Tuesday, November 21st, 2017
.

DAAWO VIDEO:Warbaahinta Caalamka oo si yaable uga hadashay Howlgalka Xaslinta Amniga Muqdisho

Published on July 15, 2017 by   ·   6 Comments

 

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (6)

  1. Ali says:

    Soomaalidii israacdaye, Soomaalidiidoow xageed gali??? Ma gamcaha intaad isga saarto ayaad meel kaligaa ku caraysnaan oo dee waaba ay tahay xaaladu sidaa oo anagii baa kaa naxayna dhibta kaligaa ku haysata, garba-duub ayaa isu xidhxidheen, hal dheg ah oo keliya ayaana idiin fiyoow iyadana wax wanaag leh kuma maqashaan sidee marka wax la iduunku sheegaa?

    Waxyaabo badan yaa isbedelay waana tan keentay in dadkii ay iftiinka wada arkeen oo is nacayb laga daalay waqtiga nolosha oo kooban, wax isa saamaxaad ka wanaagsana lama sheegin, marka bal aynu isla aragno meesha wax soo mareen. Xili waxaa jirtay dadka oodhan ay iskuba raacsanaayeen in magaalo madacda loo raro Hargeysa, kadibna markii afka aad dadka u buurteen oo jawaab cad la idinka waayay aya dadkii dib isaga jafjafteen caasimadii hore ee muqdisho. tii xigtay waxay ahayd waar aanu wada hadalno oo idinku Soomaaliba u taliya, taasna sidii oo kale ayaa sidii 6 jir afka buurteen, dadkii marka idinku daaleena waa la idinka socday.

    Maantaa talo waxay maraysaa, war bal caano dabaqabasho ayay leeyihiine bal waxan yar ee la idiin soo tuuray ku xamdi naqa oo qaata, hadaad saluugtaana waa laysu celcelin aduunyada, ogaadana in Samaroon taladeedii gacanta ku haysato, Dhulbahante iyo Warsangelina waa hore tashadeen.

    hada shimbiraha ayaa idinku qoslaya, maalin dhowna waa cusub ayaa idnku soo dilaaci doona.

  2. Ali says:

    Ahmed

    Waar ninyohow ali ma mushaaqaydii adeero yaad ku maqan tahay, dadka oodhan adeer wax lama gaadhee iska nasiibso hadaad cumaamad yar kasoo hesho.

    Xaqqul qalin wuu dhamaaday oo hablihii baa afqasays ku soo iibsaday, adiguna ha sugin ee ka shaqo tag meesha shaxaadkii aad caanka ku haydeen wuu dhamaaday.

  3. Ali says:

    Somaal-laandar

    Salaan kadib ninkoow intaa wuun baad soo qoraysaa wax laga garanayaa majiraan oo sidii 6 jir ayaa intaa iska heesaysaa, waar meel naga fadhiiso Jamhuuriyadii adeero way iska saqiirtaye, kana fikir sidaa Somali Passport Buuhoodle ugu soo doonan lahayd goor dhow wuu qaaliyoobayaa, xagaa Itoobiyana wixii Koontarabaanka aahaa gebi ahaanba way joojisan, magaaladii koontarabaanka ku dhisnayd ee Wajaalena waa laga guurayaa, oo cadhtii ayaa la isugu wada imanayaa, ninkii Cabdi Maxamuud Cumar gurigiisii wuu cirtay.

    Xagee la aadi dadkii iyo aduunyadii oodhan baa waxaa la isga horkeenay dal baan nahay la yidhaa Jamhuuryada Isaaq, sow may benoobin? soo hoobo.!!
    Tolow xagee loo dawarsi tyegi doonaa, xitaa Qadar waa xidhantay oo maalin dhoweyd baa loo gafey.

    Jamhuuriyadii Saqiirtay Allaha samir iyo iimaan idinka siiyo—Aamiin. mise way dhicistay?

  4. soomali saqiirtay siday usoonoqon waa mid mustaxiil ah alle qabyaalada manta halka somali kala dhigtay haka daweeyo ragii gabood falada waqooyi kagaystayna inta nool sharciga lahorkeeno

  5. Ali says:

    Ogow qurux diinta.

    Ina abti aan wadahadalno waa aan heshiino, wax badan baa la wada gaadhi lahaa ee hadii cid dhgaha isga xirto waa dhibaato iyada aad u saaran. Soomalidu tidhaa ‘Af cadhooday habeen, ciduu ku yaal uun buu dhibaa’. Waliba inta kale ee Soomalida ihi maba doonayaan inuu dhibo ninka uu ku yaal oo ka wada damqanaynaa.

    Walaal adigu wax waad garan laakiin waxaa jira wax magarato aad u weyn oo u haysata in Soomalidu mindiyo isu wada haystaan, ina abti waan wada shaahnaa wali, oo waan kala guursanaa, waan isdhalnay, oo waan wada cawaynaa, laakiin si dhab ah in loo wada hadlo dadbaa waxay u haystaan kaafir nimo inay tahay, oo taa lagu xidhay ninka Coldoon, oo daka looga dhaadhiciyay ninkani wuu idin xaqirayaa waxaa oodhana waxaa ka danbeeya mid yaroo sade-wajiile ah oo la yidhaa Cismaan Cadaani,oo in ruwaayadaynayo aad moodid markuu hadlayo.

  6. Ahmed says:

    Ali

    Booyaasnimaan kugu ogaaye, ma kumbuyuurtakii guriga ayaalay ayaad gagabasho woxoogay siyaasada uga baro is tidhi waadigan isku dayaya inaad arimahan waaweyn ee culculus ka hadasho e. kkkkk

    Shaaqiyada iyo hablaha yaryar ayaa inabtida ku waala markay wax kaa rabaan. Sidii nin raga u hadal hadii mafiiqdii iyo jikadii iskaga noqo. Labadase ha’isku dhex wadin.






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Wasiir Beyle Oo Shaaciyey Inuu Jiro Khilaaf Isaga Iyo RW Khayre,Lacago la Lun saday Arimo kale.

November 21, 2017
Wasiirka Maaliyadda XFS Md C/raxmaan Ducaale ayaa maanta Baarlamaanka JFS horgeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 ka oo dhawaan ...

DAAWO VIDEO:Deg Deg Komishinka Doorashada Oo ku Dhawaqay Natiijada S/land Xiligay Shaacinayaan.

November 21, 2017
Komsihinka Doorasahadda Soomaaliland Ayaa Shaaciyey Xiligay ku Dhawaaqayaan natiijada Doorasahada Soomaliland oo mudo laga Sugayey Cida Ku guulaysatey,Shir ...

Deg Deg Daawo;- Musharax Ciro Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Somaliland Ka Dhacdey

November 20, 2017
Murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa shaaca ka qaaday qaladaad badan oo xisbigiisu ka tirsanayo guddida doorashooyinka somaliland ...

DEG DEG DAAWO:-Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo C/Wali Gaas Iyo DP World Ayaa Kadhacay Magaalada Bosaso

November 20, 2017
HALKAN RIIX OO DAAWO MUDAHARAADKA

DAG DAG: Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa Doorashada Somaliland+Wararkii u danbeeyay…

November 20, 2017

SAWIRO; RW Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheikh Shariif & Arimo Xasaasi ah oo ay ka wada hadleen

November 20, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ...

DEGDEG: Uhuru Kenyatta Oo La Shaaciyey Inuu Ku Guuleystay Madaxtinimadda Dalkaasi & waqtiga la xalaaleynayo oo la iclaamiyay

November 20, 2017
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, David Maraga ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku guuleystay Doorashadii Ku-celiska ...

Wasiir Bayle Oo Golaha Shacabka Horgeynaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018

November 20, 2017
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu xidhibaannada golaha ...

Shabaab oo soo bandhigay askar ay sheegeen inay ka goosteen Jubbaland+(SAWIRRO)

November 20, 2017
Ururka Shabaab ayaa Degmada Jilib ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen saddex askari oo ...

DHAGEYSO; Shacabka Muqdisho oo amarkii ugu cuslaa la dul dhigay & Iney Hantidooda ku lumiyaan..

November 20, 2017
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  Xuseen Xasan Cusmaan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa amar kasoo saaray boob ...