, dhulkaad sheeganeysaana gacanta ku wada dhiga.

    3. Ama sidiinan aam maanta tihiin, meelahaa ka baroorta oo wax aanan soo socon iyo khayaali isku maaweeliya.

    • Cismaan Cawad says:

      @Ahmed,

      Aashaa hadal laakiin nin aqoon leh ayaynu kugu tuhmaynaa ee hadallada been abuurka ah iyo bootada badan fadlan is ka daa waayo sumcaddaada ayay wax weyn u dhimayaan. Doodahaaga iyo dabuubtaada xor ayaad u tahay. Hadalkan aad tidhi ee aan hoos kuugu soo naqliyay waa been abuur aanad geed oogu soo gabbanin:

      “Shalaytoole waxaad ku doodeyseen hadii aanaan meeshan waxba ka qaban karin waa inaanu kaashanaa beel weynta Daarood inaga oo kaashaneyna Madaxweynaha Daarood ee Muqdisho maanta jooga. kkkk”

      Ahmedoow si kasta oo aad Daaroodka u nacebtahay in aad nabto kuu ma bannaana. Inta aan is liido aan heerkiina hoos ugu soo dhaadhaco ee, garaad xumadiina ayaa idin ka tustay mooyaan ee cid kasta waa ay ogtahay in aydaan qabiilkaa dhan ee Soomaalida oogu tiro iyo hanti badan ee kuna fadhiya inta Soomaalidu dagto dhulka oogu baaxadda weyn – waa Daaroodka ee – is ka dhicin karin haba yaraato ee. Ka kora hawraar ciyaaleedkan oo doodaha si aqoonta iyo ilbaxnimada waafaqsan u dhiga.

  20. ayaan says:

    sayidku maxuu kayiri isaag

  21. sOmalilander says:

    Ayaan

    Sayidku wuxu ku yidhi INTA HABAR MADHEERTEEN & HALAMASH NAAGAA LEH !!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  22. sOmalilander says:

    Daaroodoow qeeylo waxba ma tarteee ordaya ISAAQ iska xoreeya, kkk halkan waa website, mahaa meel dhul laga xoreeyeee intaad buuqa yaraysaan ordaya laascaanod iyo ceerigaabo ka xoreeyaa IDOORKA !!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  23. sOmalilander says:

    Suldaan Ahmed..

    Kuwani markay sidaas oo kale oga dul ooyayaan kalshaale.com iyo Internet ka waanu ku qosol naa uun , adiguna waxba Energy ga hayskaga dhamayne sidayda ku qosol uun, waayo dee dhulkoogii baa calankaagu ka babanaya 75% , marka ku qosol uun markay tawaawacayaan , hadiiii kale Pcga ayay kaso dhex bixi ilayn ciiil baad badeeee

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  24. sOmalilander says:

    Nimaad dhulkiisii ka qaaday baad hadana donaysaa inaad la muranto, kkkkkk just ku qosol uun sxb !

    Kkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkk

  25. Ahmed Somali says:

    ASC.
    “MA ANAA WAALAN MISE CADANBA LAGA HEESA” sina waa laygu micnay sidey ku timid sina anaa u macnaystay. Hadda waa midda nakala haysata aniga iyo badi Somalida. Waxaad arkaysa qaar badan oo ku hadaaqa amaba ka shaqayna , Dagaal Hawiye & Daarood ama mid Daarood & Isaaq. Haddaba dadkaasi waxaysan garan sababti keentay dagaalki ahliga ahaa, dagaalna ma dhici karo sabab la’aan. Aan 2bo u kala saare, mid Daarood & Hawiya waa waxaan dhacayn sababta oo ah, sabati ayyaan jirin, 2ba beelood oo isku degaana wey dagaali karaan laakiin ‘yaa Hawiya & yaa Daarooda’ sheekadaa mawdkeedi baa galay oo qolowaliba dhexdeeday birta iska asleen. @WAXAA in laga digtoona ah oo rag-raga u baahan dagaal “dhihimaayo Daarood & Isaaq” ee mid dhexmara Dhulbahante & Isaaq. Waxaan arkaa qaar Dhulbahante ah oo HABAR WACASHO Daarood isku hallayna kuwaas waxaan leeyahay aragtidayda RUUNKAA waa laga guuray”. @@Beesha isaaq waa BARQAB wax is biday oo dhibi-dhabsana, waxaan arkay wasiir isagoo jooga Saaxdheer u goodina beesha Dhulbahante, inta uu Siilaanyo joogo kaasi SUUQ ma haysto tan kale GUUSHU ma guntiday ugu jidha mise Faro & Hubuu isku hallayn, ADEER marba haddaad gardarro ku soco FARO & HUB midna wax terimaayo, BADAR ku cibaaro qaado @@@Intay joogaan Axmed Siilaayo & Cali Khaliif rajjaa jidha oo dagaal ku degdegi mayaan balse dhallinyaradi dhalatay 1990naadki waxay u baahanyihiin CID XAKAMAYSA. WBT

  26. Ahmed says:

    @ Cismaan Cawad

    Iskama aan kaa odhan shalaybaad waxan ku doodaysay ee adiga ayaa isticmaalay.

    Waa kan qoraalkiigii aad ku sheegeysay inaad beelweyntaada Daarood cudud ka filanayso.

    Cismaan Cawad says:
    July 16, 2017 at 10:37 pm
    @ebyan,
    Waa yahay walaal aad baan kaaga mahadinayaa jawaabtaas waafiga ah ee aad i siisay. Waxaa se iyana meesha ku mudan xaqiiqada dadka badankooda ka daahsoon ee ah in ay beesha caalamku madaxda dawladda Puntland iyo kuwa maamulka Hargeysa culays weyn ka saaraan in aanu dagaal ka dhex qarxin beelaha geyiyadaas ku wada nool. Sababtu waxaa weeye in haddii ay xeero iyo fandhaal kala dhacaan oo gorodda la is daro uu dagaalku judha ba isu beddeli doono dagaal weyn ee Soomaaliya, Kililka Shanaad iyo Jabuuti mar qudha isla wada qarxiya maadaama maamulka Hargeysa daandaansigiisa ay khaati ka taagan yihiin Puntland, Kililka Shanaad iyo Jabuuti. Waana la odhan karaa Faroole laftiisu marwadiisa dhankeeda ayuu culays xooggani kaga imanayay maadaama ay Siilaanyo iyo xaaskiisa qaraabo soke ahaayeen.

    Hadaba ma anigaa hadalkaas kaa keenay mise dafirka ayaad ku wanaagsantahay.

  27. mingistume soo dag says:

    -GABADHAAN SHARAFTA IGA-MUDAN FOWSIYO XAAJI AADAN@

    1)Gabigood Aduunyada gobol u kala Qaadoo. @

    2)Hablo Weerar Gali Kara. @
    3)Hablo Geel Dhicin Kara @
    4)Hablo Gobanimo Hanan Kara @
    5)Hablo Talada Goyn Kara @
    6)Hablo Garta Madal ka niqi Karta. @
    7)Hablo Garasho iskaga Mid Quruxdana ka Gob Ah Geesteena Mooyee Gayi kale Ma joogaan.@ Abwaankii Barakeysan EE Macallin Xadraawi
    —————————————————thanks.
    I Close My Eye To Sleep In Peace. (Akhyaarta sharafta iga-mudan.@






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Wasiir Beyle Oo Shaaciyey Inuu Jiro Khilaaf Isaga Iyo RW Khayre,Lacago la Lun saday Arimo kale.

November 21, 2017
Wasiirka Maaliyadda XFS Md C/raxmaan Ducaale ayaa maanta Baarlamaanka JFS horgeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 ka oo dhawaan ...

DAAWO VIDEO:Deg Deg Komishinka Doorashada Oo ku Dhawaqay Natiijada S/land Xiligay Shaacinayaan.

November 21, 2017
Komsihinka Doorasahadda Soomaaliland Ayaa Shaaciyey Xiligay ku Dhawaaqayaan natiijada Doorasahada Soomaliland oo mudo laga Sugayey Cida Ku guulaysatey,Shir ...

Deg Deg Daawo;- Musharax Ciro Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Somaliland Ka Dhacdey

November 20, 2017
Murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa shaaca ka qaaday qaladaad badan oo xisbigiisu ka tirsanayo guddida doorashooyinka somaliland ...

DEG DEG DAAWO:-Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo C/Wali Gaas Iyo DP World Ayaa Kadhacay Magaalada Bosaso

November 20, 2017
HALKAN RIIX OO DAAWO MUDAHARAADKA

DAG DAG: Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa Doorashada Somaliland+Wararkii u danbeeyay…

November 20, 2017

SAWIRO; RW Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheikh Shariif & Arimo Xasaasi ah oo ay ka wada hadleen

November 20, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ...

DEGDEG: Uhuru Kenyatta Oo La Shaaciyey Inuu Ku Guuleystay Madaxtinimadda Dalkaasi & waqtiga la xalaaleynayo oo la iclaamiyay

November 20, 2017
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, David Maraga ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku guuleystay Doorashadii Ku-celiska ...

Wasiir Bayle Oo Golaha Shacabka Horgeynaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018

November 20, 2017
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu xidhibaannada golaha ...

Shabaab oo soo bandhigay askar ay sheegeen inay ka goosteen Jubbaland+(SAWIRRO)

November 20, 2017
Ururka Shabaab ayaa Degmada Jilib ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen saddex askari oo ...

DHAGEYSO; Shacabka Muqdisho oo amarkii ugu cuslaa la dul dhigay & Iney Hantidooda ku lumiyaan..

November 20, 2017
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  Xuseen Xasan Cusmaan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa amar kasoo saaray boob ...