Wednesday, November 22nd, 2017
.

DAAWO VEDIO: Wararkii ugu danbeeyay Howlgalka Xasilinta & Hubka ka dhigista caasimada Muqdisho..

Published on June 19, 2017 by   ·   2 Comments

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya wali waxaa ka socda Howlgalka Xasilinta iyo Hubka ka dhista,waxaana la arkayaa Ciidamo gaar ah oo howshaasi u xilsaaran.

Ciidamada Hubka dhigista caasimada ayaa lagu arkayaa isgoyada iyo Xaafadaha muhiimka kuwaasi oo Saraakiisha hubka culus iyo Ciidamada sida qabanaya.

Sidoo kale,Ciidamada ayaa waxay suuliyeen askarta sida sharcidarada ah hubka ugu dhexsida magaalada caasimada ee Muqdisho.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (2)

  1. Errible Faranfar says:

    FARMAAJO HA KU CIBRO QAATO IN HAWIYE AY ERYEEN ADEERKIIS AFWEYNE IYAGA

    OO FARA MARAN.

    ADIGA OO KAARE SAARAN, KARABIIN MA KAAGA RIDAY?!!!

    FARMAAJO HAWIYE HUB KAMA DHIGI KARO.

    HAWIYE WUU ARKAA IN FARMAAJO IYO KHEYRE LABADABA AY LEEYIHIIN UJEEDDO AARGUDASHO.

    DIBU-HESHIISIINTA GACAN KU RIMISKA AHNA, MA JIRTO CID LAGU GAADI KARO.

  2. Eerible Faranfar says:

    XASAN CALI KHEYRE,
    ADIGA IYO DAROODKA KU SOO KIREYSTABA QAX MA HURI DOONTAAN. CAQLI CARUUREEDLE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO WUXUU KU HAMINAYAA:
    “HAWIYE AAN HUBKA KA DHIGO SI’ AAN UUGU DAWLADEEYO, SI’ AAN U LAAYO HALDOORKIISA.
    ADEERKAY AFWEYNE WAA KII HAWIYE AABI UGA DILAY GEESIGOODII JENERAAL SALAAD
    GABEYRE. ANIGOO FARMAAJO AHNA WAA INAAN HAWIYE KA LAAYAA RAGGOODA WAXGALKA AH.
    HAWIYAHA WAA INAAN KU BEER JILICSADAA WADDANINIMO BEEN AH IYO CAADIFAD AAN JIRIN.
    MARKA AY I AAMINAAN-NA, WAA INAAN EBER KA DHIGAA SI’ AAN U AARSADO. XOOG WAAN
    KU AARSAN WAAYAY EE WAA INAAN XEELAD KU AARSADAA. WAA INAAN RAACAA MURTIDII
    MAXAMED CABDULLE XASAN:
    NINKAAD DILI, NINKAAD DAGI, NINKAAD
    DABIN U QOOLEYSID,
    WAA LA ISU KALA DAADIYAA,
    YAANU KAA DIDIN E.”
    WALLEE FARMAAJOW XARIG AAD HAYSID XOOLO KUMA JIRAAN EE ISU SII DIYAARI WADDADII
    DHEEREYD EE UTANGA IYO HABAAR WAALI.
    DAAROOD QAX LABAAD MA HURI DOONO, SAA WAA LAGA WAAYAY INUU TABARTIISA OGAADO,
    EDEBNA MEEL U FADHIYO E.
    MURUSADOW, DADKAAGA DHINAC KA RAAC.
    HAWIYAHAAGA DHEXDA UGA JIR.
    DAAROOD WUXUU KUGU XANTAA MURUSADE WAA MISKIIN MAACUUN AH OO LOO YAQAAN “KUWAIT”
    QOSOKOODA IYO SACABKOODA HA U BOGIN. MEELNA KU GEYN MAYAAN DAROOD.
    DAAROOD YUUSAN KAA DHEX SAARIN TOLKAA.
    DAAROOD BAL MUU NIMCADIISA BANAADIR ISKA DAAQO, BAL MUU U DUCEEYO HAWIYIHII MAR LABAAD SOO CARA CELIYAY, KA DIB 24 SANO UU GEESAXIR KU MAQNAA?
    DAAROOD ILLOWSHIINYO DHOWAA, MA XAAWALEY BAA?!
    MURUSADOW HA KA DHEX BIXIN WALAALAHAA KU JECEL. DAAROOD WAA XUMBO. BERRIBA WUU TEGAYAA. UTANGA AYUU U SOCDAA. FARAQA HA KU XIRANIN NIN MEEL KA WACAN OO WEDKII GALAY.






WARARKA MAANTA

DAAWO:Beesha Gabadhii lagu kufsaday Boosaaso oo Hanjabaad culus dirtay

November 21, 2017
Beesha ay ka dhalatay Faa’isa oo Todobaadyo ka hor Askari ka tirsan Ciidanka Puntland uu ku kufsaday Magalada ...

DAG DAG: Maraykanka oo Duqayntii ugu cuslayd ee fuliyo ku dilay In ka badan iyo dhimashada oo…

November 21, 2017

DAAWO:-DEG DEG Burco Oo Ay kaqaraxday Iyo Xabada toos u dhacaysa Mudaharaad kasocda

November 21, 2017
Waxa magaalada Burco caawa Ka Dhacaya rasaas Iyo wadooyin la Gubayo wax yar uun kadib markii lagu Dhawaaqay ...

DAAWO VIDEO :Faysal Waraabe UCID IYO KULMIYE Waa Isku Kitaab ,Ilahayba Cirro Nooga Hiiliyey,Guusha waanu wada Leenahay.

November 21, 2017
faysal cali waraabe Oo In badani lagu tuhmayey Inuu yahay Mid tageerayey Xisbiga Kulmiye Oo isaga Magac U ...

DAAWO:Farmaajo iyo Emaaradka oo ka wada hadlay arimo Xasaasiya

November 21, 2017
Wasaaradda arimaha Dibadda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay safarka Madaxweyne Farmaajo ee  Emaaraadka Carabta ayaa sheegtay in Madaxweynaha ...

DAAWO VIDEO LIVE:Qaabkii Muuse Bixi cabdi Oo madaxweynaha Somaliland Loo doortay..

November 21, 2017
waxa Loogu Dhawaaqay Madaxweynaha Soomaliland  Inuu yahay Musharaxa Xisbiga wadani Ee soomaliland,kadib natiijada Laga Sugayey. waxa la Sheegaya Inuu ...

DAAWO VEDIO: Ka dib ku dhawaaqista Guusha Muusi Biixi & Xaalada Hargeys+War maka heysaa F/C/Waraabe & C/raxmaan Ciro

November 21, 2017
Guddiga Komooshinka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay madaxweynaha cusub ee Shacabka Somaliland shantana ee soo socota hogaamin doona. Muusi ...

DEG DEG: Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo lagu dhawaaqay & Xisbi lama filaan oo ku soo baxay

November 21, 2017
Guddida Doorashooyinka somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada ka soo baxday doorashadii madaxtooyada ee somaliland. Gudoomiyaha Guddida ...

DHAGEYSO: Ehalada Faa’izo Cabi oo lagu Kufsaday Boosaaso oo Cadaalad dalbaday+(Qorshe la dejiyay)

November 21, 2017
Qaar ka mid ah ehelada Faa’iso Maxamed Cabdi Xayi oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa mar kale ...

Farmaajo oo booqday Taalada Shuhadada Ciidamada Imaaraadka (SAWIRRO)

November 21, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Taalada loo ...