Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO:Raysal Wasaare Khayre Oo noqday Kii Ugu Shaqo Badnaa RW Dalka Soomara

DAAWO VIDEO:Raysal Wasaare Khayre Oo noqday Kii Ugu Shaqo Badnaa RW Dalka Soomara

 

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

5 Responses to DAAWO VIDEO:Raysal Wasaare Khayre Oo noqday Kii Ugu Shaqo Badnaa RW Dalka Soomara

  1. ayaan says:

    masha alaa walaahi waa ninka ugufirfircoon indaan soo arkaayay raysilwasaare inta neceb soomaali inay dhagaagdo ilahay dhulka halagooyo ilahay dhibka soomaali meel ay joogtdo wayku dhibaadaysan dahay hakasaaro dawlada gool inda dibusocodka ah ee shisheeyo kalkaalka ah oo daahir calasoow ugu horeeyo hanaga gabto soomaaliyo socodaye oo masoo nogonayso safar salaama

  2. Abdulqadir Tallman says:

    CAQLI CARUUREEDLE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO WUXUU KU HAMINAYAA:

    “HAWIYE AAN HUBKA KA DHIGO SI’ AAN UUGU DAWLADEEYO, SI’ AAN U LAAYO HALDOORKIISA. ADEERKAY AFWEYNE WAA KII HAWIYE AABI UGA DILAY GEESIGOODII JENERAAL SALAAD GABEYRE. ANIGOO FARMAAJO AHNA WAA INAAN HAWIYE KA LAAYAA RAGGOODA WAXGALKA AH.
    HAWIYAHA WAA INAAN KU BEER JILICSADAA WADDANINIMO BEEN AH IYO CAADIFAD AAN JIRIN. MARKA AY I AAMINAAN-NA, WAA INAAN EBER KA DHIGAA SI’ AAN U AARSADO. XOOG WAANKU AARSAN WAAYAY EE WAA INAAN XEELAD KU AARSADAA.

    WAA INAAN RAACAA MURTIDII MAXAMED CABDULLE XASAN:
    “NINKAAD DILI, NINKAAD DAGI, NINKAAD
    DABIN U QOOLEYSID,
    WAA LA ISU KALA DAADIYAA,
    YAANU KAA DIDIN E.”

    WALLEE FARMAAJOW XARIG AAD HAYSID XOOLO KUMA JIRAAN EE ISU SII DIYAARI DAGAALKII AAD ICLAAMISAY OO SAMAALE LIDKA KU AHAA.
    WAXAAD IILA MUUQATAA IN AADAN QAX HURI DOONIN, SAA WAA LAGA WAAYAY INAAD TABARTAAD OGAATID, EDEBNA MEEL U FADHIDI.

    MURUSADOW, DADKAAGA DHINAC KA RAAC.SAMAALAHAAGA DHEXDA UGA JIR.
    FARMAJO WUXUU KUU ARKAA INAAD AAD U NECEB TAHAY HIRAAB, LAGUUNA ADEEGSAN KARO WAXYEELLEYNTOODA.
    FARMAAJO, OO AH INA AFWEYNE, MEELNA KU GEYN MAYO EE YUUSAN KAA DHEX SAARIN TOLKAA.

    MAANGAAB FARMAAJO WAXAY AHEYD INUU EDEB KU DAAQO NIMCADIISA UUNA U DUCEEYO HAWIYIHII MAR LABAAD SOO CARA CELIYAY, KA DIB 27 SANO UU GEESAXIR KU MAQNAA?

    FARMAAJO ILLOWSHIINYO DHOWAA, MA XAAWALEY BAA?!

    MURUSADOW HA KA DHEX BIXIN WALAALAHAA KU JECEL.
    FARMAAJO IYO XERTIISABA WAA XUMBO. BERRIBA WAY TAGAYAAN.

    FARAQA HA KU XIRANIN NIN MEEL KA WACAN OO WEDKII GALAY.

    • Atoore says:

      KU:Abdulqaadir Tallman.
      1.Jaalle Tllmaaan waxaan qabaa rayi ka duwan kaaga 100 present.War in Hawiye huba laga dhigo dan baa ugu jirta.Hubka dhigista beesha hawiye waa dantooda.Maslaxadooda baa ku jirta Hawiye in huba khatartaa ee ay had iyo jeer isku xasuuqayaan laga uruuriyo oo ay ku soo noqdaan adduun nabadeed.War waxaad wax ka fiirisay meel qaldan iyo hab qabiil.Miskiin yahoow 27 sano buu Hawiye hub haystay ee maxuu ka faa’iiday an ka ahayn dhibaato agoomeed iyo akhiro waa joogto ah?Waryaa meeqa boqol oo kun baa Hawiye bilaash isaga laayey last twenty years?Do you know that?Hawiye haddii ay fakarayaan oo ay ku fakarayaan caqli FIYOOW waa in ay hubka khatartaa iska dhigaan oo u soo noqdaan danahooda nabadeed.Waryaa u hadal sidii nin dareemaya dhibaatooyinku iska batay ee uu Hawiye isku hayo.

      2.Ninka dhintay mudo hore ee ad ku sheegtay geesi marka hore wuu mootan yahay oo anigu waxba ka sheegi mahayo.Adigana waan kaaga aqoon badnahay.Hadalkaagase waxaa laga dareemayaa ninkaas kaliyaa Hawiye Geesi ka ahaa.Waa markii la sarifo qoraalkaaga.Waryaa wake up.Hadalka had ka sheegtay M.S.Bare iyo Ina Farmaajo waxaan kaaga soo jawaabi doonaa qoraalkaaga dambe Insha Allaah.Let us go man.

  3. ayaan says:

    cabdul gaadir adi iyo aabaha shalay orodkiina laga joogi waayay farmaajo baad nagu wareeriseen mandana hadalkale waa hawiye iyo xaalkiis saa garanimo marabdaane mooryaan waa mooryaan

  4. Ali says:

    War arintani ma noo laabnayd, shabaab oo meel ay dhulka ka galaan waayay, ha laisoo badbaadiyo…. war yaa faanta doonaya.

    dhagba maalin gaar ah ….

    Kuwo awalba musqulaha ka dhexqaylin jiray ayaa cataw bilaabay markay arkeen inay Soomaalidii dhiiqadii ka baxday aduunkiina usoo jeestay, adeer qabiil ha kusoo gabamne sheego warkaaga.

    Anigu raaxo Ayaan manta geed u hoos jiifaa.

    Xarakadii meeday….kkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *