Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO:MD Hore Xasan Sh.Maxamud Oo Weeraray Xildhiobaanada Dhawaan Nairobi Ku Shiray.

DAAWO VIDEO:MD Hore Xasan Sh.Maxamud Oo Weeraray Xildhiobaanada Dhawaan Nairobi Ku Shiray.

Madaxweynahii Hore Ee Soomaaliya xasan Sheekh maxamud Ayaa Ka Hor yimi Xildhibaanada Barlamaanka Ee wada  Dhaliilaha Dowlada Cusub.

Madaxweynahii hore Ayaa Sheegay Inaysan Soomaaliya U baahnayn Xiligani dhibaato Iyo wax ka Hor imanaya Dowlada Jirta.

Halkani Riix Video Muqaalka

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

2 Responses to DAAWO VIDEO:MD Hore Xasan Sh.Maxamud Oo Weeraray Xildhiobaanada Dhawaan Nairobi Ku Shiray.

  1. mingistume soo dag says:

    Darajiyo Xil Yaa Mudan Yaa Qarankii Shalay Dumay Darbiga u Adkayn Kara Ummadaan Yaa
    Wadi kara kuna Duwi kara Waddii cadeyd Cagta Saari kara maant iyo mustabalka fog.
    ————————————————————————————-
    Somaalidaan kala Durugta yaa traffic u noqon kara oo faataxa naga Qaata maantay.
    Kuwii masuulka inoo Ahaa oo maalinba jaakado cusub inoo Gashanaya.
    ————————————————————————————-
    Nin kastoo ka sii Daran iyagaa, Doorta aniga Maan Orane.
    ———————————————————————————-
    Talo Doon Hadaad Tahay Runtaan ku Dulmarayaaye Mar haddii diyaar loo Ahayn Doonista wanaag (HAKU DAALIN DUULKAAN SOMALIYEED JINI IYO MINGISTUME BAA DAASADDA
    U TUMAYEE.

  2. MAHAD says:

    HADAKAAN WAA MID HORE OO WAA XILIGII U AHAA XASAN SHEEKH MADAXWEYNAHA OO MARKAAS WUXU KA HADLAYEY SHIRAR LAGU SAMEYNAYEY JUBALAND BUU DIIDANAA XILIGAAS.
    XILDHIBANADAAN WAXAA U AH GUDOMIYAHA RASMIGA AH XASAN SHEEKH OO XIDIG WAA MAGAC U YAAL

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *