Tuesday, November 21st, 2017
.

Maamulka uu hogaamiyo Shariif Xasan oo Waji gabax kala kulmay Taliska Ciidanka itoobiya ee Baydhabo…

Published on July 16, 2017 by   ·   No Comments

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamada Ethiopia ee ka howlgala magaalada ay diideen inay duulaan ku qaadan deegaanada ay Shabaabka kaga sugan yihiin dhulka maamulka Koonfur Galbeed.

Diidmada duulaanka ayaa la sheegay inay ka timid Taliska ciidamada Ethiopia ee magaalada Baydhabo, kadib markii ay ku andacooden inaanu heysan Hub xiligaani ku filan.

Dalabka duulaanka ayaa waxaa lahaa maamulka Koonfur Galbeed, waxaase maamulka nasiib darro u aheyd inaanu u rumoobin dalabka duulaanka.

Ciidamada Ethiopia ee ka howlgala deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa heysta diyaarado dagaal, Gaadiid iyo Ciidamo aad u farabadan oo aan ka diiwaan gashneyn AMISOM.

Ciidamadani ayaa magaalada Baydhaba ku jooga caawinta maamulka Koonfur Galbeed, hase yeeshee waxaana muuqan kaalintooda ku aadan la dagaalanka Shabaab.

Sidoo kale, maamulka Koonfur Galbeed ee aan ku guuleysan dalabka ay Ethiopia ka dalbatay duulaanka ayaan ka jawaab bixin guuldarada ay kala kulantay Ethiopia.

Geesta kale, dowlada Federaalka ah ee Somalia ayaan la xisaabtamin ciidamada Ethiopia ee ka howlgala deegaanada maamulka bacdamaa joogitaankooda uu yahay mid ku saleysan caawinta maamulka Koonfur Galbeed.

 

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Wasiir Beyle Oo Shaaciyey Inuu Jiro Khilaaf Isaga Iyo RW Khayre,Lacago la Lun saday Arimo kale.

November 21, 2017
Wasiirka Maaliyadda XFS Md C/raxmaan Ducaale ayaa maanta Baarlamaanka JFS horgeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 ka oo dhawaan ...

DAAWO VIDEO:Deg Deg Komishinka Doorashada Oo ku Dhawaqay Natiijada S/land Xiligay Shaacinayaan.

November 21, 2017
Komsihinka Doorasahadda Soomaaliland Ayaa Shaaciyey Xiligay ku Dhawaaqayaan natiijada Doorasahada Soomaliland oo mudo laga Sugayey Cida Ku guulaysatey,Shir ...

Deg Deg Daawo;- Musharax Ciro Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Somaliland Ka Dhacdey

November 20, 2017
Murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa shaaca ka qaaday qaladaad badan oo xisbigiisu ka tirsanayo guddida doorashooyinka somaliland ...

DEG DEG DAAWO:-Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo C/Wali Gaas Iyo DP World Ayaa Kadhacay Magaalada Bosaso

November 20, 2017
HALKAN RIIX OO DAAWO MUDAHARAADKA

DAG DAG: Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa Doorashada Somaliland+Wararkii u danbeeyay…

November 20, 2017

SAWIRO; RW Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheikh Shariif & Arimo Xasaasi ah oo ay ka wada hadleen

November 20, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ...

DEGDEG: Uhuru Kenyatta Oo La Shaaciyey Inuu Ku Guuleystay Madaxtinimadda Dalkaasi & waqtiga la xalaaleynayo oo la iclaamiyay

November 20, 2017
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, David Maraga ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku guuleystay Doorashadii Ku-celiska ...

Wasiir Bayle Oo Golaha Shacabka Horgeynaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018

November 20, 2017
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu xidhibaannada golaha ...

Shabaab oo soo bandhigay askar ay sheegeen inay ka goosteen Jubbaland+(SAWIRRO)

November 20, 2017
Ururka Shabaab ayaa Degmada Jilib ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen saddex askari oo ...

DHAGEYSO; Shacabka Muqdisho oo amarkii ugu cuslaa la dul dhigay & Iney Hantidooda ku lumiyaan..

November 20, 2017
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  Xuseen Xasan Cusmaan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa amar kasoo saaray boob ...