Sunday, January 21st, 2018
.

DAAWO Wareysi: Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ka digay in laga horyimaado Madaxda DFS & Arinta Carabta

,
Published on July 16, 2017 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha Aqalka Sare Ee DFS Soomaaliya Cabdi Xaashi C/laahi ayaa ka hadlay arimo xasaasi ah kadib wareysi uu bixiyay.

Waxaa uu ka hadlay shaqadda Golaha Aqalka sare iyo howlaha horyaal oo ay ugu horeeyaan iney qabtaan shaqadii loo aas-aasay.

Gudoomiyaha aqalka sare oo lagu tilmaamo inuu yahay qof wadani ah ayaa sheegay in Soomaaliya ay raacday wadadii hormarka isagoo amaan xoogan ujeediyay madaxweyne Farmaajo iyo RW Xasan Cali Kheyre.

Waxaa uu ka digay Masuuliyiin dowladda katirsan oo mucaarad ku ah madaxda DFS isagoo sheegay in dowladu ubaahan tahay waqti ay wax ku qabato.

Dhanka kale, waxaa uu soo hadal qaaday Go’aankii Dowlada ay ka qaadatay khilaafka Carabta, Mooshinka xildhibaanadu wadaan iyo waxyaabaha muuqda ee mustaqbalka la qabanayo.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA

.

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:Caleema Saarka Garaad C/rashiid cismaan Waraabedheere Oo Ka Dhacay Maanta Deegaanka Banyaal Oo Ka Tirsan Gobolka Cayn .

January 21, 2018

DAAWO VIDEO:Shacabka Tukaraq Oo kacdoon Soomaliland Ka Dhan Ah Bilaabay,Inaysan Aqbalayn.

January 20, 2018
Shacabka  Kunool degmada Tukaraq ee Gobolka Sool Ayaa Aragtidooda Ka Dhiibtey dagaalkii Tukaraq Iyo Duulaanka Soomaliland. waxay Sheegeen Inaysan ...

DAAWO VIDEO:VOA Oo Baahisey Khilaafka Thaabit Iyo RW Khayre Iyo Xilka Qaadista.

January 20, 2018

DAAWO VIDEO:Fanaanada Sacdiyo Siman Soodhaweyn Loo kala Hadhin Nairobi.

January 20, 2018

DEG DEG DAAWO:-Muuse Biixi Oo kahadlay Dagaalkii tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Iyo Arimo Kale Badan..

January 20, 2018
Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, oo ...