Marqaan News Agency » DHAGAYSO:Madaxweyne Farmaajo 100 Maalin U Dhamaadeen ,Maxa U Qaabsoomay?

DHAGAYSO:Madaxweyne Farmaajo 100 Maalin U Dhamaadeen ,Maxa U Qaabsoomay?

Toddobaadkan ayaa waxaa boqol maalmood ay kasoo wareegtay markii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu talada dalka qabtay. Waxaa isla toddobaadkan soo shaac baxay xildhibaano ka tirsan baarlamanka oo ku dhwaaqay isbaheysi loogu magac daray Horusocod.

Isbaheysigan ayaa dad badan u arkeen mid dowladda looga soo horjeedo, hase yeeshee waxay xildhibaanada ku jira sheegeen inaysan sidaas ahayn arrinta. Arrimhaas ayaan ku eegeynaa barnaamijka faaqidaadda

Halkani Riix Ka Dhagayso

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *