Wednesday, November 22nd, 2017
.

DAAWO VIDEO:Cumar cabdirashid oo codsaday Go’aanka Sucuudiga Ee Khaliijka Inay Dowlada Tageerto

Published on July 8, 2017 by   ·   15 Comments

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, kana tirsan mudanayaasha aqalka sare, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ka qayb-galaya barnaamijka Martida Makarafoonka ayaa sheegay in maslaxadda Soomaaliya aysan marnaba ku jirin mawqifka dhexdheaaxdnimo ee dawladda Soomaaliya ay ka qaatay xiisadda carabta.

Cumar Cabdirashiid ayaa ku baaqay in mawqifkaasi laga noqdo isaga oo sheegay in maslaxadda Soomaaliya ay ku jirto in lala safto dalalka Sucuudiga, Imaaraadka iyo Masar oo uu sheegay in ay mar walba usoo gurmadaan Soomaaliya.

Ugu horrayn waxaa uu ka jawaabayaa sida uu u arko mawqifka dawladda ee ku aadan xiisadda dalalka carabta,

Halkani Riix Video Muqaalka

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (15)

  1. Kayse says:

    Cumar big belly muxuu ka hadlayaa, laaluush iyo qurun iyo hanti la boobo ayaa astaan u ah, fiirin maayo maslaxadda ku jirto inaan loo kala hiillin labo dal oo muslim walaalo ah , iyagaa somali iska xiga oo carab isla ah, ma jiro mid abaal gaara somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ ku leh wax tar muuqdana u galay ummadda somaliyeed ee 27 sano burburka iyo baaba’a ku sugan,waxay waddamada carabtu ka siman yihiin cunsuriyaynta iyo nacaybka Ay u hayaan shucuubta somaliyeed,haddaba sucuudiga iyo xulafadiisu maxaa muuqda oo ay somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ u tareen?haddaba caqliga carab loogu kala eexanayo Waa kii badda lagu iibsaday!! Waa kii corruption ka iyo hanti boobka dawladdii c/rashiid cali sharmaake ku caan baxday , iska naaxoow somali oo dhan way ku taqaannaa mana jiro qof u muhanayo fikrad adiga kaa timid,xalwaystoow xoolo nooloow cidna ma danayso dameer ciyaaya.

  2. Ababina says:

    Kayse
    Futada xaar kaa socda xafaayad doono ka dib cid wax ka sheeg inta ka horeysa hadal kuuma furna

  3. Ali Mohamed says:

    Waa MIDGO. Uf iga dheh kan iyo kuwa taageersan. Cayil u dhimo, Hunguri u dhinta. Maslaxo kulahaa.

    Carabtoo idil waxeey Soomaaliya arkeen markii uu Turki yimid. Haddana waxeey dekedaha Soomaaliya ugu soo cararayaan waa markii arkeen in Persian Gulfka ama Gacanka Carbeed dagaal ka qarxi rabo markaas ayeey rabaan in maamulada Gobolada saxiix raqiisa ah la gaaraan.

    Xalweystoow taas kaa diidnay ee banaanka la imoow Mooshinka aad la soo dhudhuumaneysiin.

    Baqti. Xaq darro ku naax.

  4. mingistume soo dag says:

    Doqon Ali Mohamed ma taqaanid Siyaasada Qoobka Ciyaarka Ee khaliijka ka socota Waayo
    Siyaasada Soomaalida Adigu iyo inta kula fikir ah Siyaasada Marti Baad u TIHIIN WAAYO Ehel uma Tihiin.
    ————————————————————————————-
    WALI KAMA BIXIN GACANTII SACUUDUGA IYO EMMARATE ARABIA HADDII AAN NAHNAY SOMAALI/WEY
    LABADAAS DAL IYAAN KU XIRANAHAY KAL GANANACSI AHAAN, LAAKIINSE DOWLADA FARMAAJO MA
    KAMA FIIRSAN MASLAXADA DANTA GUUD EE SHACABKA SOOMAALIYEED IYO GANACSATADA 24/SAAC
    KU XIRAN SAUDIA AND DUBIA. DOWLADA Qatar Dan inoo ma heyso waayo shabaab ayey hubka Siin jirtay sida ula soco maslaxadeena waxay ku xiran ganacsiga waadna ku Goowracan tahay Maant.

  5. Ali Mohamed says:

    To: Mingistume

    Hadda ka hor ayaa hadalkaas aad caawa ku hadashay lagu yiri odayaal Hawiye eh, hadalka waxuu ahaa;

    “Hawiyoow siyaasad kuma gaartiin siyaasiyiinta Majeerteen”

    Oday Hawiye eh ayaa ku yiri Siyaasadda waxeey fiicantahay markeey xad leedhayay laakiin hadii eey siyaasiyiinta Majeerteen futada dhiganayaan iyo gabdho bikra ahna wadaan annaga hadaan Hawiye nahay siyaasadaas ma naqaaan Ehelna uma nihin.

    Marka caawa waxaan eebe ugu shukrinayaa hogaanka waxaa noo joogo nin Mareexaan ah.

  6. mingistume soo dag says:

    ADUUNKA WARKIISA DOONO AKHIRNA WARDIGEEDA HAY ???
    DARAJO IYO XIL YAA MUDAN MAANTA SOMAALIYEY @
    ————————————————————————————-
    Somaaliyey Xasuusnow Hadal Wuxuu Amaan Yahay intaa Aadan Oranine. @
    ————————————————————————————-
    Somaaliyey”@ Doorkeenii Weeyee Dulmiga Ma Hor Istaagnaan.
    1) XaQa Maw U Dagaalanaa.

    2) Danta Guud Ma Eegnaa.

    3) Dabka Shidan Ma Daminaa.

    4)Ubadkeena Dacayan Maanta Daryeel Maw Sameynaa.
    ———————————————————————————-
    HA DHALIILIN DALKA IYO DADKAGA ADIGOON WAXBA DHEERAYN SOOMALINIMADA.

  7. mingistume soo dag says:

    TO: Ways to Stop Swearing @ MR: ALI MOHAMED @
    ———————————–
    Have An Accountability Buddy @

    Views: PLS: You May Know That You Need To Filter Yourself More, but it Can be Motivating to realize how Often you actually Swear in Front Other. Thanks.

  8. Ali Mohamed says:

    To: Mingistume

    De waanada waxeey wax tar leedahay qofka in uu asaga iska bilaabo oo is hagaajiyo markuu wanaag la yimaado dadka ha u soo jeediyo.

    Soomaaliya sidee u hagaagee in aad Ethiopian waddanka soo gelisid haddana aad tiraahdid anniga ugu waddanisan.

    Waryaa taariikhdaada waa la wada hayaa waxaa tarto iyo waxad guddo waa la wada ogsoonyahay marka hadii ee run kaa tahay jacayl Waddan adiga qiro dambigaada kana towba keen ummadda Soomaaliyeedna cafis weydiiso.

    Annaga ha noo laba wajilineeynin sida hangaralaha oo kale marba dhinac ha u soconin.

    Bishaaro ayaan kuu hayaa Soomaaliya wey hagaagee Insha Allah marka adigoo kale waddanka laga qabto ama xaq darrada aad sharciyeesatay iskaada u joojisid.

    Arrinta Carabta is haysata waa labo walaalo marka u horeyso nabad ayaa lagu dadaalaa in la dhex dhigo arrintaasna waxeey ku hirgaleysaa in aad ka noqotid dhex dhexaad. Laakiin hadii aad la soo boodid Maslaxaddeena fiirsaneynaa waa oo dhinac ayaan la safaneynaa marka waxaad diyaar u tahay labadaas walaalo in eey isku dhammaadaan.

    Arrinta aad leedahay waa Siyaasad waa dhaqan ka soo horjeedo Maslaxadda Islaamiga ah.

    • Xasan xoolo waxu ka ibiiyay sacudiga
      150 kuun gabdho bikra ah oo hiraab u dhashay. Arintas ka waraan….Marka waxey ciddada sameeyaan cidd kale haku sheegiin.
      πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

  9. Origino says:

    war illeen dadka qaarkiima sabraan. kadib isaga iyo xasan culusow dhulkiina ay gateen min zelac ilaa ras kayambooni oo ay dumarkii somalidacarabta ninay korkoraan u ruufiyaamay oo kadib dalku revolution ka dhacay oo ay laba nin oo dhalinyar ah nationalist ah shacabka ay garab taaganyihiin oo sharaftii somalida ay dib usoo noqotay ayuu intuu isa soo mutaxay leeyahay goaankii carabta hala taageero.war muusan ogayn in sucuudiga nus qarni inuu boqolaal billion ku bixiyay inaan soma;liya shiodaal laga godin waxa ugu weyn ay qadar ula dagaalamayaan qadar oo doonaysa inay somaliya ka caawiso ssoosaaridda shidaalka.doqonkan majeerteen ma wuxuu malaynayaa waagii 60kii aabihii madaxweynaha ka ahaa. tani waa somalida cusub siyaasad danbe somaliya inaadan dib ugu soo noqon somalida way ku balameen

  10. hershi says:

    Adeer reerkaad ka dhalatay in dhimanyihiin dadka ma oga

  11. Kayse says:

    Abaabina are you Male or Female? Kolleey haweeney ahaan ayaan kuugu jawasbayaa:- Waa ceeb inaad qof fikirkiisa ku caydo, aniga waxaan ka hadlay aragyida aan ka haysto cumar c/rashid cali, xor baan u ahay codkayga (free speech) xaarka cesho iyo erayada aad isticmaashay waa kuwii sharmuutooyinka ama laga roonaha naayaa waryaa.waxa jiro rag muuq nimeed leh balse garasho carruur leh,(child brain) kolleey waa caddiifad qabiil xalwayste waxa aad ku taageerayso, what ever aad tahayba xalwayste sharaf iyo sumcad kuma dhex leh ummadda somaliyeed, isagoo blac market ku iibsaday baddii somalda, ayuu maanta ka hadlayaa imaaraad halla taageero, Waa in lagax tuuraa eyga caloosha wayn

  12. Amina says:

    dawladu kuma qasbana inay dhinac raacdo ,inay dhexdhexaad noqotayna waa gobanimo iyo siyaasad miisaaman.
    carab oo dhan markii ay cilaaqaadka u gartay Masar(waqtigii saadat)oo jaamacadda carabtu amartay in masar cilaaqaadka loo jaro ,soomaaliya iyo dal kale baa diiday amarkaas ,cirkuna naguma soo dumin waagaas ,sharaf iyo quwad baana ka qaadnay.
    ina cabdirashid garasho siyaasadeed ma leh meel fogna wax kama eego ,waa hunguri xun yahay,inta uu muuqiisu le’eg yahay baa jeebabkiisuna le’eg yihiin ,baddii buu shaki geliyey ,dekadihii (berbera iyo boosaaso iyo kismaayo)buu ama wax ka iibshay ama hadda gal ku wataa oo beec iyo dullaal u yahay(meel fog cilladdaas kama keenin oo Aaabihiis baa Kenya siiyey NFD),waa qaa’in maalin baana shacabka soomaaliyeed xisaabin doonaan

  13. origino says:

    wadaninimadu ma inta la qaado somliyey tooso in xoolaha masaakiinta la xadaa.haddii somalia dadka horey u hoggaamin jiray ay wadani yihiin maanta somaliya meesha ay joogto ma gaarteen ” back to square one” sabab dadka gobonimada dhalay ee ehelka u ahaa gumeysigaa intuu iska riixay u dhiibay ruufiyaaniintii isaga u shaqayn. tuug aan wadani ahayn xaguu wax gaarsiin inuu guryo ku dhisto lacagta dadka uu ka dhacay mooyaane. had iyo jeerna khaladka ay sameeyaan waxay ku eedeeyaan kenya iyo etoobiyo war aqbal qiro in aad adigu masuul ka tahay somaliya wixii ka dhacay

  14. origino says:

    so called hershi:Ciirtaa dhame ayaa caydaada yaqaan.rayigaaga ka hadal aflagaadada daa taariikhdaada dib u milicsan isbarbae dhig waxaad wanaajisay iyo waxaad halaysay adiga dabeetana is xukun dad waxaa jiraaa waxay taariikhda soo qabteen aan waligeed tirtirmayn ama ogolow ama ha ogolaanin .if you accept that well good and fair but if you have prejudice it wii not go away and would haunt the rest of your life.watch out.






WARARKA MAANTA

DAAWO:Beesha Gabadhii lagu kufsaday Boosaaso oo Hanjabaad culus dirtay

November 21, 2017
Beesha ay ka dhalatay Faa’isa oo Todobaadyo ka hor Askari ka tirsan Ciidanka Puntland uu ku kufsaday Magalada ...

DAG DAG: Maraykanka oo Duqayntii ugu cuslayd ee fuliyo ku dilay In ka badan iyo dhimashada oo…

November 21, 2017

DAAWO:-DEG DEG Burco Oo Ay kaqaraxday Iyo Xabada toos u dhacaysa Mudaharaad kasocda

November 21, 2017
Waxa magaalada Burco caawa Ka Dhacaya rasaas Iyo wadooyin la Gubayo wax yar uun kadib markii lagu Dhawaaqay ...

DAAWO VIDEO :Faysal Waraabe UCID IYO KULMIYE Waa Isku Kitaab ,Ilahayba Cirro Nooga Hiiliyey,Guusha waanu wada Leenahay.

November 21, 2017
faysal cali waraabe Oo In badani lagu tuhmayey Inuu yahay Mid tageerayey Xisbiga Kulmiye Oo isaga Magac U ...

DAAWO:Farmaajo iyo Emaaradka oo ka wada hadlay arimo Xasaasiya

November 21, 2017
Wasaaradda arimaha Dibadda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay safarka Madaxweyne Farmaajo eeΒ  Emaaraadka Carabta ayaa sheegtay in Madaxweynaha ...

DAAWO VIDEO LIVE:Qaabkii Muuse Bixi cabdi Oo madaxweynaha Somaliland Loo doortay..

November 21, 2017
waxa Loogu Dhawaaqay Madaxweynaha SoomalilandΒ  Inuu yahay Musharaxa Xisbiga wadani Ee soomaliland,kadib natiijada Laga Sugayey. waxa la Sheegaya Inuu ...

DAAWO VEDIO: Ka dib ku dhawaaqista Guusha Muusi Biixi & Xaalada Hargeys+War maka heysaa F/C/Waraabe & C/raxmaan Ciro

November 21, 2017
Guddiga Komooshinka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay madaxweynaha cusub ee Shacabka Somaliland shantana ee soo socota hogaamin doona. Muusi ...

DEG DEG: Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo lagu dhawaaqay & Xisbi lama filaan oo ku soo baxay

November 21, 2017
Guddida Doorashooyinka somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada ka soo baxday doorashadii madaxtooyada ee somaliland. Gudoomiyaha Guddida ...

DHAGEYSO: Ehalada Faa’izo Cabi oo lagu Kufsaday Boosaaso oo Cadaalad dalbaday+(Qorshe la dejiyay)

November 21, 2017
Qaar ka mid ah ehelada Faa’iso Maxamed Cabdi Xayi oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa mar kale ...

Farmaajo oo booqday Taalada Shuhadada Ciidamada Imaaraadka (SAWIRRO)

November 21, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Taalada loo ...