Marqaan News Agency » DHAGAYSO :Wada Hadalo U Furmaya Soomaliland Iyo Dowlada Faderalka Soomaaliya+Xagee Ayuu ka Furmayaa?

DHAGAYSO :Wada Hadalo U Furmaya Soomaliland Iyo Dowlada Faderalka Soomaaliya+Xagee Ayuu ka Furmayaa?

Waxa Dhawaan lagu wadaa  Inuu furmo wada Hadalo u Dhaxeeya Dowlada Faderalka Soomaaliya Iyo  Maamulka Soomaliland,Kuwaasi Oo noqonaya wajiga  Ugu Horeeyey Ee u Furma Dowlada Cusub Ee uu hogaaminayo madaxweyne Farmaajo.

Waxa Lagu wadaa Inay wada Hadaladani ka Furmaan  dalka Turkiga ,waxayna Turkiga Dhowr Jeer qabatay wada Hadalada Somaliland Iyo faderalka.

Maamulka Somaliland ayaa waxa uu sheegay in ay rajo wanaagsan ka qabaan in dib loo bilaabo wada hadaladii ay la lahaayeen Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Maamulka Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo la hadlay BBC ayaa waxa uu sheegay in ay rajeynayaan in dib loo bilaabo wada hadaladii ay la lahaayeen Soomaaliya, oo hakad galay.

Halkani ka Dhagayso waraysi

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *