Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO FULL:Kulan Xilka looga Qadaayay Cali Khaliif Galeyr oo Muqdisho Kadhacay

DAAWO VIDEO FULL:Kulan Xilka looga Qadaayay Cali Khaliif Galeyr oo Muqdisho Kadhacay

Waxa lagu qabtay magaalada Muqdisho xaflad looga  Horjeedey Siyaasada Cali khaliif  Ee la Midoobida Maamulka Soomaliland Uu la Midoobey.

waxa Xilka Laga Qaaday cali khaliif galaydh Inuu Xilka Sii hayo Oo uu soomaliland Kula Biiro xilka uu hayey.

waxa Xafladani ka Qeyb galay  Madaxweyne Kuxigeenka Khaatumo Garaado uu ka Mid yahay Garaad cabdirisaq Garaad Soofe  Masuulin kale.

halkani Riix Video Muqaalka

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

9 Responses to DAAWO VIDEO FULL:Kulan Xilka looga Qadaayay Cali Khaliif Galeyr oo Muqdisho Kadhacay

  1. ayaan says:

    kolay inuu fududaado ma ahayn haduu xasan shiig kawaayay karaamadii ay lahaayeen gaadumo inuu madax waynaha cusub iyo dawlada cusub sugay ahaayd oo iyagana laxaaldamo lakiin way dhacdaa

  2. sOmalilander says:

    Profaysar Cali khaliif galaydh buuhodle ayuu joogaa , kuwan leh waxbaan xil ka qaadaynana waxay joogaan xamar , iyamaa markaa awood badan ?! Dee ninka tuuladiisa jooga uunbaa warkisu shaqynayaa, nin xamar tagay hayska joogoo oo halkaas NUNKA BUNKA & GIDDIRTA hayskala cuno walalahaa HAWIYE !!

    Viva Profaysar Cali khaliif galaydh
    Viva Khaatumo-Somaliland !

    GAH.GAH.GAH

  3. Cismaan Cawad says:

    Sida ay taariikhdu inoo iftiimineyso beesha Dhulbahante halkii ay xilligii isticmaarka oollayd ayay weli taallaa oo waxba is kama beddelin runtii. Beesha waxaa iskugu darsamay:

    1) xin hoosaad saldadda beesha salka ku haya ee in qarni ka badan soo jiitamayay, kaas oo ay weli ku loollamayaan oo xal na u heli waayeen.

    2) aanooyin hore ee reeraha beesha ku kala dhex maray waagii halgankii daraawiishta iyo la dagallaankii gumeystaha Ingiriis oo ay beeshu labo u kala jabtay.

    3) beesha reero ka mid ah oo abidkood ba Isaaqa u addoonsan oo ay beesha Isaaq danaheeda ku fushato oo waana Jaamac Siyaad, Bahararsame iyo Barkad.

    Cali Khaliif ficilkiisu waxaa uu muraayad u yahay ficilkii uu Garaadkii reerkooda Daraawiishta ka geystay 100 sano ka hore ee sababtay in uu Sayidku qoorta u dheereeyo. La yaab ma leh runtii. Beeshu wax walba waxaa ooga sii xun in ay tolweynahooda Daarood ee ku hareereysan qaaddaceen oo iska mooseen. Talo walaal diid na tagoogta ayuu ka jabaa. Waa masiibo aad looga xumaado xaqiiqdii.

  4. Kays says:

    Sabiilander iska niiqlee dawcayahay sumaysan, waxa buuhoodle iyo gobollada SSC idoor yaallo waa un wadkooda, taarikkhda ayaana qorta sida yuhuudda in idoor 30 sanabo mar bureeyo, Alshabaab gabaad kuuma noqon karo, Ethiopia 🇪🇹 kaama difaaci karto dharbaaxada kuu qorshaysan, dhulbahante inuu idoor kolba dhan u jiito Waa mid iyagu is badeen, cali khalif waanadar xun oo dhuuni raac ah.Alshabaab iyo idoor inuu ku biirana Waa u sumcad xumo.

  5. sOmalilander says:

    Keys Aka Dhalfo liqe

    Sifiican baan kuula socdaa kkkkkkkkkkkkkk

  6. mingistume soo Dag@ says:

    jamaca siyaad iyo Baharsame ma waxay ka Awood Badan Yihiin inta kale Dhulbahant Gayiga
    Dagan miyaan sheekado miyeysan ka mid ahayn xubin ka mid Reerka dhulbahante.

    1) Cudurka maanta heysata ReeR Dhulbahante waa laba Cudur oo kala ah sida hoos ku
    XUSUN.
    —————————————————————————————–
    2)JAMA SIYAAD OO DOONAYA DANTOODA MOOYEE DAN KALE IN AYSAN JIRIN
    WAAN REERKA AAN OGOLEEN INUU MAANTA ISRAACO DHULBAHANTE/WEYNE. waa reerka ay
    Isaaqa u soo maraan DIBIN DAABYADA LALA DOONAYO IN LAGU TIRTIR DHULBAHANTE MAANTA LAGANA BOOBO DHULKA AY DAGAN YIHIIN SIDA SHEEKADO KU SOCOTO.
    —————————————————————————————
    3)BAHARSAME ISAAQA AYEY U QAABILSAN YIHIIN SIYAASADA GURACAN OO EE FOOSHA XUN EE
    IIDOORKA DABADA KA RIIXAYSO WAAD ARKI DOONTAAN CAWAAQ XUMADA KA DHALAN KARTA 2 LABADA
    REEROOD EE FALLAAGOOBAY MAANTA.
    —————————————————————————————
    WAAYAHA AAN IIDIN DAYNE WADDEE MARAYSAAN CIYAAR WAA GALIN DANBE.

  7. PROF/ CISMAAN CAWADA@ SULDAANKA NASABKA AH EE SULDAANADA/SOOMAALI WEYNE/FACA/WEYNE
    GEESKA/AFRICA SALAAN GOBEED BOOWE SAX WEEYE WAAN KUGU RAACSANAHAY REERKAAN WAXAA HALKAAS
    DHIGAY 2(labadaan reerood oo fidnada badan jama siyaad & Baharsame walee sida aad u sheegtay walaahay Been ma aadan xashaalilaah teede kale waa Cudurka ku jira ama Qanjirka
    ku jira dhulbahante weyne. mahadsanid. Ogoow intee socon kartaa filmkaas Dirta waqooyi wato maanta.
    —————————————————————————————–
    BAHARSAME IYO REER/ JAAMAC SIYAAD GURIGIISII & DEEGAANKOODII RUUX GAAS LA DABA TAAGAN. IYAGU WEEYEY CIID KALE MASUUL KAMA FIDNADA AY TOLKA DHEXDIISA KA WADAAN
    —————————————————————————————
    RAACO NA DHAAF FIDNADIIN HABEEN IYO MAALIN AAD REERKA KU WADAAN ILAAH OG.

  8. Kays says:

    Sabiilander sida khaniis loola dhaqmo ma garanayo, laakiin sida idoor loo karbaasho alle waa I baray

  9. Kays says:

    Sabiilander sida khaniis loola challenge gareeyo ma aqaan, qof walba wuxuu professional ku yahay un buu ka hadlaa kkkk kkk adiguna markaan ku arkaba dhalfa umbaad sheegtaa, af khaniis mooyee awalbaan caqli kale lagaa filayn, kolba futada mooyee dhagaha wax kama maqashide maamul beeleedka idoor wuxuu ku xiran yahay burburka Alshabaab, mana dheera insha allaah.khaniis xasuus ma leh, bal intaa yar ii xasuusnoow.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *