Tuesday, November 21st, 2017
.

DAAWO VIDEO:Madaxweyne Farmaajo Oo Sawirada Madaxweynahi Hore Ku taxay Villa Soomaaliya.

Published on May 19, 2017 by   ·   3 Comments

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo Ayaa Amray Howl Wadeenada Xarunta  Aqalka  Villa Soomaaliya Iyo Goobaha Xafiisyada In lagu Dhejiyo mDaxweynahii Hore Ee Soomaaliya,Alle ha U raxmadee Adaan cabulle Cidmaan Oo Ahaa Madaxweynahii ugu horeeyey Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Sheegay Inay tahay Sababta Uu Ugu Dhejiyey Villa Soomaaliya  Inuu Ahaa  Adaan cabulle Cidmaan Madaxweyne Soomaaliya Sharaf Ku Leh ,Isagoona muujiyey Dibmuraadiyada Ugu Horeyey Soomaaliya  Madaxweyne Xilka Si wanagsan Ku wareejiya.

Madaxweyne Farmaajo Ayaa Sheegay In Looga Bahan yahay Madaxda Soomaalida Inay Ku daydaan  Adaan cabulle Cidmaan  Oo markii Xilka uU ka Dagey Shacabkiisa  Ku Dhex Noola Isagoona Muujin Inuu yahay Nin maqamka Sare Leh.

“Aadan Cabdile Cismaan Waa Madaxweynahii ugu Horeyey Ee soomaaliya Oo Si nabad Iyo Dimuraadiyad Xilka Ku wareejiya,isagoona Markii laga Adkaaday Shacabkiisa Ku Dhexnoola Isagoona Wixii Talo ee dowlada Uga Bahan Tahay Oday Soomaaliyeed Ugu Muujinayey Wuuna Inaga mudan yahay “Ayuu Yiri Madaxweyne Farmaajo.

Halkani Riix  Video Muqaalka

.

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

Readers Comments (3)

  1. Xaaji saalax says:

    Reer muqdisho ayaa Ku kacsan,markasu filimkan iskaga jeedinaya,xariif magaalo.
    kkkkkkkkkkkkkkkkk.

  2. boondheere says:

    XAAJI SAALAX
    SCW
    WAXAAD U HADASHAY SIDAAD JECLAAN LAHAYD OO AH IN HAWIYE DAWLADA FARMAAJO DAGAAL KU QAADO SI DEE ICTIRAAFKII USOO DAGDAGO IMINKABA DEE WAA KAAS ICTIRAAFKII ILLINKA BERBERA JOOGO KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK NEVER HAPPEN TAAS SOMALI WAA ISRAACDAY EE DADKAAGA DHINAC KA RAAC YAADAN DHUMINE DHINAC KA RAAC .AUN AADAN CADE WAA THE FATHER OF THE NATION WAANA MUDANYAHAY IN SAWIRKIISA LA SURO MEEL KASTO MA OGTAHAY IN FARMAAJO HAWIYE DOORTAY?IYO SOMALIWEYN XASIDNIMADA AAD KOONFUR U HAYSAAN QABRIGA LAGALA DADKIINA BEEN HA U SHEEGINA.

  3. Barwaaqo says:

    Sawtuu Adan Cade ku caayayey warqadiisii qalin jabinta.






WARARKA MAANTA

DAAWO VIDEO:Wasiir Beyle Oo Shaaciyey Inuu Jiro Khilaaf Isaga Iyo RW Khayre,Lacago la Lun saday Arimo kale.

November 21, 2017
Wasiirka Maaliyadda XFS Md C/raxmaan Ducaale ayaa maanta Baarlamaanka JFS horgeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 ka oo dhawaan ...

DAAWO VIDEO:Deg Deg Komishinka Doorashada Oo ku Dhawaqay Natiijada S/land Xiligay Shaacinayaan.

November 21, 2017
Komsihinka Doorasahadda Soomaaliland Ayaa Shaaciyey Xiligay ku Dhawaaqayaan natiijada Doorasahada Soomaliland oo mudo laga Sugayey Cida Ku guulaysatey,Shir ...

Deg Deg Daawo;- Musharax Ciro Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Somaliland Ka Dhacdey

November 20, 2017
Murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa shaaca ka qaaday qaladaad badan oo xisbigiisu ka tirsanayo guddida doorashooyinka somaliland ...

DEG DEG DAAWO:-Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo C/Wali Gaas Iyo DP World Ayaa Kadhacay Magaalada Bosaso

November 20, 2017
HALKAN RIIX OO DAAWO MUDAHARAADKA

DAG DAG: Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa Doorashada Somaliland+Wararkii u danbeeyay…

November 20, 2017

SAWIRO; RW Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheikh Shariif & Arimo Xasaasi ah oo ay ka wada hadleen

November 20, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ...

DEGDEG: Uhuru Kenyatta Oo La Shaaciyey Inuu Ku Guuleystay Madaxtinimadda Dalkaasi & waqtiga la xalaaleynayo oo la iclaamiyay

November 20, 2017
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, David Maraga ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku guuleystay Doorashadii Ku-celiska ...

Wasiir Bayle Oo Golaha Shacabka Horgeynaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018

November 20, 2017
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu xidhibaannada golaha ...

Shabaab oo soo bandhigay askar ay sheegeen inay ka goosteen Jubbaland+(SAWIRRO)

November 20, 2017
Ururka Shabaab ayaa Degmada Jilib ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen saddex askari oo ...

DHAGEYSO; Shacabka Muqdisho oo amarkii ugu cuslaa la dul dhigay & Iney Hantidooda ku lumiyaan..

November 20, 2017
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  Xuseen Xasan Cusmaan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa amar kasoo saaray boob ...