Marqaan News Agency » Cali Khalif Oo loo Diidey Inuu tago Buuhodle

Cali Khalif Oo loo Diidey Inuu tago Buuhodle

Waxa  wararka Anu ka Helayno magaalada Buuhodle Sheegayaan In Ciidamada Buuhoodle ku sugani Diideen Inuu Dr cali khalif Inuu kasoo laabto Hargaysa Uuna  Kasoo dego Buuhoodle.

Ciidamada ayaa Cali khaliif u diiday in uu tago magaalada Buuhoodle iyagoo ka soo horjeeda heshiiskii Shanta qodob ka koobnaa ee ay Maalin ka hor  kala saxiixdeen Maamulka Soomaaliland iyo  Khaatumo oo uu hogaaminayo Prof Cali Khaliif Galeyr.

Magaalada Buuhoodle ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq Ciidan xaaladeeduna waa ay  kacsan tahay,waxaana laga cabsi qabaa in halkaasi dagaal ku dhex maro ciidamada Soomaaliland iyo ciidamadan Deegaanka buuhoodle Ee ku kacsan Siyaasada  Cali Khaliif Galeyr.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Khaatuma oo ku sugan Magaalada Buuhoodle oo aan  la xiriirnay  ayaanan noo suurtagelin si aan wax uga weeydiino waxa ay ka ogyihiin xiisadaan iyo walibaCiidamada Hubeysan ee Cali Khakiif Galeyr uu diiday in uu tago Magaalada Buuhodle.

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

3 Responses to Cali Khalif Oo loo Diidey Inuu tago Buuhodle

  1. Gabar Harti says:

    Cid kahor istaageeysa ma jirto Alle mo’ogiye.
    Reer dun xume iska aamusa

  2. anigoo ah axmed buuhoodle..waxaan u sheegayaa reer buhodle..iyo reer khaatumo 8naanay soo gelayn buhodle…cali khaliif iyo waxa la socdaan toona hadii uu xabad ka nabad falo wuu faa.iiday lkn jadwalka kuma jirto inay nabadgalaan

  3. mingistume soo Dag@ says:

    Cali khaliif@ hadad Dhimato Geeridu Marbay noolosha Dhaantaa?? nin Dharbaaxo Quudheed Dugsaday IIDOOR Dhaqayaded Maalye Dhashaaday Sugtaa Xaajadaad Dhawrataa Adide>@kkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *