Marqaan News Agency » BREAKING NEWS VIDEO:Garaad Jaamac Garaad Cali Oo ka Horyimi Heshiiski Xubnahi Dr cali Khaliif La Galeen S/land

BREAKING NEWS VIDEO:Garaad Jaamac Garaad Cali Oo ka Horyimi Heshiiski Xubnahi Dr cali Khaliif La Galeen S/land

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa ayaa si weyn uga Horyimid go’aamadii maamulka Khaatumo lagu biiriyey Somaliland wuxuuna ku tilmaamay khiyaano Qaran.

Garaadka ayaa sheegay in ay siyeen kalsooni iyo wakhti balse ay maamulkii Khaatumo doorteen inay dadkooda Adhaxda jabiyaan. Wuxuu sheegay Garaadku in maalintii uu lahaa nina Gunimo kula Tartami maayo Ali Khaliif garabkiisa fadhiyey, hadana uu tii taagan yahay.

Wuxuu cadeeyey inaysan cidina ku matalin Hargaysa, dadkiisana aan la waardig karen, masiirkuna uusan ku baaba’ayn mudarada ay sameeyeen raggii hogaanka loo dhiibtay,Garaadka ayaa soojeediyey qodob muhiima.

Halkani Riix Video Muqaalka

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

16 Responses to BREAKING NEWS VIDEO:Garaad Jaamac Garaad Cali Oo ka Horyimi Heshiiski Xubnahi Dr cali Khaliif La Galeen S/land

  1. Cismaan Cawad says:

    Labada xaq darro isku raacda xaqa ayay ku kala booddaa. Cali Khaliif haba ku biiro xulufadiisa maamulka Somaliland mashruuca ka dhigtay waayo marka hore waa tuugo is og oo isna taqaanna ee soo wada miisan jirtay, marka xigana in uu dhankaas u garaan girayo ninka ragga ahi waa ogaa doqon na in loo sheego u ma baahnayn (mise malaha doqon uun baa in loo sheego u baahnaa sida muuqata).

    In uu Cali Khaliif saaxiibkii Siilaanyo magansado waxaa ka sii xanuun badan ihaanada iyo bahdilaadda uu u geystay shacabkii Dhulbahante ee sanado badan lagu soo xasuuqayay magaca Somaliland. Xaquuqdoodii meedey? Magahoodii meeye? Raalli galintoodii meedey? Kuwan magaca Somaliland ku xasuuqay se yaa xaqaas u siiyay? Qof aan damiir lahayni waxa uu la mid yahay waa la wada garanayaa. Laakiin magaca sharafta leh ee Dhulbahante iyo Cali Khaliif meel ma wada galaan.

  2. Cismaan Cawad says:

    Waxaa ina la saxsan oo wadciga dalkan ka jira waafaqsan in marka hore la aqbalo oo lana oggolaado in aanay Soomaaliya qaybsami doonin oo odayadanina waxa ay yihiin iyo khiyaamada ay wataan caalamku la fahamsan yahay. Waxaa xaqiiqada waafaqsan in dhammaan beelaha geyigan wadaagaayi ay tuugadan heeryadooda is ka dul qaadaan oo ay beentooda iyo beenowaasnimadooda ay 25ka sanadood dadka ku maaweelinayeen is kana xoreeyaan. Waxaa waajib ah in aqoonyahannada iyo dhallaanka gebi ahaan beelaha geyigan ku walaaleysani ay soo dhisaan siyaasad cusub ee si dhab ah uga tarjumaysa danaha iyo baahiyada geyigan ee kuna salaysan xaqiiqada ah in uu geyigani ka tirsan yahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya sida caalamku qeexay oo ay kuna qanacsan yihiin dhammaan beelaha geyigan ku wada nool.
    Waqti badan baa lagu soo dayacay beenaaleyaashan iyo dhaanka dabagaalle ee ay dadka geyigan deggan ku indho sarcaadayeen oo wax aan rafaad iyo ragaad daba dheeraday ka ahayn laga ma dheefin runtii. Talo adiga ayaa ku nool oo danina waa seeto. Inta goori goor tahay waa in is beddel dhab ah geyigan laga dhaliyaa si loo hanto nabad waadha, caddaaladda iyo sinnaanta loo wada hiloobay iyo horumarka aynu dhammaantayo muteysan nahay. Kuwa dhalanteed qabiil weli ku daba dheggan ee Somaliland oo dal gooni ah ku riyoonaya aad baan uga tacsiyeynayaa.
    Waqti badan baa lagu soo dayacay beenaaleyaashan iyo dhaanka dabagaalle ee ay dadka geyigan deggan ku indho sarcaadayeen ee wax aan rafaad iyo ragaad daba dheeraday ka ahayn laga dheefin runtii. Talo adiga ayaa ku nool oo danina waa seeto. Inta goori goor tahay waa in is beddel dhab ah geyigan laga dhaliyaa si loo hanto nabad waadha, caddaaladda iyo sinnaanta loo wada hiloobay iyo horumarka aynu dhammaantayo muteysan nahay. Kuwa dhalanteed qabiil weli ku daba dheggan ee Somaliland oo dal gooni ah ku riyoonaya aad baan uga tacsiyeynayaa.

  3. mingistume soo dag says:

    Taladaan La Ruugin waa Lagu Rafaadaa nabad La,aani Waa Nool La,aan. Hadal aan Dhamaaneyn Waa Lagu Dulloobaaye.@
    ————————————————————————————-
    Saddex Buu Raggu Is Dheer Yahay@ Maanta@
    —————————————————-

    a) Garasho” Waxa Soo Socda. @

    b)Wax Ka Qabashada Waxa Jooga. @

    c)KA” Samridda Waxa Tagay”. @
    ———————————————————————————-
    Dhulbahantow”@ Waxa U Baahan Tihiin Maanta(UNITY IS POWER”)

  4. Cismaan Cawad says:

    Copy and Past Gone Horribly Wrong! My sincere apologies.

  5. Ali says:

    Waa qalad wuxuuuga horyimi sow ma arko wiilka yar oo futada kuusan oo aan aqoon u lahayn dawladnimo sow ma arko wiilka yar aan garanayn dal wax lagu hormariyo sow ma arko kuwa la beesha ah oo buuxdhaafiyay Garoowe sow in laga tago wax dhaama ii sheeg ayagoo aan ahayn reer Puntland bay reer Puntland dhulkii udgoonka boobayaab War indha adakaa>

  6. Xalne says:

    #ALI

    NINKA AAD CAYNEYSO WAA GARAADKA DADKA AAD RABTO INAAD SOO JIIDATID AMA LA HESHIISID?

    TRUMP CAQLIGIISA MIYAAD KU DAYATEY?

    WAX CUSUB MA AHA FAYSAL CALI “DHURWAA” AYAA SIYAASI IDIIN AH 🙁 .

    WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWEYNAYAA HADALKA GARAADKA.

  7. Xalane says:

    #ALI

    NINKA AAD CAYNEYSO WAA GARAADKA DADKA AAD RABTO INAAD SOO JIIDATID AMA LA HESHIISID?

    TRUMP CAQLIGIISA MIYAAD KU DAYATEY?

    WAX CUSUB MA AHA FAYSAL CALI “DHURWAA” AYAA SIYAASI IDIIN AH 🙁 .

    WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWEYNAYAA HADALKA GARAADKA.

  8. ladan says:

    ali waxaan ku iri dhulbahante iyo reer puntland ma labaad ukalataqaana . hadaad labo ukala taaqaano waa kuu doqonimo isaaq , anigu habaryoonis iyo habar jecelo waxaan u aqaanna isaaq dadkaana waa harti puntland ayagaa iska lehe sherekadu waa qabiil daaroodaaba lakala qaadaayaa yaaaaaaaaaaab . war orodoo naga taga musiibo idinku dhacaday oo itoopiyaan idin qabsaye isaaqo . waa bil rabadaann waa tobankii ugu danbeeysay illaheey waxaan isaaq uga barayaa in musiibo ku dhacado oo fidnada aay darfaha hayaan iyaga ku rogmato oo somaalina kanabad gasho

  9. Ahmed says:

    Waxaa muhiim ah in heshiishka lasoo dhaweeyo. Inta diidani siday doonaanba ha u diidanaadeene walee inaanay same lagu waaro ka talinayn.

    Waxaam anigu u arkaa in Suldaanku uu ka hor dhacay oo uu hor booday oo intaanay qoladan heshiishka gaadhay diba ula noqon ayuu saacado gudohood kasoo horjeestay. Arintaasina waa fudayd. Fudaydna looma baahna. Heshiishkan la gaadhay maanta waa mid taariikhi ah, waa mid mug ah, waa mid lagu dhagax dhigayo Shirweyne ay Somaliland inta geyigeeda degtaa oo dhani iskugu imanayso oo si waafi ah wax walba uga heshiinayso. Heshiishkaas oo ugu danbeyn ay kasoo baxayaan wax lagu wada qanacsan yahay oo dhanwalbaaba umuurihiisa iyo danahiisa oo bayaan ah ka dhex arkayo. Wixii lakala tabanayo lagu daweeyo, wixii la’isku odhanayona la’isku yidhaahdo. Laakiinse xeyndaabka aanan laga baxeyn.

    Aniga oo soo koobaya waxaan ugu ducaynayaa in uu Illaahay garadsiiyo wadada toosan. Marna waa dagaalamaa, marna waa lawada hadlaa, marna waa la heshiiyaa.

  10. mingistume soo dag says:

    Ali@ fadhi nooma Yaalee inaan fulina Weeyaane” Adiguna Fudeyda iska Daah Gabonimada
    Qarandiid baad tahaye soomaali/weyn maanta wey dhaqaaqday in aad dadkaga dhinac ka Raacdo maxaad ku diiday oo Dooneysaa maanta.

    1)Hargeysamaanta@ Guri Looga Sii Daray Markuu Waayey Dowladnimo@

    2) Burco@Maanta: Guri Doofaarku Hoos ka Qootoo Diinka ku Caweya. @
    ———————————————————————————-
    IIDOOR SAL FUDUDA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  11. Khadar says:

    Kkkkkmmmkkkkk

    Cajiib reerkan haloo duceeyo wax badan baa ka qaldane

  12. WAAYEEL101 says:

    hadalka garaadku waa run, wuxuu kala doortay gunnimo iyo gobanimo. HADUU HESHIISKA GALO ISAGOO DEEGAANKIISII UU CADAW HAYSTO WAA “GUNNIMO” TAN GARAADKU UU DIIDAYNA WAATAAS! AMAA CALI IYO SAAXIBADII WAA SIYAASIYIIN DHUUNIRAAC AH OO SIFUDUD LOO IIBSAN KARO. DHULBAHANTANA CADAW U AH! NIN AAN CADAW DHULBAHANTE SHARAFTIISA IYO DADNIMADIISA IYO TAARIIKHDA DAMBE EE REERKA AY KUWAYNTAHAY, HESHIIS NOOCAAS OOKALE AH MAGALEEN. WAXA KELIYA EE AAN KUSIFAYNKARAA KUWA HESHIISKAAS GALAY “CADAW DHULBAHANTE”
    MAXAA DHULBAHANTE LAGUDBOON? SHIR DEG DEG AH, OO LAGU DOORTO HOGAAN XOREEYA DEEGAANKA DHULBAHANTE EE UU ISAAQ HAYSTO! AWAL IYO AAKHIRANBA WAA IN DHULKA LAXOREEYAA, HADII AY WADA HADAL RABAANA WAA IN AY MAGDHAW KABIXIYAAN DHAMAAN INTII KUDHIMATAY IYO INTII KUDHAAWACANTAY MAGTOODA KA HOR INTA AAN LALA HADLIN. SIDEE LOOLA HADLAA NIN LAASCAANOOD XOOG KU JOOGA?
    HALA XOREEYO DHULKA, HALA XOREEYO DHULKA. WAXAA XAL AH MAANTA DAGAAL.

  13. Khadar says:

    Dhulbahante yaan loo talinin ee halala tashado .wbt

  14. Aarka hargaysa says:

    Pudhland waa budhbudhay boowe kkkkkkkkkkkk

  15. Cali says:

    War anigu Cali shaqo kuma lihiye ninka la socda ee Baarlamaanka madaxda ka ah ayaan aad u taageersanahay oo meel walba SNM-tii ku garaacay, maantana isagoo guryahoodii dhexjooga ayuu runta sanka kaga dhuftay. Meeshan waa laba dawladood oo la kala yiraahdo Khaatumo state iyo SNM, waana in ciidamada la kala qaataa, cidna cid kale ma xuku karto.

    Wuxuu yidhi waligeyba maan maqal Faysal Waraabe iyo Ucid, waxan xasharaadka ahee warbaahinta isku shegana waa kuwaa hawada colaada ku lahayn, maantana anoo dhexjooga ayaa sanka ka wada garacaya.

    Sheekadii SNM-tu sow may dhaman.

  16. Xalane says:

    #AHMED#

    KKKKKKKKKKKKKKK WAXAAN LA YAABEY QOLADAAN DEGEN WAQOOYI GALBEED IYO TOGDHEER?

    MARKA HORE MAGAACAGA SAX UQOR ILEEN ITOOBIYAAN WAXBA UQORI MAYSIDEE, SIDA AF SOOMALIGA KU QOR.

    ADIGA IYO WALAALKAA CALI WAA KAN “COMMENTS” SUUBINAYA LABADIINABA KHALAD WEYN AYAAD KU JIRTAAN.

    SIDEE U DOONEYSAAN INAAD DIFAACDAAN MAAMULKIINA, HADII AADAN DIFAACI KAREYN?

    WALAALKAA CALI WUXUU CAAYEY GARAADKA, ADIGUNA MARKA HORE MAGACAADA AYAAD KHALADEY ADIGOO USOO QORAAYA DAD SOOMAALI AH.

    MARKA LABAAD GARAADKA AYAAD UGU YEERTEY “SULDAAN” 🙂 SOOMAALIDIIDOOW, WAXEY AHEYD INAAD SOO OGAATO DARAJADA AMA MAGACYADA LOO YEERO DUQEYDA DADKA AAD WAX KA RABTO INEY WAX IDINKA DHEXEEYAAN.

    WALEE REERKU WAA ISKU CAQLI, WAXAANA HOGAAMIYA FAYSAL CALI ” DHURWAA”.

    XAGEE MAREYSAA ITOOBIYA AYAA 19% LEH 🙂 KKKKKKKKK

    REERKA CAQLIGU XAGUU AADEY?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *