Tuesday, November 21st, 2017
.

DAAWO VIDEO:Waraysi MD Gaas Oslo Xildhibaanada Soomaaliya Fariin Kulul U Diray ..

Published on May 19, 2017 by   ·   2 Comments

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (2)

  1. mingistume soo dag says:

    Alleehe, Gaas iyo Xasan shiekh (xasan Maafiyo) xaggee kula Gadisan maanta
    ————————————————————————————-
    1)Xasan shiekh Maanta AY Taariikhdu Tahay 19may2017@ waxuu Qaxooti ku Yahay Turkey
    oo Doorbiday Dalkiisa hooyo oo hawda macaaneyd.
    2)xasan shiekh wuxuu si bareer ah u dhacay hantidii ummada masaakiinta Ee Abaarta Daran Haysa ku Dhacay Aduun Gaaraya $40millions)from jeebka to jeebka maalin caddey
    Qorraxda soo jeedo (cidna lama xisaabtamin)gudoomiyaha fuleyga shacabka somaaliyeed
    EE MARLABAAD DOORTEEN XILDHIBAANADA CUSUB OO AY KU QALDAMEEN MARKIISII HORE DOQON
    JAWAARI DIGEL IYO MIRIFLE. AYAA GROONKA INTERNATIONAL KU SII SAGOOTIYEY.
    ———————————————————————————-
    1) GAAS ABAARTII DALKA AAFEYSAY UMMADISA AYUU DHIBKA IYO GAAJADA WAX LA QABAY
    AF/ IYO /ADIN / GACAN TAASI WEEYE GOBNIMA UU DHEER YAHAY XASAN SHIEKH MAANTA.

    2)GAAS QAXOOTI MA AH DALKA IYO DADKA AYUU DHEX JOOGAA WAXBA YUUN U QABAN.
    ———————————————————————————-

  2. cubeyd says:

    Waxaad ka iloowday gaas inuu shaqadii gabre lawareegay war nacaskii ciise riyoole maqla gaas ma isagaaba diyaarad kadagay 3dii sano uu meesha joogay cabdi dhoof&abaar xagay isku arkeen sow kelyaha intey la ekadeen ma aragtid hadaadan xishoonayn waxaad doontaan kuhadla






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Wasiir Beyle Oo Shaaciyey Inuu Jiro Khilaaf Isaga Iyo RW Khayre,Lacago la Lun saday Arimo kale.

November 21, 2017
Wasiirka Maaliyadda XFS Md C/raxmaan Ducaale ayaa maanta Baarlamaanka JFS horgeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 ka oo dhawaan ...

DAAWO VIDEO:Deg Deg Komishinka Doorashada Oo ku Dhawaqay Natiijada S/land Xiligay Shaacinayaan.

November 21, 2017
Komsihinka Doorasahadda Soomaaliland Ayaa Shaaciyey Xiligay ku Dhawaaqayaan natiijada Doorasahada Soomaliland oo mudo laga Sugayey Cida Ku guulaysatey,Shir ...

Deg Deg Daawo;- Musharax Ciro Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Somaliland Ka Dhacdey

November 20, 2017
Murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa shaaca ka qaaday qaladaad badan oo xisbigiisu ka tirsanayo guddida doorashooyinka somaliland ...

DEG DEG DAAWO:-Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo C/Wali Gaas Iyo DP World Ayaa Kadhacay Magaalada Bosaso

November 20, 2017
HALKAN RIIX OO DAAWO MUDAHARAADKA

DAG DAG: Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa Doorashada Somaliland+Wararkii u danbeeyay…

November 20, 2017

SAWIRO; RW Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheikh Shariif & Arimo Xasaasi ah oo ay ka wada hadleen

November 20, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ...

DEGDEG: Uhuru Kenyatta Oo La Shaaciyey Inuu Ku Guuleystay Madaxtinimadda Dalkaasi & waqtiga la xalaaleynayo oo la iclaamiyay

November 20, 2017
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, David Maraga ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku guuleystay Doorashadii Ku-celiska ...

Wasiir Bayle Oo Golaha Shacabka Horgeynaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018

November 20, 2017
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu xidhibaannada golaha ...

Shabaab oo soo bandhigay askar ay sheegeen inay ka goosteen Jubbaland+(SAWIRRO)

November 20, 2017
Ururka Shabaab ayaa Degmada Jilib ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen saddex askari oo ...

DHAGEYSO; Shacabka Muqdisho oo amarkii ugu cuslaa la dul dhigay & Iney Hantidooda ku lumiyaan..

November 20, 2017
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  Xuseen Xasan Cusmaan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa amar kasoo saaray boob ...