Tuesday, November 21st, 2017
.

Daawo Video:- Gudoomiyaha Buuhoodle Oo Gaaray Deegaanka Gocondhaale

Published on July 16, 2017 by   ·   5 Comments

Gudoomiyaha Golaha Deegaanka khaatumo ee Buuhoodle cabdifarax cali Cwil ayaa Maanta Gaadhay Deegaanka Gocondhaale oo Dhawaan la aas aasay isla markaana ku yaal Xuduudka  Khaatumo iyo Somaliland.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

 

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (5)

  1. mingistume soo dag says:

    BUUHOODLE OO JAWAABEYSA SIILAANYO & CALI KHALIIF & FAYSAL WARAABE @

    1)BURJI ADAG NINKAAN IGU OGEYN IIMA SOO BRIID SHEENE.

    2)BUUHOODLE: BASARKEYGA RUUX GARANAYAA IIMA SOO BAXO.

    3)BUUHOODLE: BIR XADIID AH WAXAANU NAHAY BUUR MA LIICDO.

    4)BUUHOODLE: LAMA ARAG DAMEER GEESO LEHIYO, DOWLAD REER QUDHA,E. IIDOOR.
    ———————————————————————————-
    DUULLAANKA MAY SOO BAXSHAAN DAGAYEY IIDOOR”>

  2. Ahmed says:

    Mingis Tume

    Balo dhabano la qabto aay leedahay ee dabo la qabto malaha.

    Dhowrkan inan ee yaryar iyo dhowrkan tiknikada ah ee qanaxoobay waad ogtahay in dirqi lagu kiciyo maxaad masaakiinta kaga diganaysaa? kkkk

    Ala hayaay inay meesha ka dhacdo ayaad rabtaa laakiinse anagu dad caqli leh ayaanu nahay oo kaa yeeli meyno.

    Haka yaabin in dhorkan nin ee meelahaas inay dadka ku bookhdaan iyaga oo fadho madhan dabadeed dib ugu noqda meeshay ka yimaadeen dib danbena aanan usoo eegin. Waa iska fursad sawir iskaga qaadis uun. kkkk

  3. Khadar says:

    Ahmed

    Kkkkkkk yaa allaahu baa lagu kiciyaa war sxb wa ku salamay .

  4. Cismaan Cawad says:

    Allaah Kariim! Ciyaalkaas masaakiinta ah ee ay diiftu saaran tahay ayay nimankani ku tilmaameen in uu sha’ni ka muuqdo. Dalkeenan iyo dadkeenan mar kasta oo aan eego jiilasha dhan ee ku aaya beelay ayaan aad ula kurboodaa. Carruurteenu waxaa ay mustaqbalkoodii dhammaa ku seegeen oo kuna sii seegi doonaan maangaabnimada, caqli xumada, fiiragaabnida, nacasnimada iyo damiir xumada dadkoodii dhalay ee qarannimo ka doortay qabiil iyo is kala qoqob. Ciyaalkan ku hoos dayacan ee ay dulli iyo darxumo dhaxalsiin doonaan hoos u eegi maayaan oo u daneyn maayaan. Qarannimadii waxaas oo baahi iyo duruuf ah ka kaafin lahayd anaa reer hebel ah iyo gacma hoorsi ayay ka door bideen. Waa ciqaab adduun iyo cadaab aakhiro.

    POOR INNOCENT CHILDREN! MAY ALLAH INTERCEDE ON THEIR BEHALF.

  5. Kays says:

    Alshabaab maxaa dhiigga somalida koonfureed u xalaaleeyay oo dhiigga soomalida waqooyi galbeed ka xaarantimeeyay? Network system saddex geedood ah ayaa isugu xirib Alshabaab, Idoor and Ethiopia 🇪🇹, haddaba marka doodayaan makasta idoor sida nugulka Axmed waxa ka muuqanayo maskaxyari iyo waayo aragnimo la’aan, sidoo kale Sabiilander oo aadan fahmayn wuxuu ka hadlo ayaa markay caqaarta liqiyaan inta indha qalloociyo aadmiga quursada, una qaata in maamul beeleedka idoor uu ka awood badan yahay somalia 🇸🇴 oo dhan, markaad eegto haraadiga SNM kuwa ka midka ah oo jeedinaya khudbad waxaa kaaga muuqanayo kalsooni darro iyo hanjabaad isla socdo, waxay daahayaan runta iyagoo makastada iyo haweenka u muujinayo niyad dhis dawladnimo, sida dhabta ah haraadiga SNM Waa dad waayeello ah wayna ogyihiin xaqiiqda laakiin been iyo huuhaa cidla ayay qayiladda isaga raadsadaan, culimada iyo aqoon yahannada idoor Waa juuq dhawr mana hadli karaan. Maamul beeleedka idoor jiritaankiisu wuxuu ku xiranyahay joogidda Alshabaab, haddii Alshabaab la soo afjaro maxa dhacaya? Sabiilander haka jawabo kkk what will happen after Alshabaab






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Wasiir Beyle Oo Shaaciyey Inuu Jiro Khilaaf Isaga Iyo RW Khayre,Lacago la Lun saday Arimo kale.

November 21, 2017
Wasiirka Maaliyadda XFS Md C/raxmaan Ducaale ayaa maanta Baarlamaanka JFS horgeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 ka oo dhawaan ...

DAAWO VIDEO:Deg Deg Komishinka Doorashada Oo ku Dhawaqay Natiijada S/land Xiligay Shaacinayaan.

November 21, 2017
Komsihinka Doorasahadda Soomaaliland Ayaa Shaaciyey Xiligay ku Dhawaaqayaan natiijada Doorasahada Soomaliland oo mudo laga Sugayey Cida Ku guulaysatey,Shir ...

Deg Deg Daawo;- Musharax Ciro Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Somaliland Ka Dhacdey

November 20, 2017
Murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa shaaca ka qaaday qaladaad badan oo xisbigiisu ka tirsanayo guddida doorashooyinka somaliland ...

DEG DEG DAAWO:-Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo C/Wali Gaas Iyo DP World Ayaa Kadhacay Magaalada Bosaso

November 20, 2017
HALKAN RIIX OO DAAWO MUDAHARAADKA

DAG DAG: Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa Doorashada Somaliland+Wararkii u danbeeyay…

November 20, 2017

SAWIRO; RW Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheikh Shariif & Arimo Xasaasi ah oo ay ka wada hadleen

November 20, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ...

DEGDEG: Uhuru Kenyatta Oo La Shaaciyey Inuu Ku Guuleystay Madaxtinimadda Dalkaasi & waqtiga la xalaaleynayo oo la iclaamiyay

November 20, 2017
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, David Maraga ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku guuleystay Doorashadii Ku-celiska ...

Wasiir Bayle Oo Golaha Shacabka Horgeynaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018

November 20, 2017
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu xidhibaannada golaha ...

Shabaab oo soo bandhigay askar ay sheegeen inay ka goosteen Jubbaland+(SAWIRRO)

November 20, 2017
Ururka Shabaab ayaa Degmada Jilib ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen saddex askari oo ...

DHAGEYSO; Shacabka Muqdisho oo amarkii ugu cuslaa la dul dhigay & Iney Hantidooda ku lumiyaan..

November 20, 2017
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  Xuseen Xasan Cusmaan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa amar kasoo saaray boob ...